Bulshada

Psychology Dabeecadaha Dadka: Maxay Dadka Ku Neceb Ay Kuu Neceb Yihiin?

1. Ma rabaan inaad ka badiso. Waxay u arkaan nolosha inay tartan tahay, Yaa caansan, yaa taajirsan, yaa saaxiibo badan, yaa qurxoon, yaa shaqo fiican. Waxay ka baqayaan inaad adigu ka dheereyso iyagana loo arko Faashil. Mar kasta oo aad ka dheereyso neceybkaa u sii siyaadaya. 2. Waxaad leedahay dabeecadaha dadku necbeystaan sida Bakheylnimo, isla weyni, kibir, Been badan, lugooyo, …

Read More »

Qiso Qalbigaaga Taabaneysa

Nin ayaa xaaskiisi ku yiri, “Ka waran hadaan makhaayad cunto ka soo cuno?” Xaaski ayaa ugu jawaabtay, ‘Maya, waxaan kuu soo jeedinayaa inaad haweeney kale weydiiso. Aniga Baar cunto ma kaala soo cunayo. Haweenay kale kaxee.” isagoo yaaban ayuu yiri: “Maxaa sidaa u leedahay, anigu ma ihi raga noocaa ah. Yaa weeye haweeneyda kale aad ka hadleyso?” Waxay tiri: “Hooyadaa. …

Read More »

Qiso ku Taabaneysa!!!

Nin gaarigiisa dhalaashanaya, ayaa wiilkiisi 6 jirka ahaa dhagax intuu qaatay ku xariiqay dhinac gaariga ka mid ah. Ninki isagoo aad u careysan intuu wiilka gacantiisa soo qabtay ayuu dhawr jeer garaacay; Ma garawsan inuu la dhacayay Kiyaawe (baanad). Cusbitaalka marki la geeyay, wiilki waxa uu waayay dhamaan farihiisi maadaama ay meelo badan ka ja-jabeen. Wiilki markuu aabihii arkay, isagoo …

Read More »

Hal aan ka Idhi Maanso

Afarrey mug weynoo Maankana ruxeysoo Murti aad jeclaaniyo Maahmaah ku ladhan tahay Murtimeere Kaysa’a Garaadkiisa maaloo Midhaheedna curiyee Dar Ilaahay malabkaa Dhinaciin ka muudsada. Suugaan-ku-maahmaahu waa mid ka mid ah dhaxal-dhiteedka hal-abuurkeenna soomaalidu leeyahay. sida oo kale na waxa ay qayb ka noqon kartaa hab uu hal-abuurkeenu inoogu kaydinayo maahmaahyo iyo murtiyo inaga lumi lahaa. Hal-abuur Kayse-Xabaw waxa uu ka …

Read More »

Waa Maxay Nabaddu?

WAA MAXAY NABADDU? Waa su’aal da’awayn una baahan jawaab hufan,oo qofkasta oo caqli leh marka la waydiiyo,uu aragti kaga jawaabayo. Aragtiyadaa faraha badan hal meel ayay isugu wada biyo shubanayaan. Haddaba akhriste hadaan isku daynu inaynu qeexno,su’aasha waa maxay nabadi? Nabaddu waa tiirka koobad ee,aasaaska nolosha ama xaalad xasiloon,oo lagu wada noolaan karo. Nabaddu waa dahab,iyo door ay mudan tahay …

Read More »

QISO DHAB AH: Oday Xikmad Badan

Nin oday ah ayaa u tamashle tegay webi u dhawaa si uu u soo daawado, waxaana raacay nin ay saaxiibbo ahaayeen. Odaygii waxa uu fadhiistay webiga dhiniciisa waxaanu daawanayey biyaha qulqulaya quruxdooda, waxaanu sanka la raacayey saxansaxada iyo udgoonka ka soo baxaya biyaha xareedda ah ee soconaya iyo dhirta ku hareeraysan ee udugga iyo ubaxa badan. Wuxuu si kediso ah …

Read More »

Yaa naafo ah?!

yaa naafo ah

Abuurka Alle waa abuur oo waa isku mid cay iyo ceebayna cidda ula tagtaa iyada iyo Allaheed ayaa is leh. Aadanaha kala duwan ee Rabbi uumay qaar ba si buu Alle laxaadkooda ka dhigay. Qaar baa indho la’, qaar baa dhego la’, qaar baa lugo la’, qaar baa gacmo la’, qaar baa carrab la’, qaar kalena Alle intaaba waa u …

Read More »

8 Muhiimadood Oo Cabista Biyo Badan

1. Biyaha waxay kordhiyaan tamarta oo ay yareeyaan daalka – Maadaama nudayaasha maskaxdu 70% biyo ka kooban yihiin haddii jirka biyuhu ku yaraadaan waxaa yimaada daal, fahmad-daro iyo tabardaro ka yimid maskaxda oo wayday biyo ku filan. 2. Is-caataysiinta – iyadoo la cabo galaas biyo ah ka hor inta aadan cuntada cunin waxay keentaa inaad cunto yar cunto si aadan …

