Health

Maxaa Keena Haaraha Wejiga, Sidee Se Loo Baabi’in Karaa?

wajiga haaraha leh

Credit: demnetnz.org Maanta waxaan raba inaan ka hadlo dhibatada ka haysta dumarka haaraha wejiga, kuwaas oo runtii hablo badani isoo waydiin waxa goyn kara, waxan jeclaysatay inaan u yar faahfaahiyo si ay oga faaiidaystaan dumarka oo dhan. Hadaba haarahan ayaa ah kuwa ku dhaca dumarka aduunyada oo dhan 70% , kuna yimaada xaaladao kala duwan, sida dumarku markay uurka leeyihiin …

Read More »

Astaamaha Xanuunka Qaaxada (TB) Iyo Sida Ay U Saamayso Xubnaha Jirka

calaamadaha cudurka qaaxada

Qaaxo waa xanuun ka mid ah kuwo ugu khatarta badan xanuunada faafa. Xanuunkan waxaa uu saameeyaa in badan oo ka mid ah dadka dunida ku nool gaar ahaan wadamada soo koraya. Difaaca jirka oo daciifa ayaa ah sabab ka mid ah in loo nuglaado xanuunka qaaxada. Dadka qaba xanuunka Aids-ka ayaa ugu nugul, sababtoo ah feyruska HIV ayaa la dagaalama difaaca …

Read More »

Maxaa Sababa Dhadhanka Afka Oo Qaraar Noqda?

dhadhanka afka,

Ma isku aragtay afkaaga oo yeeshay dhadhan qaraar oo aan tageyn? Tani waxa ay kugu beeri kartaa walaac iyo inaad isweydiiso sababta keenaysa cilladaan. Hadaba qormadan waxaan ku soo gudinaynaa sababaha keeni kara dhadhanka afka oo xumaada.  Maxaa keena dhadhanka afka oo qaraar noqda?  Nadaafad darro afka ah:  Tani waxa ay ka mid tahay sababaha ugu badan ee keena in …

Read More »

Isku Xoqidda Ilkaha Ama Jiriqsiga Iyo Dhibaatooyinka Ka Dhalan Kara

jiriqsiga, isku xoqidda ilkaha

Isku xoqidda ilkaha waxaa loo yaqaanaa bruxism. Waa xaalad dadka la nool ay isku xoqaan ama isku riiqaan ilkaha ayagoon war u haynin, arintaan waxey inta badan dhacdaa xiliga ay hurdaan ama maalinta cad. Isku xoqidda ilkaha xiliga hurdada waxaa la aaminsan yahay iney tahay cillad dhaqdhaqaaqa jirka oo xiriir la leh hurdada. Dadka isku xoqa ilkaha xiliga ay hurdaan waxey inta …

Read More »

Cuntooyinka U Fiican Timaha Ee Caawiya Koritaankooda Iyo Aanay Daadan

cuntooyinka timaha u fiican,

Warbixinno marar kala duwan lagu qoray wargeyska Daily Mail ee ka soo baxda dalka Ingiriiska iyo shabakadda Internet ka ee New Blase ayaa iyaga oo soo xiganahay xeeldheerayaal aqoon fog u leh caafimaadka iyo quruxda timaha waxa ay sheegeen cuntooyin qofka cunistooda joogteeya isbeddel caafimaad lagu arko timihiisa. Sida caadiga ah khubarada caafimaadku waxa ay caddeeyeen in nafaqada cuntada qaarkeed …

Read More »

Haddii Ay Dawo Kuu Socoto, KA DHEEROW CUNNOOYINKAN

Waa arrin caadi ah in dhakhaatiirta ku nool dhulka alkahoosha lagu isticmaalaa ay bukaanka u sheegaan in ay joojiyaan inta ay dawada isticmaalayaan.  Laakiin waxaa dhif ah in dhakhaatiirtu ay ka digaan isticmaalka dawooyin iyo cuntooyin aanay fiicnayn in lala isticmaalo dawada, oo ahddana si aad ah loogu isticmaalo dunida oo dhan. Cuntooyinkan ama cabbitaannadan sababta aan loola isticmaali karin …

Read More »

Dhiiga Caadada Oo Si Daran U Qulqula: Sababaha Keena Iyo Sida Loo Dawayn Karo

Dhiiga caadada, xanuunka caadada,

Kadib xiliga qaangaarka gabar walba waxaa ay la kulantaa dhiiga caadada celcelis ahaan 21-35 beri-ba mar, waana xaalad caadi ah. Habab badan ayay soo martaa caadadu waxaana ka mid ah in maskaxda laga soo daayo hormoono si ay umaamulaan hormoono kale oo laga soo daayo ovary-ga minka ee haweenka. Ugxamaha lagasoo daayo ovary-ga hadii ay waayaan shahwada ragga mudo 24saac …

Read More »

Sababaha Keena Cidhiidhiga Neefsiga Iyo Qaababka Loola Tacaalo

cidhiidhiga neefsiga, neefta

Cidhiidhiga ku dhaca neefsiga qofka oo ah xaaladda khubarada caafimaadku ay u yaqaannaan Dyspnea, waa xaalad dad badan oo dunida ku nool ku haysa dhibaato iyo diiqad fara badan, laakiin haddana leh sababo kala duwan oo aynu odhan karno waa ay kala khatarsan yihiin, siyaabo aad u kala duwanna ku timaadda. Marka ugu horreysaba waa in aynu is weydiinno; Da’da …

Read More »

Dhiig Karka Iyo Galmada, Sidee Ayuu Kala Saameeyaa Ragga iyo Dumarka?

