Health

Faa’idooyinka Oohinta Dumarka Iyo Ragga & Xaqiiqooyin Muhiim Ah

oohinta badan, oohinta dumarka

Oohinta aalaaba waxaa lagu yaqaannaa carruurta oo ay ugu jirto kaalinta hadalka, kuna cabbiraan baahidooda, cabashadooda iyo haddii uu xanuun hayo. Dadka waaweyn laftigooda oohinta waa lagu arkaa, in kasta oo ay tahay xaalado gaar ah, dumarkuna u badan yihiin. Shabakadda arrimaha caafimaadka ka warranta ee Care2 ayaa dhowaan warbixin ay baahisay ku sheegtay in oohinta oo la xejisto ama …

Read More »

Caadooyin Qofka U Horseedi Kara Cimridherer

cimriga bini aadamka, cimri dherer,

Cilmigu waxa uu hore u caddeeyey in qaab nololeedkeennu uu kaalin muhiim ah ka qaato cimridhererka iyo in aynaan da’da u jabin. Saynisyahanno ka tirsan jaamacadda North Western ee dalka Maraykanka ayaa baadhis cilmiya oo ay arrintan ku sameeyeen ku xaqiijiyey in hab-nololeedka qofka iyo cuntooyinka uu cunaa ay u horseedi karaan cimridherer iyo in aanay da’du fadhiisin ama sabab …

Read More »

Is-Aqoonsi Waa: Waa Cudur Ku Dhaca Dadka Guulaysta

‘Impostor syndrome’ Waa xaalad nafsadeed lagu arko boqolkiiba 70 dadka guusha ka gaadha nolosha. Waxa uu qofku dareemayaa in aanu mudnayn guulaha uu gaadhay. Kalsoonidarro badan ayaa ku abuurmaysa, waxa aanu cabsi ka qabaa in dadka ku xeerani ay ogaadaan in aanu u qalmin sumcadda iyo magaca uu bulshada ku dhex yeeshay iyo heerka aqooneed iyo garasho ee ay ka …

Read More »

Baadhitaanno Ay Tahay In Nin Kasta Uu Sameeyo Si Uu U Hubiyo Caafimaadkiisa

baadhitaanka, caafimaadka raga,

Waxaa jira shaybaadho caafimaad oo ay waajib tahay in nin kastaa uu sameeyo si uu u ogaado haddii ay hayaan xanuunno ay muhiim tahay in la ogaado inta ay bilowga yihiin, maadaama oo ay yihiin kuwo xilligaas si sahal ah oo dhaqso badan wax looga qaban karo. Qormadan oo Aynu af Soomaali usoo rognay waxa ay saddexdaas shaybaadh ee caafimaadka …

Read More »

Cabitaanno Ku Wanaagsan In Qofka Uu Cabbo Aroortii Oo Uu Maalintiisa Ku Bilaabo

cabitaano dabiici ah, subaxdii, aroortii

Dadka u diran caafimaadkoodu waxa ay marar badan ka fikiraan cabbitaanka caafimaad ahaan ugu fiican ee ay wanaagsan tahay in ay subaxda hore maalintooda ku bilaabaan, si ay uga badbaadaa dhibaatooyinka dheefshiid ama dhibaato kale oo caafimaad. Waa arrin ay muhiim tahay in qof kastaa uu is weydiiyo, maadaama oo ay marar badan dhacdo in cabbitaanno iyo cuntooyin ay naftu …

Read More »

Hababka Loo Adkeeyo Lafaha, Caafimaadkoodana Sare Loogu Qaado

caafimaadka lafaha, lafo xanuun,

Sidee u xoojin kartaa caafimaadka lafahaaga? Waxaad u baahan tahay macdanta kalshiyaam iyo fitamiin D si aad u adkeyso lafahaaga. Kalshiyaam waxa ay door wayn ka qaadataa qaab dhismeedka lafaha, halka fitamiin D uu caawiyo in jirku uu cunnada ka nuugo macdanta kalsiyaam. Markasta oo ay da’da qofka sii weynaato lafuhu way daciifaan, sidaas awgeed, waxaa lagama maarmaan ah in …

Read More »

Sababaha Keena Asiidhka Caloosha Ee Hunguriga Soo Gaara Iyo Cuntooyinka Lagu Dejiyo

aashitada caloosha, laab dilaac, laab ololka

Casho dufanku ku badan yahay oo lagu seexdaa waxa ay inta badan keentaa cillado caafimaad oo dhinaca caloosha ah, waxa aanu qofku isku arkaa laab dillaac iyo in asiidh ama dareere kulul oo calooshiisa ka soo noqonayaa kor ugu soo baxo hunguriga. Xog ay shabakadda Aljazeera ka soo xigatay maqaal uu qoraaga Alvaro Hermida ku faafiyey majaladda ‘Confedencial’ ee ka …

