Health

Dhirta Dabiiciga Ah Ee Lagu Jari Karo Baruurta Caloosha

baruurta caloosha,

Baruurta caloosha gasha ayaa noqotay dhibaato haysata dad badan oo dunida ku nool Waxyaabo badan ayaa ka mas’uul ah baruurta caloosha gasha waxaana ka mid ah hab-nololeedka iyo cunno qaadashada . Baruurta caloosha ma ahan oo keliya inay saamayso quruxda qofka balse waxay kaloo keeni kartaa dhibaatooyin caafimaad oo badan. Waxaa la arkay inay siyaadiso halista cudurrada dhiig karka, macaanka …

Read More »

Astaamaha Digniinta Ah Ee Infekshanka Kilyaha Ku Dhaco

infekshanka ku dhaca kilyaha, kelyo xanuun,

Waxaa cilmi ahaan la wada og yahay in kilyuhu ay yihiin shaandhada dhiigga oo shaqo aad u badan u haysa hannaanka shaqo ee qofka, laakiin intaas kuma koobna ee sidoo kale waa isha awoodda iyo tamarta uu qofku ka helo. Labada kilyood waxa ay jirka ka soo saaraan qashinka ka hara cuntada si aysan dhiigga ugu dubin kadibna sun ugu …

Read More »

8 Qodob Oo Ay Fiican Tahay Inaad Samayso Maalin Walba Aroorta Hore!

aroorta hore, quraacda

Qormadan oo aynu ka soo xiganay shabakadda wararka ee caanka ah ee Al-Carabiya, waxa ay soo bandhigaysaa siddeed qodob oo qofka ku dhaqma maalin kasta arroorta hore, gaar ahaa wixii ka horreeya 7 subaxnimo uu ka helay faaa’idooyin caafimaad oo tiro badan. Muruqyada kala bixi: Isla marka aad hurdada ka toosto, waxa uu jidhku u baahan yahay in uu helo …

Read More »

Xaaladaha Caafimaad Ee Keena Shanqarta Ama Guuxa Caloosha

guuxa caloosha, shanqarta caloosha,

Marar badan ayaa aynu caloosheenna ka maqalnaa guux aynaan xakamayn Karin ama qarin Karin. Inkasta oo ilbidiqsiyo yar uu guuxaasi socdo haddana aalaaba haddii aynu bulsho dhex joogno waxa uu innagu keenaa khajilaad. Dadka qaar ayaa guuxaas caloosha laga maqlo ku macneeya in uu calaamad u yahay caloosha oo cunto la’aan tirsanaysa, laakiin sida ay xeeldheereyaasha caafimaadku sheegayaan waxaa jira …

Read More »

Waxyaabaha Dabiiciga Ah Ee Sare U Qaada Hamiga Kacsiga Ee Haweenka

Casharkan waxaan ku soo qaadanaynaa habab dabiici ah oo lagu kobcin karo doonista jinsiga ee dumarka. Inkasta oo aysan jirin fiyaagro loogu talo galay dumarka sida fiyaagrada ragga, haddana waxaa jira dawooyin dabiici ah oo geli kara beddelka fiyaagrada kuwaas oo sare u qaada kacsiga iyo doonista jinsiga ee dumarka taas oo ka dhigaysa kulanka sariirta mid xiiso leh. Geedka …

Read More »

DHAGAXAANTA QUMANKA: Sababaha Keeno, Astaamaha Iyo Sida Loo Nadifiyo

dhagaxaanta qumanka, quman, afka,

Dhagaxaanta qumanka (tonsil stones) waa waxyar oo cadaan xigeen ah, waxey ku sameysmaan gudaha ama qumanka korkood. Qumanka waxay ka mid yahiin goobaha jirka dhagaxaantu ay ku samaysmaan sida kilyaha iyo xameetida oo kale. Qumanku waa qanjidh Alle ku abuuray cunaha, kaas oo loogu talo galay inay gacan ka gaystaamn difaaca jirka waxayna la dagaalamaan wixii caabuq keeni kara oo …

Read More »

Dhirta U Fiican Gubista Dufanka Jidhka, Miisaankana Dhima

dhimista miisaanka,

Miisaan dhimista waxa ay ka mid tahay arrimaha dunidan casriga ah loogu hadal haynta badan yahay, maadaama oo hab-nololeed iyo dabeecadda shaqada ee is beddelay ay sabab u noqdeen in uu aad u kordho miisaanka dadku. Dadka badankooda waa ay ku adagtahay in ay miisaanka u dhimaan qaabka hadda ee jimicsiga iyo hawlaha joogtada ah iyo wax ka beddelka cuntadu …

Read More »