Dhiig karka iyo galmada:

Dhiig karka iyo galmada: Cadaadiska dhiigga oo kaca malahan calaamado lagu garto oo u khaas ah, balse saamaynta uu ku leeyahay galmada waa mid waadix ah. Inkastoo galmadu aysan khatar caafimaad ku keenin qofka, sida wadna xanuun deg deg ah, hadana cadaadiska dhiigaaga oo kaca xilliga galmada wuxuu saamayn ku yeeshaa nuxurka galmada. Khuburada caafimaadku waxay cadeeyeen in xiriir wayn …

Read More »

Qaababka Ugu Wanaagsan Ee Aad Dufanka Fiican Ee Jidhkaaga U Badani Karto

Kalastaroolka fiicani waa dufan (Dux) aad u cufan oo si weyn u caawiya in Kalastaroolka Xun marka ay ka saarayaan jidhka aanu ku kala hadh-hadhin derbiyada xididdada dhiigga kadibna halkaas ku ururin oo aakhirka anau xidhin. Waxa uu caawiyaa in kalastaroolka xun dhiigga laga soo wada saaro oo la keeno beerka si uu beerkuna u burburiyo. Sidaa awgeed in kor …

Read More »

Saliidaha Caafimaad Ahaan Ugu Fiican In Cunnada Lagu Karsado

saliidaha dabiiciga ah

Horay waxaan uga soo hadalnay dhibaatada ay leedahay saliid cadeeyda oo ah saliidda ugu badan ee ay Soomaalidu cunnada ku karsato.  Maqaalkan waxaan ku eegaynaa saliidaha ugu fiican caafimaad ahaan iyo nafaqo ahaan ee cunnada lagu karsan karo ama lagu darsan karo.  Saliidu waa door wayn ka ciyaartaa caafimaadka iyo nafaqada aadamaha. Waa il muhiim ah oo laga helo dufanno …

Read More »

Cabitaan Jirka Sunta Looga Sifeeyo Iyo Goorta Ugu Fiican Ee La Cabo

cabitaan, sunta jirka

Daryeel Magazine oo aaminsan in hantida ugu muhiimsan ee qofku ay tahay caafimaadka, ayaa qormadan akhristaashiisa ugu soo gudbinaya cabitaan dabiici ah oo jirka sunta iyo qashinka ka saaro, caafimaadka guudna kobciyo. Sunta jirku waxay keeni kartaa finan iyo daal joogto ah. Waxaa jirka sunta looga sifeyn karaa dareereyaasha dabiiciga ah sida cabitaanka kaarootada, koostada iyo liin dhanaanta.  Cabitaankan macaan …

Read More »

DHAGAXA XAMEETIDA: Sababaha Keena, Dadka Halista U Ah Iyo Sida Looga Hortago

dhagaxa xameetida,

Xameetida waa xubin ku taala dhinaca midig ee qaybta sare ee caloosha, waana  xubin sida kiishka oo kale u samesay, shaqadeeda ugu weyna ay tahay kaydinta iyo soo daynta dheecaanka Bayl waqti munaasab ah si dheefshiidka loo fududeeyo. Xameetida waxa ay ku xirantahay beerka iyo xiidmaha yar yar qaab taxane ah kuwaas oo waddo u ah dheecaanka bayl. Dhagxaantaan ayaa …

Read More »

Waalida Schizophrenia: Sababaha Keena, Astaamaha Lagu Aqoonsado Iyo Sida Loo Daweeyo

xanuunka waalida,

Waalida schizophrenia waa xanuun maskaxeed khatar ah kaasoo saamayn balaaran ku yeesho fakarka iyo tusaalaynta bukaanka. Xanuunkaan waa mid kamid ah kuwo ugu badan ee ku dhaca maskaxda waana mid ay la socoto khiyaali iyo iska dhaadhicinta waxyaabo xaqiiqada aad uga fog. Waalida noocaan ah ayaa badanaa ku dhacda bukaanada uu hareeyo shakiga aadka u fara badan ee ay ka …

Read More »

Faa’iidooyinka Qorfaha (Qorofalka) Iyo Xaaladaha Caafimaad Ee Uu Aad Wax Uga Taro

faaiidooyinka qorfaha, qorfe,

Qorofalku waa dahaadhka / qolofta sare ee geed sannadka oo dhan cagaaran oo ka baxa deegaannada uu maro dhul badhuhu. Waxa uu ka mid yahay xawaashyada caanka ah ee cuntada udugga iyo dadhadhanka macaan u sameeya, sida oo kalan jidhka u leh faa’iidooyin caafimaad oo tiro badan. Qoraaga Galina Datsenko ayaa maqaal ay qortay, oo ay shabakadda Aljazeera soo xigatay. …

Read More »