Read More »

Gabadha Aan Ninku Illaawin!(2)

Gabadha Aan Ninku Illaawin!(2) Ninka aan Gabadhu Illaawin ! Waxaan ku hormarayaa Sifooyinka Gabadha aan Qalbiga Ragga ka go’in! Waxaanan u cuskanayaa, Diinta, Taariikhda, iyo Sheekooyinka Dhacay ee Tusinaya Ragga Qalbigooda Dumar ay Jeclaayeen ka go’i waayeen, si kastoo ayaamuhu u dheeraadaan, ama sanaduhu isu guraan..Intaas ayaan waxaan isku deyayaa inaan kala soo baxno Sifooyin ama Astaamo Dhawr ah, oo …

Read More »

Waxyaabaha Furniinka Soo Dedejiya

Ma’isweydiisay maalin maxuu guurka u burburaa? Waxaan kaga bogan karnaa jawaabta dhoor qodobo soo socda taasoo ah maxay tahay arimaha keena inuu guurka burbura -Gooni isku taaga, in kastoo ay ku wada noolyihii hal meel, hadana waxay u dhaqmaayaan nolol ah inay yihiin dad isku cusub. -Dhibka ka dhexeeya labada isqabta in ay soo galiyaan qofkale ama in xogtooda oo …

Read More »

Talooyin Ku Socda Caruusada Iyo Caruuska

Illaahay (SW) ayaa mahadleh ilaahi yidhi “Aayada illaahay waxa ka mid ah in uu nafihiina ka abuuray dumar si aad  ugu degtaan iyaga waxa aan dhexdiina ka yeelay kalgacal iyo naxariis” [Ruun-21] Nabad gelyo iyo naxariis ha ahaato Nabigii dhaqankiisu ahaa quraanka iyo asxaabtiisi. Guurku waa isku xidhaha sharafta badan leh ee adkeenta adag leh waxana ku dheehan waxa uu …

Read More »

Bal Arag Marwadaan Caqliga Badan Waxay Sameysay Markii Ninkeedu Damcay Inuu Furo

Wuxuu yidhi: Xabiibi xaaskayeey, gabadh kale ayaan jeclaaday..mana karayo inaan labadiina isku wado oo waxaan ku qasbanahay inaan adiga ku furo. Waxa ay jawaabteedu ahayd: waa sax xabiibi.. balse labadan shardi waa inaad fulisaa. Shardiga koowaad: Waa inaad dib u dhigtaa furniinka muddo bil ah ilaa uu wiilkeenu ka dhamaysanayo imtixaanka. Shardiga labaad: Waa inaad iga soo qaadaa sariirta ilaa …

Read More »

7 Waxyaabood Oo Keena Bur-Bur Qoys, KA DIGTOONOW

Waxaynu halkanku soo qaadan doonaa waxyaabaha sababa in qoys wadajira oo nolol fiican kuwada nooli ay timaado inuu isa seego.Haddaba waxyaabaha sababawaxaa kamida: 1.Balbalaadhinta ceebaha iyo qarinta wanaagga: lamanayaasha qaarkood waxay arkaan oo kaliya lamanohooda ceebihiisa, waligoodna waxay caadaystaan inay bal-balaadhiyaan cebahaas, taasina waxay dilaysaa isjacaylkii iyo isu soo hilowgii lamaanahaas. 2.Isbar-bardhigid; Lamanayasha qaarkood waxay caado ka dhigtaan inay lamanohooda …

Read More »

3 THINGS I WISH I KNEW BEFORE WE GOT MARRIED!!

I used to think I had my stuff together. Then I got married. Marriage is great—but it rocked everything I knew. I quickly realized my basic goal in life, prior to getting married, was to simply remain undisturbed. This “disruption” came suddenly and was disguised as a 5-foot-nothing Swedish-Filipino woman. When I decided I’d rather not live without her, I …

Read More »

Qalanjo Quruxdeed taqaan, quud ma gashaa?

Dumarka sida uu nabigeeni subanaa (scw) tilmaameyba waxaa lagu guursadaa afar, guruxdeeda, nasabkeeda, maalkeeda iyo diinteeda. Waxaa uu nabigeenu ku taliyey in tan diinta u saaxiibka ah inaan raadino. Iyadoo taladaa dhaxal-galka ah jirto ayaa hadana raga soomaaliyeed intooda badan waxay dumarka ku doortaan quruxdooda oo ay xigto nasabka gabadha ka soo jeedo. Hadaba quruxda indho-sarcaadka ee dumarka qaarkood, ee …

Read More »