Cuntada & Nafaqada

Cabbista Shaaha Sinjibiisha Leh Iyo Sirta Caafimaad

Wakhtiyadan dambe waxa si fiican loo ogaaday in ay aad uga faa’iido badteen daawooyinka ka baxa dhirta kuwa kiimikada laga sameeyo ee warshadaha soo mara. Haddaba, shaaha sinjibiisha leh oo Soomaalidu aadka u amaanto, isla markaana ay u isticmaalaan in ay hargabka ama cudurro kale oo xun-dhuntu ka mid tahay dawo ka yahay, ayaa la si rasmi ah loo shaaciyey …

Read More »

Caafimaadka Shaaha Cagaaran

Iyada oo Shaahu guud ahaan uu leeyahay faa’iidooyinka aan soo xusnay ayaa hadana waxa lagu tilmaamay noocan cagaaran Khasnad Caafimaad faa’iidooyinka balaadhan ee uu leeyahay awgeed. Waxa lagu ogaaday Diraasado Cilmi baadhis cusub ah dhowaan in Shaaha cagaarani leeyahay faa’iidooyin wayn oo ilaalinaya Caafimaadka waxaana ka mid ah kuwan: 1-Shaaha cagaaran wuxuu saacidaa in ay yaraato heerka Protien ka Xaydha …

Read More »

Baro Faaidooyinka Caafimaadka Ee Muuska

Muusku wuxu ka mid yahay Khudradaha ugu caansan aduunka. Khudrada muuska oo ka mid ah khudradaha sida joogtada ah ay soomalidu u cunaan ayaa leh Faaidooyin farabadan kuwaas oo badankoodu kobciya caafimaadka Jidhkeena. Halkan waxa lagu soo koobi doona Faaidooyinka ugu muhimsan muuska. 1. Muusku wuxu ka koobanyahay 3 sonkorood (SUGAR) oo kala ah Sugaros, Fractose iyo Glucose iyo waliba maadada …

Read More »

Faa’iidooyinka Toonta Iyo Xanuunada Ay Daawayso

Faa'iidooyinka Toonta

Toonta inta ugu badan badan waxa loo isticmaala in lagu udgooneeyo dhadhana loogu yeelo cuntooyin aad u farabadan. dhinaca kale toontu waxay leedahay faa’idooyin caafimaad oo cajaa’ib ah. Toontu waxay inta ugu badan ka kooban tahay maado loo yaqaano Allicin taasi oo la dagaalanta bacteriyada, virus-ka, funguska iyo sidoo kalena jidhka sunta ka saarta. Toonta waxay kaloo ka mid tahay …

Read More »

Muhiimadda Cabbista Sharaabka Liin Macaanta

liin-macaanta

Dadka badankoodu waxay ku kalahaan cabbitaanka shaaha iyo kafeega, balse waxa cilmi-baadhiso caafimaad oo badan muujiyeen in qofka subaxa hore caba liin-macaan qasan caafimaadkiisu aad u fiicnaado. Haddaba, waxaynu akhristayaashayada ugu talagalnay faa’iidada caafimaad ee ay liin-macaanku qofka u leedahay, annagoo ka soo kala ururinay daraasado tiro badan oo laga sameeyey arrintan. 1.Waxan taageertaa in hab-dhiska difaaca cudurradu si fiican …

Read More »