Health

Cuntooyinka Aan Ku Haboonayn Suxuurta Ee Ay Tahay In Laga Fogaado

cuntooyinka suxuurta,

Ramadaanka waxaa is beddela nidaamka cunto ee dadka soomaya, waxa ay sabab u noqon kartaa dhibaatooyin ay ugu yar tahay in miisaankii ay ahayd in uu qofka ka dhacaa uu kordho iyo in ay dhibaatooyin caafimaad keento. Qormadani waxa ay talo kaa siinaysaa cuntooyinka aan ku habboonayn in aad ku suxuurato: 1. Cuntooyinka ama cabbitaannada lagu sameeyey sonkorta badani waxa …

Read More »

Calaamadaha Xanuunka Qaaxada Ama Dhaxanta (TB) Iyo Dadka Halista Ugu Jira

calaamadaha xanuunka qaaxada,

Waxa aynu qormadeena maanta ku falanqayn doonaa xanuunka qaaxada ama TB-da. Xanuunkani waxa uu ku dhici karaa badi xubnaha jidhkeena. Waxa aynu si gaar ah ugu eegaynaa qaybteenan maanta dhaxanta (pulmonary TB). Cudurkani waa mid ka mid ah kuwa laga bogsado isla markaana ku jira xanuunada ugu badan ee faafa, keenana dhimasho aad u badan. Cudurkani waxa uu aad ugu …

Read More »

Caalamadaha Kansarka Dhuunta Ama Hunguriga, Sababaha Keeno Iyo Daweyntiisa

Calaamadaha kansarka dhuunta, kansarka hunguriga,

Kansarka dhuunta/hunguriga: Hungurigu waa xubin qaali ah kaas oo ka qayb qaata gaarsiinta quudka qaybaha kala duwan ee dheefshiidka. Tuuubadaan oo soo qaada cunnada aynu liqno ayaa u gudbisa caloosha halkaaso cunadda lagu qaso dheecaanada kala duwan ee laga soo daayo gidaarada caloosha si looga nadiifiyo ilmaqabatada iyo jeermiska looguna diyaariyo si in lagu dheefshiido mindhicarada. Kansarka ku dhaca hunguriga …

Read More »

Sida Loo Dheeraado Iyo Cuntooyinka U Fiican Kordhinta Dhererka & Joogga

sida loo dheeraado, dhererka,

Jacaylka uu aadamuhu u qabo dhererka waa arrin laga wada siman yahay rag iyo dumarba. Dadka qaar ayaa walaac ka qaba dhererkooda, waxay dareemaan khajilaad marka la weydiiyo cabbirka dhererkooda, haddii lagu foorjeeyo gaabnidoodana cuqdad ayaa gasha. Maxaa saamayn ku leh dhererkaaga? Gaabnida iyo dhererka waa arrin Alle u khaas ah oo hidde ahaan aad waalidkaaga uga dhaxashay. Daraasado lagu …

Read More »

Hababka Sare Loogu Qaado Quruxda & Caafimaadka Ilkaha

quruxda ilkaha, caafimaadka ilkaha,

Ilkuhu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah jirka aadanaha kuwaas oo qabta shaqo aan xubnaha kale ee jirku qaban karin, ilkuhu waa xubnaha inoo sahla inaan wax cuno, waxay kaloo noo sahlaan inaan dhoola cadayno ama qosolno, sidoo kale ilkuhu waxay kaqayb qaataan quruxda qofka. Waxaa laga yaabaa in dadka qaarkiis u maleeyaan in ilkuhu yihiin wax aan …

Read More »

Faaidada Cabitaanka Raqayga Ama Xamarta Iyo Ahmiyadiisa Xilliga Ramadaanta

faaidada raqayga, xamarta

Raqayga ama xamarta waa miro leh dhadhan macaan iyo dhanaan isku jira kuwaas oo ka baxa inta badan deegaannada ay Soomaalidu degto. Raqaygu boqolkiiba 18% waa aashito gaar ahaan nooca liin dhanaanta, waana waxa u yeelayo dhanaanka saa’idka ah. Miraha raqaygu waa il muhiim ah oo laga helo fitamiin C, fitamiin B, kalsiyaam, xadiid, potassium, manganese iyo faybar. Sidoo kale …

Read More »

Xanuunka Loo Yaqaanno Burunkiito, Sababaha Keena Iyo Astaamihiisa

burunkiito, boronkiito,

Burunkiito waa caabuq ku dhaca labada dhuumood ee u dhexeeya hunguri cadaha iyo sambabada, kaas oo hawada gaarsiiya labada sambab. Waxaana loo qaybiyaa laba qeybood oo kala ah, midka koowaad oo ah midaan waqti badan aan qaadan (acute bronchitis) iyo kan labaad oo ah mid raaga muddo badan (chronic bronchitis). Dadka qaba xanuunkaan waxay caan ku yihiin qufac iyo xaako …

Read More »

Hababka Looga Dheeraan Karo Biyo La’aanta Jidhka Iyo Engagga Xilliga Soonka

biyaha, soonka, qallaylka

Waxa aynu ku jinaa bishii soon ee xurmada badnayd, oo sida sannadahanba dhacaysay ku soo beegantay waqti dhulku aad u kulul yahay. Soonku guud ahaantii, gaar ahaan marka uu waqtiyadan oo kale ku beegmo waxa uu sababaa in dareeruhu uu jidhka ka dhammaado. Qormadan oo aynu ka soo xigannay shabakadda Alcarabiya waxa ay soo gudbinaysaa qodobbo qofka ka caawin kara …

Read More »

Wax Ka Ogow Faa’iidooyinka Laga Helo Cunista Fasuuliyada Ama Harakowga

harakowga, faasuuliyada, digirta,

Waxaa laga yaabaa inaad ka aaminsan tahay faasuuliyada ama harakoowga iney tahay cunno kamid ah cunnooyinka caadiga laakin waa cunno ay ka buuxdo faa’idooyin caafimaad, sida kor uqaadidda garashada iyo xusuusta, ilaalinta caafimaadka wadnaha iyo hagaajinta dheefshiidka. Waa maxay faasuuliyad ama harakoow? Waa nooc kamid ah noocyada digirta waxeyna u kala baxdaa noocyo kala duwan, faasuuliyada waa cunno can ka …

Read More »

Kansarka Mindhicirrada Waa Waaweyn Ku Dhaco: Astaamihiisa, Sababaha Keena Iyo Sida Looga Hortago

kansarka caloosha, kansarka mindhicirrada, mindhicirka,

Mindhicirrada waaweyn waa xubnayaasha ugu muhiimsan ee qashinsaarka iyo in biyaha laga nuugo u qaabilsan jidhka. Kansarka ku dhaca mindhicirka weyn wuxuu aafeeyaa dadka waa weyn ee da’da ah. Kansarka mindhiciradu waxa uu ku bilowda xaalad loo yaqaan bening waa mid ka mid ah kansarka qaybihiisa buro yar oo kale ah laakin aan samaynayn koritaan ,fiditaan qofkana aan dhibaato ku …

Read More »

Surprising Health Benefits Of Carrots

carrots

Carrots are a nutrient-dense vegetable that offer a variety of health benefits due to their rich composition of vitamins, minerals, and antioxidants. Here are some of the key health benefits of carrots: 1. Eye Health High in Beta-Carotene: Carrots are rich in beta-carotene, which the body converts into vitamin A, essential for maintaining good vision. Vitamin A deficiency can lead …

Read More »