Health

Faa’idada Macdanta Xadiidka, Astaamaha Haday Jidhka Ku Yaraato Iyo Cunnooyinka Qaniga Ku Ah

macdanta xadiidka,

Xadiidku waa macdan muhiim ah oo jirka ka caawisa in uu sameeyo borootiinta loo yaqaanno “haemoglobin”. Haemoglobin, oo ah barootiinta laga helo unugyada dhiigga cas ee jirka u kala qaada curiyaha hawada ah ee “oxygen” waxayna midabkeeda cas u gudbisaa dhiigga. Hadaba maxaa dhacaya haddii jirku uu heli waayo xadiid ku filan? xadiid oo jirka ku yaraata waxay kentaa xanuunka …

Read More »

7 Arrin Oo Laga Qaadi Karo Wadne Xanuun

Wadnaha, wadne xanuun,

Wadne xanuunka oo adduunka aad ugu soo badanaya, sababaha hore loo ogaa ee keena waxaa ka mid aha nidaamka nafaqo ee qofka, sigaar nuugista, ama jimicsi la’aanta. Laakiin sababuhu intaas kuma koobna, waxaa maalin kasta la ogaadaa sababo horleh oo muujinaya khatarta ay sigaar nuugistu ku hayso Waxaa jira sababo badan oo keena wadne xanuunka, kuwaas oo marmarka qaarkood ay …

Read More »

10 Cunno Oo La dagaallama Kansarka, Difaaca Jirkana Awood Siiyo

cuntooyinka, cudurka kansarka

Joogtaynta cunno caafimaad leh oo isku dherlitiran waxa ay lama huraan u tahay fayow-qabka guud waxa ay ka qaadataa difaaca dabiiciga ee jirku uu iska caabbinayo cudurrada oo kansarku uu ka mid yahay. Inkasta oo aysan jirin cunno keligeed dammaanad qaadaysa ka hortagga cudurka kansarka, haddana isku darka cunno nafaqo iyo maadooyinka sunsaarista hodanka ku ah waxay kaalin mug leh …

Read More »

Qiimaha Caafimaad Ee Cabitaanka Yaanyada Ama Tammaandhada

Yaanyadu waa khudrad inta badan laga helo jikada, si fududna loogu beeran karo guryaha. Yaanyada waxaa laga samayn karaa cabitaan nafaqo badan oo dawo ah. Sida ay daraasaadku tilmaamayaan, yaanyada waxaa ku jira maadooyin kala duwan oo caafimaad faaido ugu jirto waxaana ka mid ah; beta-carotene, GABA, Lycopene, alpha-lipoic acid, lutein iyo zeaxanthin. Nafaqooyinka yaanyada ku jira waxaa ka mid …

Read More »

Simple Tips To Have Strong And Healthy Bones

healthy bones

Maintaining healthy bones is crucial for overall well-being, especially as we age. Here are some tips to help keep your bones strong: Calcium-Rich Diet: Ensure your diet includes calcium-rich foods such as dairy products (milk, cheese, yogurt), leafy greens (kale, spinach, collard greens), fortified foods (fortified cereals, tofu), and fish with edible bones (sardines, canned salmon). Vitamin D: Vitamin D …

Read More »

Qiimaha Caafimaad Ee Shaaha Liin Dhanaanta Lagu Darsado

shaaha liin dhanaanta,

Shaahu waa cabitaan inta badan laga heli karo guri kasta. Dadka qaar waxa ay jecelyihiin shaaha bigayska ah, qaarna shaaha cadayska ah, halka qaar kalena ay ka ka helaan shaaha liinta leh.  Shaahu waxa uu qeybsamaa dhowr nooc oo kala ah shaah madow (black tea), shaah cad, shaah cagaaran iyo oolong tea. Soomaalidu waxa ay cabtaa shaaha madow (black tea).  …

Read More »

Sababaha Keena Kacsi La’aanta Iyo Hababka Loola Tacaali Karo

kacsi la'aanta raga, kacsiga

Kacsi la’aanta raga ku timaada waxaa loo yaqaannaa “Erectile dysfunction“, xaaladaan waxay timaadaa marka ninka uu heli waayo kacsi amaba uusan xaji karin kacsi ku haboon galmo, xaaladaan ma ahan mid caadi ah iney dhacdo xittaa ninka hadu jiro da’ yar am mid weyn, weyna ka duwan tahay xaaladaha kale ee cillad ku keena galmada, sida damac la’aanta galmada, ama …

