Health

Waxyaabaha Soo Dedejiya Gabowga Maskaxda Iyo Qaababka Looga Hortago

Haddii aad Soomaalida ka maqli jirtay hebel ‘Nin weyn ma aha ee wuu is boobay!’ cilmiga qudhiisiina waxa uu caddeeyey in dhaqannada iyo macaamilka qofku ay gabowga soo dedejin karaan, sida oo kalana ay dib dhigi karaan, hadba wanaag iyo xumaan midka ay yihiin. 1. Nooc cunto, tayadeeda, iyo isu dheellitirnaanteeda nafaqo, iyo sida oo kale sunta ama wasakhda hawada …

Read More »

Muhiimadda Fitamiin C Iyo Calaamadaha Lagu Garto Hadduu Jirka Ku Yaraado

Fitamiin C waxaa kaloo loo yaqaannaa “Ascorbic Acid” waxa uu muhiim u yahay caafimaadka cirridka, ilkaha, maqaarka wuxuu jirka ku caawiyaa inuu cunnada ka nuugo birta iyo kalsiyaamta, wuxuu kaloo qeyb muhiim ka ciyaaraa raysashada ama boksoshada nabraha iyo isu keenidda maqaarka, markuu qofka ku yaraado waxa ugu horreeya ee lagu fahmo waa cirridka oo dhiigo wuxuuna keenaa xanuunka yiridka. Fitamiin …

Read More »

Faa’idada Galmada Aroortii Iyo Ahmiyada Ay U Leedahay Ragga Iyo Dumarka

faaidada galmada,

Ma ogtahay in galmada aroortii ay faai’do u leedahay caafimaadkaaga?  Tijaabooyin la sameeyay waxaa lagu ogaaday in lamaanayaal badan ay galmada habeenkii iskaga daayaan daal awgiis, haddaba maxaa diidaya in galmada la sameeyo subaxda hore?  Sida ay daraasaadku tilmaamayaan, galmada aroorta hore waxay leedahay faai’dooyin caafimaad oo badan. Sii akhri si aad wax badan aad uga ogaato faa’idooyinkaas.  Kobcinta hammiga …

Read More »

Faa’iidooyinka Cambaha & Cudurada Uu La Dagaalamo

cambaha, faaidooyinka cambaha, cambe

Cambaha waxa uu ka mid yahay furutada ama faakihada ugu macaan uguna nafaqada badan, waxaa loo loo yaqaannaa boqorka furutada, waxa uu leeyahay faa’iidooyin tiro badan oo caafimaad. Waxa uu cambuhu qani ku yahay barootiin, faybar, fitamiinnada C, A, B6, K iyo maadooyinka folic acid iyo potassium. Hadaba waxaan halkaan ku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah faaidooyinka cambaha. Xakamaynta …

Read More »

Ku Maydhashada Biyaha Kulul Waxaa Laga Qaadaa Cilladahan

qubayska biyaha kulul

In kasta oo guud ahaanba caafimaadku uu yahay wax yaabaha ugu muhiimsan ee qofka bani’aadamka ah noloshii warwar geliya, haddana caafimaadka maqaarka iyo meelaha sida gaarka u muuqda dadka ayaa ah meelaha aynu sida gaarka ah caafimaadkooda uga warwarno. Muhiimadda innagu beeran ee ah in aynu ilaalinno caafimaadka iyo quruxda muuqaalkeenna jidheed ayaana keenta in aynu si joogto ah jidhkeenna …

Read More »

Khataraha Caafimaad Ee Ka Dhalan Kara Fadhiga Saacadaha Badan

fadhiga badan,

Xeeldheereyaasha caafimaadku waxa ay ka digeen khatar caafimaad oo ka dhalan karta fadhiga saacadaha badan ah, kaas oo khatartaha uu keeni karo ay ka mid tahay asaasaqa (Dementia) oo ah maskaxda oo weyda ama hoos u dhacdo awooddeeda xasuuseed, fikir iyo hawlgudasho ee maalinlaha ahi. Cilmibaadhis cusub oo ay sameeyeen khubaro Maraykan ah ayaa muujisay, in qofka oo muddo dheer …

Read More »

Sababaha Keeno Neefta Oo Qofka Ku Dhegta Xilliyada Hurdada Iyo Xalkeeda

Neefta oo qofka ku dhegta xilliyada hurdada siiba habeenkii ayaa ah khatar caafimaad oo taxadarkeeda leh. Marka uu qofku khuuriyo ama uu aad u daalanyahay ayuu badanaa la kulmaa xaaladan. Neefta ayaa noqota mid hakad ku jirta mudo udhaxaysa ilbiriqsiyo ilaa daqiiqad. Waxayna dhibaato ku keentaa waqtiga uu qofku ku seexan karo hurdo ku filan, waxaa dhacda inuu qofku soo …

Read More »

