Cuntada & Nafaqada

MACDANTA PHOSPHORUS: Astaamaha Lagu Garto Haddii Ay Jirka Ka Maqan Tahay Iyo Ilaha Laga Heli Karo

Phosphorus waa macdan aasaasi ah waa macdanta labaad ee ugu badan ee laga helo jirka bani-aadamka. Macdantaan waxay caawisaa dhisidda lafo iyo ilko adag, cunnadana waxay u beddeshaa tamar iyadoo kaalin wayn kaa qaadata shaqada habka burburinta cunnada. Qeybaha ugu muhiim ee jirka sida maskaxda, wadnaha, kilyaha iyo beerka ayaa dhammaantood ku tiirsan macdanta phosphorus si ay si wacan ugu …

Read More »

Waxtarka Miraha Saytuunka Iyo Cudurrada Ay Ka Hortagaan

miraha saytuunka, faaidooyinka saytuunka

Saytuunka waa miro macaan oo caraf fiican leh, midabka korka waa cagaar khafiif ah ama huruud. Gudaha waxay ku leeyihiin iniinyo la cuni karo. Waa miro kulansaday nafaqo tiro badan iyo faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi Karin. Miraha saytuunka waxaa laga helaa biyo, tamar, carbohydrate, barootiin, faybar, fitamiin A, fitamiin C, fitamiin B3 iyo fitamiin K, macdanaha magnesium, …

Read More »

Faa’iidada Cabbitaanka Qasabka Iyo Xanuunada Uu Jirka Ka Caabbiyo

cabitaanka qasabka, faaidooyinka qasabka,

Ma ogtahay in cabista cabitaanka qasabka ay tahay hab wanaagsan oo aad kor ugu qaadi karto tamartaada iyo awoodaada? Cabbitaankan waa mid caafimaad badan oo ay tahay in la joogteeyo, waxaa laga helaacarbohydrates, barootiin iyo macdano ay ka mid yihiin, phosphorous, calcium, iron, zinc iyo potassium. Waa cabbitaan aan u baahnayn in sonkor lagu daro.. Haddaba sii akhri si aad …

Read More »

10 Amazing Health Benefits Of Cinnamon

Cinnamon is a highly delicious spice. It has been prized for its medicinal properties for thousands of years. Modern science has now confirmed what people have instinctively known for ages. Cinnamon is Loaded With Antioxidants Antioxidants protect the body from oxidative damage caused by free radicals. Cinnamon is loaded with powerful antioxidants, such as polyphenols. In a study that compared the antioxidant activity …

Read More »

Qiimaha Caafimaad Ee Midhaha Sisinta Iyo Macsarta

macsarta,sisinta

Sisinta waa miraha ugu qadiimsan ee saliidda laga dhaliyo oo uu bani aadamku bartay.Waxa ay ka bixi jirtay meelo badan oo dunida kamid ah muddo ka badan 5000 sano. Dalaggan waxa uu taariikh u leeyahay awooddiisa ah inuu ku koro dhul ay adagtahay inay ku baxaan miraha kale ee la beerto; waana dalag adag oo kaalmo badan uga baahneyn beeraleyda, …

Read More »

Faai’dooyinka Biyaha Baamiyaha Iyo Cudurrada Ay Daawada U Yihiin

biyaha baamiyaha, baamiye,

Baamiyuhu wuxuu ka baxaa oo laga isticmaalaa qaybo badan oo adduunka ka mid ah, waana khudrad ay dad badani jecel yihiin qiimihiisa nafaqo darteed. Waa il muhiim ah oo jirku ka helo fitamiinno iyo macdano kala duwan. Baamiyaha waxaa ka buuxo maadada  loo yaqaano “manganese” taasoo muhiim u ah xakamaynta sokorta jirka, waxaa kaloo ku jira Magnesium, folate, copper, fiber, …

Read More »

Maxaa Dhici Kara Haddii Mooska La Cuno Caloosha Oo Maran?

mooska caloosha oo maran, muuska

Ma la cuni karaa mooska caloosha oo maran? Moosku wuxuu ka mid yahay furuutka ugu caansan dunida oo ay ka buuxaan fitamiinno iyo macdano kala duwan oo muhiim u ah caafimaadka, waxaa ka mid ah magnesium, potassium, copper, iron, fiber, fitamiin B-6 iyo fitamiin C. Waxaa kaloo ka buuxa barootiinka loo yaqaanno tryptophan” kaas oo ka qeyb qaata soo saarista …

Read More »