Read More »

Xanuunka Qumanka: Sababaha Keeno, Calaamadihiisa Iyo Qaabka Looga Hortagi Karo

xanuunka qumanka,

Qumanka waa qanjirada ku yaala xaga danbe ee cunaha, waxa ay ka hortagaan cudurada soo weerara jirka waa difaaca ugu horreeya ee jirka intiisa kale. marka uu infekshan amaba caabuq haleelo dalqada waxaa loo yaqaanaa xanuunka Qumanka. Qumanku waxa ay ku dhici karaan qof kasta,  in kastoo ay caruurta ay ubadan yihiin. astaamaha qumanka waxa ka mid ah oo lagu gartaa …

Read More »

Asbaabaha Ay U Wanaagsan Tahay In La Isku Cuno Timirta Iyo Caanaha

timirta iyo caanaha

Faaidada isku cunista timirta iyo caanaha: Cilmibaadhiso kala duwan ayaa daahfuray in midhaha timirta ay ku jiraan xaddi aad u badan oo ah Faytamiinno, macdanno iyo sonkoro uu jidhku si joogto ah ugu baahan yahay maalin kasta. Marka uu qofku sooman yahay ama uu ku jiro cunto yarayntana waxa ay jidhka si degdeg ah ugu keenaan faa’iidooyinka aynu soo tirinnay …

Read More »

7 Amazing Health Benefits Of Olive Oil

Olive oil is renowned for its numerous health benefits, thanks to its rich composition of monounsaturated fats, antioxidants, and anti-inflammatory properties. Here are some of the key health benefits associated with consuming olive oil: Heart Health: Olive oil is a cornerstone of the heart-healthy Mediterranean diet. Its high content of monounsaturated fats, particularly oleic acid, can help reduce the risk …

Read More »

Cuntooyinka Suxuurta Ku Fiican Ee Qofka Ka Ilaaliyo Gaajada Iyo Harraadka

cuntooyinka suxuurta,

Waxaan halkaan ku soo aruurinay liiska cuntooyinka suxuurta ku haboon: Dufannada caafimaadka uroon: Isticmaalka dufannada caafimaad u wanaagsan waxay ku siinayaan dareen dheregsanaan ah maalintii oo dhan. Dufannadan waxaa ka ka mid ah miraha afakaadhada, subagga lawska iyo miraha qoondarka (flaxseeds) ee shiidan. Barootiinta: Barootiinta oo suxuurta lagu darsado waxay kaa ilaalinaysaa gaajada inta aad sooman tahay. Barootiintu waa nafaqo …

Read More »

Dhibaatooyinka Dhiig Karka iyo Saameynta Uu Ku Yeesho Jirka Iyo Maskaxda!

xanuunka dhiig karka,

Cadaadiska dhiiga oo sareeya wuxuu si aan la dareemeyn u dhaawacaa jirka ilaa iyo inta laga dareemayo astaamahiisa. Hadii aan la maareynin wuxuu qofka ku sababaa, naafo, nolol taya xun iyo wadna qabad halis ah. Qiyaas ahaan kala bar dadka la nool dhiig karka ee aan mareyn waxey u dhintaan xanuunada ku dhaca wadnaha iyo faalug Daweyn iyo qaab nololeedka …

Read More »

Noocyada Cuntooyinka U Daran Caafimaadka Dheefshiidka

caafimaadka dheefshiidka

Cuntooyinka aan u fiicneyn caafimaadka dheefshiidka: Cuntooyinka xun: Cuntooyinka ka samaysan labeenta caanaha sida farmaajada iyo caanaha ayaa ah kuwa keena calool istaag. Hadii aad arintaan ogaato waxaad isku daydaa inaad yareyso ama joojiso cunnooynka ka samaysan labeenta caanaha. Cunooyinka fudud ama marwalba diyaarsan (fast Food) Cunooyinkaan ayaa ah kuwo dadku ay cunaan inta badan xiliyada ay mashquulka yihiin oo …

Read More »

Asbaabaha Keena Finanka Iyo Siyaabaha Looga Hortago

finanka, finan wajiga, nabraha

Maqaarka wuxuu leeyahay godad yaryar, godadkaan yaryar ee maqaarka ayaa waxaa xiri kara saliidda uu soo saaro jirka, sidoo kale waxaa xiri kara bagteeriyo iyo wasakh. Marka ay godadka maqaarka xirmaan waxaa kaa soo baxaya qofka finan. Finanku waa mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu badan ee qabsada maqaarka. Inkastoo ay finanku ahayn xaalad nolol iyo geeri u dhaxaysa lakiin waxay …

Read More »