Cunnooyinka U Fiican Dhisida Murqaha Jidhka Iyo Xilliyada La Cuno

cuntooyinka muqaha dhisa, dhisida murqaha jidhka

Dhisida murqaha jidhka iyo qaabaynta murqaha maaha mid bilaabata kaliya marka aad aaddo goobaha lagu dhiso jidhka oo aad biro qaaddo, si murquhu ay u kobcaan waxaa loo baahan yahay qaadashada cunno iyo cabitaanno qani ku ah tamar badan iyo inaad awoodda murqaha ku dhistid miisaan culus. Qorshaha cunnada Khudradda iyo midhaha: Waxay aasaasi u yihiin cunno isku dheelitiran oo …

Read More »

Noocyada Cabsida Foobiyada Sababaha Keeno Iyo Dadka U Nugul

noocyada cabsida, cabsi,

Foobiyadu waa xanuun maskaxeed, leh dareen cabsiyeed ama baqdin joogta ah. dadka qaba xanuunka foobiyada waxay leeyihiin waxyaalo badan oo ka danbeeya in xanuunkan ku dhaco, dadka qaarkood waxay yeeshaan astaamo ay kamid yihiin cabsi daran, argagax joogta ah iyo feejignaan. cabsida haleesha bukaanada la ildaran xanuunkan waxay noqon kartaa mid ku xiran waqtiyo gaar ah, goobo gaar ah ama …

Read More »

Hadii Aad Gaadhay Da’da 30 Jirka, Ka Dheeroow Cuntooyinkan!

Marka ay da’da qofku 30 jir gaadho waxaa hoos u dhacda awoodda uu jidhku u leeyahay dheefshiga cuntada, sidaas awgeed waxaa la gudboon in uu fiiro gaar ah u yeesho cuntada uu da’dan kaddib cunayo. Haddii kale waxa uu halis u yahay in uu miisaankiisu kordho, ama buurnimada iyo dhibaatooyinka caafimaad darro ee ka dhasha. Warbixin ay Aljazeera ka soo …

Read More »

Calaamadaha Cudurka Aydhiska (HIV AIDS) Iyo Siyaabaha Lagu Qaado

calaamadaha cudurka aydhiska, hiv aids,

Cudurka aydhiska waa cudur dilaa ah oo uu  sababo fayruska a looyaqaan ”human immunodeficiency virus” (HIV). HIV Wuxuu daciifiyaa hab difaaceedka jirka asagoo burburinaya unugyada loo yaqaan CD4 positive. Hadafka ugu wayn ee unugyadaan waa inay hab difaaceedka jirka ka dhigaan mid u diyaarsan inuu ladagaalamo cudur walba oo soo wajaha jirka. Hadaba marka fayruska  HIV uu burburiyo  unugyada CD4 …

Read More »

Cilladaha Caafimaad Ee Keeni Kara Harraadka Badan

Harraadku waa dareen abuur ah oo si siman noolaha oo dhan ugu riixa in uu cabbo biyaha oo cilmi ahaan la aaminsan yihiin in ay yihiin halbawlaha nolosha. Biyuhu waxa ay isu dheelli tirnaan xaddiga iyo heerka milixda iyo macdanaha kale ee jidhka. In qofku uu maalin kasta biyo cabbaa waxa ay jidhka siisaa xaddi ku filan oo ah dareeraha. …

Read More »

Cabbitaannada La Dagaallama Calool Istaagga

Qormadan  waxa ay soo bandhigaysaa dhowr ka mid ah cuntooyinka iyo cabbitaannada dalkeenna laga yaqaanno oo ay khubarada caafimaadku sheegeen in ay u fiican yihiin caafimaadka caloosha, dadka calool istaagga joogtada ah ka cawda iyo kuwa cillad caafimaad darro oo dhinaca dheefshiidka ahi haysana kula taliyeen in ay isticmaalaan. 1. Cabbista bunka: In badan ayaa ay khubarada caafimaadku ka digaan …

Read More »

Faa’idada Ay Leedahay In Toonta La Cuno Subaxdii Quraacda Ka Hor

In kasta oo ay dad badani aaminsan yihiin in toonta oo la cuno marka ay calooshu madhantahay ay dhibaato keeni karto, waxaa fahamkaas si adag uga hor imanaysa natiijada daraasad daahfurtay in toontu ay waqtigaas oo kale dawo ka tahay dhibaatooyin caafimaad oo tiro badan, gaar ahaan in marka waqtigan oo kale la joogteeyo cunista toonta ay jidhka siiso awood …

Read More »

Khudrado Dalkeenna Laga Helo Oo U Fiican Caafimaadka Wadnaha

Wadne xanuunku waa sababta koowaad ee dunida maanta loogu dhinto waxaana la aaminsan yahay in wadne xanuunka iyo xaaladaha caafimaad ee ka dhashaa ay si isa soo taraysa ugu badanayaan guud ahaanba daafaha dunida. Qormadan waxa aynu akhristayaasheena kula wadaagaynaa khudrad ay culimada caafimaadku xaqiijiyeen in ay la saaxiib tahay wadnaha oo ay xoojiso caafimaadkiisa, khudraddaas oo tiro badan waxa aynu …

Read More »