10 Cunto Oo Timaha Bixiya, Dhalaal Iyo Quruxna Siiya

Cuntooyinka timaha bixiya, tinta, timo dhaadheer, timaha daata

Qormadaan waxaan ku soo qaadanaynaa cuntooyinka timaha bixiya  isla markaana caafimaadkooda horumariya. Shaambada iyo jilcisdada (conditioner) dhinac iska dhag. Cuntada aad qaadatid ayaa dheef (protien) u noqonta timahaaga, taasoo korniimo iyo timo caafimaad qabta ku siisa. Hadeysan timahaagu helin dheef ku filan waxey u baxayaan si tartiib ayagoon xoog iyo mug weyna yeelaneyn. Dhakhaatirta ayaa sheega in cuntada hoos ku …

Read More »

Top 4 Healthy Benefits Of Coconut Oil!

There is one oil that seems to have slipped through the clutches of health craze fads unnoticed: Coconut oil Many households across the Middle East, and indeed the world, use cooking oils based on the canola, corn and soybean plants. We are told they are the healthy option, but is that really the case? There is one oil that seems …

Read More »

Faa’iidooyinka Saliida Saytuunka Iyo Sida Loogu Qurxiyo Jidhka & Timaha

faaidooyinka saliida saytuunka, faaiidada saliida

Saliida olive ama saliida saytuunka waxa ay ka baxdaa waddama bariga dhexe ama waddama cimilada kulul leh. Saliida olive oil waa mid markeeda hore Quraani ah oo Allah (swt) ku xusay geedkeeda Kitaabka Quraanka Kariimka ah iyo waliba waa mid Sunnada Nabigeena suuban (scw ) aad uugu dahab ah. Waxtarkeedana aan halkan lagu soo koobi karin habka Rasuulka (scw) iyo …

Read More »

Top Six Foods For Healthy, Beautiful Hair!

By: Racha Adib Source: Alarabiya.net What should you eat to prevent grey hairs? What foods will give your hair that soft bounce and salon glow? Find out here… Many women and men strive for healthy, shiny locks which, in today’s world may be quite a challenge. That’s because our hair is exposed to damage in so many ways. Being out …

Read More »

Qiimaha Caafimaad Ee Cunista Koostada

Faaidooyinka Koostada, koosto

Koostadu waa caleen cagaaran oo aad looga isticmaalaa meelo badan oo dunida ka mid ah, siyaabo kala duwan ayaa loo isticmaalaa sida in cunto ahaan loo karsado ama cabbitaan loo shiito. Nafaqada Koostada: Koostada waa khudaar ay ka buuxaan maadooyin jirka waxtar u leh waxaana ka mid ah Niacin, Zinc, Protein, Vitamin A, C, E, K, Thiamin, vitamin B6, B2, manganese, …

Read More »

5 Reasons You Should Start Eating Grapefruit Today

Grapefruit, for me, was an acquired taste. As a girl, the tartness made my face pucker, and I’d push away the half-grapefruit my mother offered for breakfast. When I grew up, the grapefruit gene kicked in and the juice-filled, spongy fruit became a favorite. Good thing, because grapefruit is a low-cal fruit loaded with health promoting vitamins and minerals including …

Read More »

Sababaha Ay Dhakhaatiirtu Ugu Taliyaan In La Joogteeyo Cabista Caanaha

Caanaha oo kugu yaraadaa waxay sababaaan dhiig yaraan aad u daran, waxay sidoo kale sababtaa cudurka lafaha burburiya ee loo yaqaano Osteoporosis iyo xanuunoo kaloo la xidhiidha. Cabbista Caanuhu waxay si aad ah caafimaad ugu leeyihiin Jidhka qofka bili’aadanka ah. Muuqaalkan waxaan kaga hadli doonaa qaar kamid ah faa’dooyinka faraha ee cabbista caanuhu u leeyihiin qofka bili’aadanka ah. Qormadaan waxaa …

Read More »

Cunnaddii Uu Nebi Muxammed CSW Ugu Jeclaa Iyo Faa’iidadeeda Caafimaad

Cuntadu waa qayb nolosha ka mid ah, qof kasta oo bani aadam ahina wuxu jecel yahay qayb cunnada ka mid ah taas oo uu ka door bido cunnooyinka kale. Qofka inuu cunno gaar jeclaado waxaa sababa dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin inuu cunnadaas ku jeclaado faa’iidada ay jirka u leedahay, in ay leedahay dhadhan cunno uu horay u …

Read More »