Dadka badankoodu waxay hurdada ka soo toosaan hal ama labo jeer habeenkii. Marka aad dhowr jeer soo toostid habeenkii, islamaarkaana ay kugu adag tahay inaad durbadiiba ku laabato hurdada, waxay keeni kartaa inaad heli weydo hurdo tayo leh oo ku siisa fircooni iyo awood. Sababaha keena arrintaan waxaa ka mid ah cabbista kafeega galabtii, cillado hurdo iyo sababo kale oo …
Read More »Health
Faaiidooyinka Caanaha Marka La Cabbo Hurdada Ka Hor
Caanuhu waxa ay leeyihiin faa’idooyin badan oo caafimaad, sababtuna waa maaddooyinka waxtarka badan ee ay hodanka ku yihiin, kuwaas oo ay ka mid yihiin Potassium, Kalshiyaam, Faytamiin B-12, Barootiin, Kaarbohaydareet iyo dufanno faa’ido u leh jidhka, sidoo kale caanuhu waa il aad u muhiim ah oo laga helo Faytamiin A ga. Dhakhaatiirta caafimaadku waxa ay aad ugu taliyaan cabbista caanaha, …
Read More »Qiimaha Caafimaad Ee Lawska Iyo Ahmiyadda Uu Leeyahay Ragga & Dumarka
Lawska waxa uu ka mid yahay cunnooyinka loogu magac daray “superfoods” sababtuna waa waxtarka uu u leeyahay qeyb kasta oo jirka ka mid ah, faa’idooyinkiisuna ma ahan kuwo la soo koobi karo, wuxuu yareeyaa cayilka xad dhaafka ah, wuxuu ka hortagaa cudurka sonkorowga, wuxuuna sare uu qaadaa caafimaadka wadnaha. Sidoo kale cunista lawsku waxay uroontahay qurxinta maqaarka iyo timaha. Waxaa …
Read More »10 Cunno Oo La dagaallama Kansarka, Difaaca Jirkana Awood Siiyo
Joogtaynta cunno caafimaad leh oo isku dherlitiran waxa ay lama huraan u tahay fayow-qabka guud waxa ay ka qaadataa difaaca dabiiciga ee jirku uu iska caabbinayo cudurrada oo kansarku uu ka mid yahay. Inkasta oo aysan jirin cunno keligeed dammaanad qaadaysa ka hortagga cudurka kansarka, haddana isku darka cunno nafaqo iyo maadooyinka sunsaarista hodanka ku ah waxay kaalin mug leh …
Read More »Caadka Indhaha Fuulo: Sababaha Keeno, Noocyadiisa Iyo Sida Looga Hortegi Karo
Caadka indhaha (cataract): Bikaaca isha waa halka ama meesha iftiinku ka gudbo. Hadaba hadii caad uu fuulo halkii iftiinku kasoo gali lahaa insha waxaa yaraanaya argtida qofka. Caadka indhuha waa qodobka koowaad ee ka qayb qaata lumidda aragga ama indha la’aanta ku dhacda dadka da’doodu 40 sano ka wayn tahay. Noocyada caadka fuula isha: A subcapsular cataract: Waa nooc kamid …
Read More »Waa Maxay Insulin? Sidee Ayay U Saamaysaa Sonkorowga?
Insulin waa dheecaan laga soo daayo xameetida oo ah qanjir kuyaala caloosha gadaasheeda. Insulin-tu waxay u ogolaataa jirka inuu sonkorta looyaqaan glucose u isticmaalo tamar ahaan. glucose-tu waa nooc kamid ah sonkorta oo laga helo carbohydrates-ka. Marka aad cuntid cunto habka dheefshiidka ee jirku wuxuu durbadiiba burburiyaa carbohydrates-ka una badalaa glucose. Marka glucose-tu ay soo gasho dhiiga insulin waxay dhamaan …
Read More »Nafaqada Iyo Caafimaadka Beerka Adhiga & Khasaarihiisa
Waa shaki la’aan in cunista noocyada kala duwan ee hilibku ay faa’idooyin aan la soo koobi Karin u leedahay quudinta iyo nafaqaynta muruqyada, lafaha iyo neerfayaasha qofka, isla markaana ay xoojiso dhismaha jidhka. Hilibku waxa uu jidhka siiyaa tamar iyo firfircooni uu hawlihiisa ku qabsan karo. Xeeldheerayaasha nafaqaynta iyo caafimaadka cuntada ayaa sheegay in beerka digaagga iyo iduhu ay ka mid yihiin …
Read More »Isku Xoqidda Ilkaha Ama Jiriqsiga Iyo Dhibaatooyinka Ka Dhalan Kara