Ahmiyada Caafimaad Ee Saliida Qoondarka Iyo Cilladaha Ay Wax Ka Tarto

saliida qoondarka,

Saliida qoondarka waxaa loo yaqaannaa “flaxseed oil” ama “linseed oil”, waxaana laga dhaliyaa miraha qoondarka. Saliidani waxa ay hodan ku tahay asiidhada dufanka ah ee omega 3, barootiin, gan, faytamiinno iyo macdano. Siyaabo kala duwan ayaa loo isticmaalaa saliidaan sida in cunnada lagu karsado ama lagu darsado iyo in korka la marsado. Saliida qoondarku waa saliid xambaarsan faa’idooyin caafimaad oo …

Read More »

Qiimaha Nafaqo Iyo Caafimaad Ee Subaga Lawska

subaga lawska,

Subagga lawsku waa cunno macaan, nafaqo ahaanna hodan ah. Siyaabo kala duwan ayaa loo isticmaali karaa sida in roodhida la marsado iyo cabitaannada dabiiciga ah lagu dhex shiito. Subaga lawska waxaa ka buuxa dufannada loo yaqaanno “monounsaturated fats” iyo nafaqooyin kala duwan. Cunista 2 qaaddo oo subaga lawska ah waxa ay ku siinaysaa 188 garaam kalooris ah, 8 garaam oo barootiin, …

Read More »

Cunnooyinka Sare U Qaada Bacrinimada Ama Awoodda Uuraysiga Haweenka

uur qaadista, bacriminta, uurka,

Nolosha casriga ah ee stress-ka badan, qaabab nololeedka caafimaadka u daran iyo dawooyinka uurka looga hortago oo muddo dheer la qaato waxay ka mid yihiin sababaha keena dhalmo la’aanta dumarka  Dhalmo la’aanta haweenku waxay noqotay xaalad caafimaad oo halis ah. 6-dii lammaanaba hal ayay ku adag tahay inay uur qaadaan.  Cunnadu waxay door weyn ka ciyaartaa bacrinimada haweenka ama awoodda …

Read More »

Faa’idooyinka Caafimaad Ee Xamarta (Raqayga)

Raqayga, xamarta, cabitaanka

Bogga Internetka ee Fitness oo ka faallooda arrimaha caafimaadka ayaa qoray qaar ka mid ah faa’idooyinka ay xamartu u leedahay caafimaadka. Boggan laga leeyahay dalka Maraykanka oo qormadiisan aynu soo turjunay waxa uu sheegay in Xamarta (raqayga) ay ku jiraan Faytamiinno aasaasi ah oo aad u tiro badan, sida Faytamiinka C, sidoo kalana ay ku jiraan maaddooyin si dabiici ah …

Read More »

Sababaha Keena Urta Aan Fiicnayn Ee Afka Iyo Hababka Loola Dagaallamo

af urka maxaa lagu daaweeyaa, maxaa keena af urka,

Urta aan fiicnayn ee dadka qaar afkooda ku arkaan waxa ay keentaa culays iyo diiqad badan oo ku timaadda bulsho dhexgalkooda iyo u dhowaanshiyaha dadka. Sababaha ugu badan ee urtan keena waxaa ka mid ah nadaafad darro afka ah, waayo waxa ay dhakhaatiirtu sheegayaan in bakteeriya afka ku ururtay ay sababto in ay sii deyso sun iyo in ay maydho …

Read More »

Qaababka Jidhka & Timaha Loogu Qurxin Karo Timirta

timirta quruxda

Haddii aad hore ugu ogeyd timirta in ay tahay cuntooyinka aasaasiga ah ee bisha Ramadaan, maadaama oo ay si tayo badan leh ula dagaallanto mariidka, isla markaana ay leedahay faytamiinno ah noocyada E, B iyo A waxa aad ogaataa in isla faytamiinnadaas awgood ay sida oo kalana tahay dawo u fiican caafimaadka maqaarka iyo timaha. Qormadan waxa aynu ku eegaynaa …

Read More »

Shaqooyinka Jidhka Bini-Aadamku Uu Qabto Inta Qofku Uu Hurdo Habeenkii

Celcelis ahaan marka la xisaabiyo cimriga uu dadku u badan yahay in uu noolaado iyo tirada sannadaha ka soo baxaya isu geynta saacadaha uu qofku dabiici ahaan seexdo, waxaa soo baxaysa in qofku marka cimrigiisa saddex meelood loo qaybiyo uu qayb ahaan ku qaato hurdo. Waxaana yaab leh in marka riyada uu arko laga tago in aanu qofku wax badan …

Read More »

Calaamadaha Gaaska Caloosha Iyo Cunnooyinka Lagula Tacaali Karo

gaaska caloosha,

Gaaska caloosha (Gaastiriig) ayaa kamid ah xanuunada ugu badan ee ku dhaca dheefshiidka. Caloosha ayaa ka kooban qaab dhismeedyo kala duwan, waxaana uu caabuqa saameeyaa xuubka ugu koreeya ee gudaha caloosha. Xuubkaan ayaa ah midka ugu khafiifsan marka loo eego qaab dhismeedyada kale ee caloosha. Caabuqa ku dhaca caloosha ayaa loo qaybiyaa laba qaybood kuwaaso kala ah, Caabuq ku dhaca …

Read More »