Read More »

Astaamaha Qandhada, Sababaha Keena Iyo Sida Guriga Loogu Daryeelo

calaamadaha qandhada,

Qandho  waa heerkulka jirka oo kor uga kaca sida caadiga ah. Qandho kaligeed jiro ma aha. Caadi ahan qandhada waxay calaamad u tahay xaalad aan muuqan, badanaa infakshan ka jira jirka. Qandhada oo la ogaado  waxay sahli kartaa daaweynta iyo dabagal ku haboon calaamadaaha iyo astaanta tilmaamaya meesha uu dhibka ka jiro. Heerkulka jirka wuu is badalaa maalinta gudaheeda – …

Read More »

Xanuunnada Ka Dhalan Kara Dharagta Xad Dhaafka Ah

dharagta xad dhaafka ah, calool xanuun

Dharagta xad dhaafka ah waa arin khatarteeda leh, halisna gelin karta noloshaada. Dadka la nool cilladaan waxey had iyo jeer ay si qarsoon ugu dhuuntaan cunnada ayagoo si xad dhaaf ah isu dherjiya. Marka ay is dherjiyaan waxey isku dayaan iney is matajiyaan mararka qaar. Dadka qaar waxaaa suurta gal ah iney joogta ka dhigtaan iney is hunqaaciyaan ama ay …

Read More »

Xanuunada Iyo Dabeecadaha Waalidka Laga Hidde Raaco

cudurada waalidka

Balwadaha iyo dabeecadaha qaarkood waxaa laga hidde raacaa waalidka, sida ay sheegtay shabakadda Internet ka ee ‘Bright Side’ oo Maraykanka laga leeyahay waxaa ka mid ah: KALASTAROOLKA Kor u kaca heerka Kalastaroolka / Dufanka dhiiggu waxa uu xidhiidh la leeyahay nidaamka cunto ee uu qofku raaco, sidaas awgeed ayaanay dhakhaatiirtu ku taliyaan in laga feejignaado cuntada Kalastaroolku ku badan yahay. …

Read More »

4 Caado Oo Lagu Yarayn Karo Halista Cudurka Kansarka

Kansarku waa cudur halis badan oo saameeya nolosha malaayiin dadka dunida ku nool ah. Magaca kansar waxa loo isticmaalaa in ka badan 100 cudur oo ka dhasha tarmidda unugyada jirka oo u tarma si aan caadi ahayn. Sababo kala duwan ayaa keena cudurkan waxaana ka mid ah dhaxal, sababo deegaanka ah iyo kuwo la xiriira qaabka nololeedka. Inkasta oo sababaha …

Read More »

Faa’idooyinka Cabitaanka Qajaarka Iyo Inta Koob Ee Laga Cabbi Karo Maalintii

cabitaanka qajaarka

Cabitaanka qajaarku mid nafaqo ahaan hodan, waxaana ka buuxa fitamiinnada K, C iyo A iyo macdanaha potassium iyo calcium. Waxaa kaloo ku badan ganka (fibre). Ragga waxaa lagula taliyaa inay cabbaan 3 koob oo cabitaanka qajaarka ah maalin kasta, halka dumarkuna lagula taliyo in ay cabbaan 2 koob iyo bar maalin kasta. Sunsaarista jirka: Qajaarku waxa uu qani ku yahay …

Read More »

Faa’idada Cananaaska Iyo Cilladaha Caafimaad Ee Uu Aad Ula Dagaallamo

Cananaasku waa furuut nafaqo iyo caafimaad badan xambaarsan balse aan lagu baraarugsanayn. Cananaaska waxaa ka buuxo dheecaan burburiyeyaal, maadooyinka sunta ka saara jirka, fitamiinno iyo walxo kale oo caafimaadka faa’iido u leh. Qiimaha nafaqo ee cananaaska: Cananaaska waxaa ku jira fitamiinnada C, A, B6 iyo K, iyo macdanaha magnesium, calcium, phosphorus, zinc iyo potassium, waxaa kaloo laga helaa fiber, birta …

Read More »