Isku xoqidda ilkaha waxaa loo yaqaanaa bruxism. Waa xaalad dadka la nool ay isku xoqaan ama isku riiqaan ilkaha ayagoon war u haynin, arintaan waxey inta badan dhacdaa xiliga ay hurdaan ama maalinta cad. Isku xoqidda ilkaha xiliga hurdada waxaa la aaminsan yahay iney tahay cillad dhaqdhaqaaqa jirka oo xiriir la leh hurdada. Dadka isku xoqa ilkaha xiliga ay hurdaan waxey inta …
Read More »Khudrado Dalkeenna Laga Helo Oo Guba Dufanka Jidhka Ku Ururo
Dufanka cuntooyinka inta badan ku jira, gaar ahaan hilibka xoolaha ayaa marka uu jidhka ku ururo waxa uu keenaa khataro badan oo caafimaad, kuwaas oo ay ka mid yihiin Kalastaroolka iyo in xididdada dhiiggu ay xidhmaan. Qormadan ayaa shabakadda caanka ah ee MBC ay ku sheegaysaa noocyo ka mid ah khudradaha dalkeenna laga helo oo si yaab leh u gubi …
Read More »QANIINYADA MASKA: Habka Dawaynta Iyo Talooyin Caafimaad Oo Ku Habboon
Qaniinyada Maska: Caadi ahaan masaska iyo guud ahana bahalaha hoose waxa ay soo baxaan xilliga kulaylka badani jiro, oo aanay ku jiri karin godadkooda. Waxa ay taasi sababtaa in ay dhacdo in aadamaha ay meelo badan iska soo gaadhaan, gaar ahaan dhulka baadiyaha ama cidhifyada magaalooyinka ah, iyo dhulka dhismayaasha guunka ah ee aan la isticmaalin ku yaallaan. Hadddaba haddii …
Read More »Xanuunnada Laga Qaado Dhafarka Badan Iyo Talooyin Anfacaya Dadka Habeenkii Soo Jeeda
Dhafarka badan iyo hurdo la’aanta waxaa laga dhaxlaa dhibaatooyin badan oo kala duwan. Maadaama caalamku is badalay oo habeenkii iyo maalintii isku mid noqdeen xaga dhaqdhaqaaqa waxaa aad u soo baxay dhibaatooyin badan oo la xiriirta hurdo la’aanta ama dhafarka habeenkii taasoo na dareensiineysa ahmiyada hurdada iyo faa’idooyinka caafimaad ay hurdadu wadato. Dhafarka habeenkii waa wax khilaafsan sunnadii eebe ugu …
Read More »Imisa Koob Oo Bun Ah Ayaa La Cabi Karaa Maaliintii, Waqtigee Se Ugu Fiican In La Cabbo?
Bunku waxa uu ka mid yahay cabitaannada loogu jecelyahay dunida, waxaa la qiyaasayaa in maalin kasta dunida lagu cabbo illaa laba Bilyan oo koob. Bunka waxaa ku jira maadadda Caffiene ta oo faa’iidooyin badan u leh caafimaadka, laakiin haddii ay jidhka ku badato keeni karta khataro caafimaad. Waxaa intaas dheer in sababta ugu weyn ee dadku u cabbaan ay tahay …
Read More »7 Arrimood Oo Haddii La Joogteeyo Subax Kasta, Si Weyn U Dhima Cayilka
Korodhka miisaanku waxa uu ka mid yahay dhibaatooyinka ugu badan ee dunida maantu ka cabato, maadaama oo uu culays ku hayo caafimaadka bulshada iyo dhaqaalaha qaranka labadaba. Waxaa iyaduna garab socota in dadku ay ku baraarugeen dhibaatadan, sidaa awgeed uu miisaanka dheeraadka ahi ka mid yahay waxyaabaha loogu hadal haynta badan yahay isla markaana ay bulshooyinka dunida oo reer magaalka …
Read More »Calaamadaha Waaweyn Ee Lagu Fahmo Haddii Jirkaaga Ay Sun Ka Buuxdo
Ma isku aragtay daal iyo burbur joogto ah oo bilaa sabab ah? Hagaag, haddii howlo fudud ay kugu sababayaan daal badan, tani waxay tilmaan u noqon kartaa in jirkaaga ay sun ku jirto. Astaamaha kale waxaa ka mid ah; heerka tamarta oo hoos u dhaca, cillado dheefshiidka ah, isbedellada niyadda oo la xakamayn karin iyo xittaa madax xanuun. Sidee jirka …
Read More »Dhibaatooyinka Taleefanka Gacanta Uu U Gaysto Xidhiidhada Iyo Caafimaadka Nafsiga Ah
Technoference, waa erey bixin cusub oo ka dhalatay isku darka laba erey oo midba badh laga soo goostay, waa tiknoolajiyaddii (Technology) oo laga soo qaatay inta hore ee ‘Techno’ iyo ereyga Ingiriisiga ah ee Interference oo afka soomaaliga ku noqonaya faragelinta, kaas oo isagana laga soo qaatay inta dambe ee ‘Ference’ labadaa qaybood ayaa noqday Tehcnoference. Waxaa loo adeegsada tilmaamidda …
Read More »