farxadda guurka

Gabdhuhu Si Fudud Kuma Sii Daayaan Ninka Dabeecadahaan Leh!

Qaar badan oo ka mid ah dadka ku xeel dheer cilmiga bulshada ayaa aaminsan in gabadhu ay tahay makhluuq in la raalli geliyaa ay aad u adag tahay, waxa ay leedahay halbeeg dabiici ah oo ay ku qiimayso ruuxa ay u aragto in uu qiimeeyey iyo kan kale waxa aanay laabteeda ku haysataa tilmaamo u gaar ah oo ninka ay …

Read More »

Sababaha Keeno Muranka iyo Khilaafka Badan Ee Lamaanaha & Xalka…

Waxaa laga yaabaa in dadka qaar u haystaan in lamaanaha isqaba ee aan is jeclayn aanay mushkilad iyo muran soo dhex gelin, laakiin runtu waxa ay tahay in jacaylku uu yahay dareen iyo kalgacal gaar ah, oo haddana dareenkaasi inta badan muran iyo isfahmi waa keeno, murankaas iyo khilaafkaasna aanu macnihiisu ahayn in kalgacalkii iyo jacaylkii labada ruux dhex yaallay …

Read More »

Dumarka Hada Jira Waxay Jecelyihiin In Ay Guursadaan Nin Tilmaamahaan Leh

Nolosha maantu way ka duwanta sidii hor, sidoo kale gabdhaha maanta afkaartooda iyo waxa ay ku dooranayaan ninka ay rabaan way isbadashay, waagi hore waxa ugu muhiimsan ee ay ku dooran jirtay ninka waxay ahayd waa inuu taajir ahaadaa, si uu usiiyo gabadha nolol raaxa leh, yeelatana shaqaalo iyo baabuur iyo guri, wali way jiraan gabdho saas u fakaraya laakiin …

Read More »

Xeelado Ninka U Suurtagelinaya Inuu Si Fiican U Qanciyo Haweeneyda

Ragga badan waxay ka walaacsan yihiin sidii ay gogosha ugu qancin lahaayeen xaasaskooda. Waxay rabaan inay si fican uga qosliyaan xaaskooda dhanka gogosha sidaas darteed waxay raadiyaan habab cusub oo kulanka uga dhigu karaan mid dareen macaan oo la xasuusto. Haddaba tallaabooyinka halkaan ku xusan ayaa kaa dhigaya nin ku fiican kulanka gogosha oo si wacan u qanciya ooridiisa. Erayo …

Read More »

6 Xeeladood Oo Ninku Ku Xalin Karo Isfahmi-Waaga U Dhexeeya Isaga Iyo Xaaskiisa

khilaaf, isfahanka lamaanaha,

Sababaha ugu badan ee muranka iyo mushkiladaha ka dhex abuura lammaanuhu waa kala duwanaanta aragtida ay kala qabaan, sidoo kale waxa uu ka dhashaa xidhiidhkooda oo liita iyo iyada oo mid kastaa rayigiisa ku adkaysto oo isu-tanaasulku meesha ka baxo. Waxa aan akhristayaasheena qormadan kula wadaagaynaa tallaabooyin ay xeeldheerayaasha cilmiga bulshadu sheegeen in haddii ay maraan lammaanaha is qabaa u …

Read More »

Hab-Dhaqanno Iyo Ficillo Uu Nin Kasta Ka fisho Xaaskiisa

Sida ay haweenkuba arrimo dhowr ah uga fishaan raggooda, ayaa ragguna xaasaskooda filashooyin badan ka qabaan. Qodobada halkaan lagu soo koobay waa baahiyaha ugu muhiimsan ee la ogaaday in raggu ay xaasaskooda ka qabaan. Haddii aad tahay gabadh danaynaysa xaajigeeda, waa kuu muhiim in aad akhrisato oo ogaato. Kalgalcal badan: Ninku wuxu fishaa in ay xaasku ahaato mid kalgacal badan oo waji furan …

Read More »

Ten Common Mistakes That Destroy a Relationship Of Marriage

Marital dispute

1. Talking “at” instead of “with” your mate. Let his or her body language be your guide. When you’re talking “at” your partner, he or she will tense up. When you’re talking “with” your spouse, he or she will relax. 2. Tuning out — instead of tuning in — to what your mate is saying. When you mind begins to …

Read More »

Wax Ka Ogow Furayaasha Qalbiga Gabadha Lagu Kasbado

qalbiga gabadha,

Gabadhu abuur ahaan waa xasaasi, waxa aanay jeceshay kalgacal iyo shucuurta naxariista iyo koolkoolinta lihi in ay udub dhexaad u noqoto nolosheeda, marka la eego xidhiidhka ay la yeelanayso ninka ay damaca guur ka leedahayna waxa ay mar kasta ku dadaashaa in uu noqdo mid kalgacal xooggan ku dhisan. Laakiin in ninku uu gabadha qalbigeeda hanta waxa ay u baahan …

Read More »

Can A Happy Marriage Make You Gain Weight?

By: Racha Adib Source: english.alarabiya.net People spend all their lives looking for the “one” but little do they know it could come at a heavy price, literally People spend all their lives looking for the “one” but little do they know it could come at a heavy price, literally. A study by Southern Methodist University in Dallas followed 160 couples …

Read More »

Top 6 SIGNS OF A HEALTHY RELATIONSHIP!

How do we know if a romantic relationship is thriving and has lasting potential? All relationships are different, but scientific research has shown that certain patterns tend to emerge in healthy, stable, successful partnerships. Take a look at this evidence to evaluate your own relationship—or to gain some tips on how to foster happiness, attachment, love, and satisfaction in your …

Read More »

Xaqiiqooyin Ku Saabsan Gabadha Bikrada Ah Oo Ay Tahay Raggu Inay Fahmaan

gabadha bikrada ah

Ragga badankoodu waxay aaminsan yihiin in ay tahay inuu gabadha dhiig ka yimaado galmada ugu horreysa haddii ay bikro tahay! Run ahaantii waa fikrad khaldan. Waa jira fikrado kale oo khaldan oo raggu ay ka rumaysan yihiin gabadha bikrada ah: waxay aaminsan yihiin in haddii aysan dhib badan ka marin xilliga galmada oo aysan xanuujinin haweeneyda inaysan bikro ahayn. Taasi …

Read More »

Imisa jeer oo Galmo Ah Ayaa U Fiican Dadka Isqaba?

galmo

Dad badan waxay isweydiiyaan inta goor ee ay tahay inay galmo sameeyaan, ama imisa jeer oo galmo ah ayaa ku filan dadka isqaba. Dadku waxay jecel yihiin inay ogaadaan in xiriirkoodu uu caafimaad qabo, inay qanciyaan lammanahooda, inay ku filan yihiin lammanahooda. Waxay kaloo ka walwalaan in galmada badan ama galmada yar ay dhibaato ku keeni karto xiriirkooda. Inkastoo badanaa …

Read More »

9 Calaamadood Oo Lagu Garto Haddii Lamaanahaaga Aanu Wax Jacayl Ah Kuu Qabin

Marka aad ku jirto xiriir jaceyl oo lamaanahaagu uu wax walba ku hurayo islamarkaana uu had iyo jeer ku dedaalayo sidii uu kuu farxad gelin lahaa, run ahaantii waa nolol farxad badan, wax walbana way kula qurux badnaanayaan, balse markaad aragto lamaanahaaagi ku jeclaa oo aan danaynayn la joogaaga, la sheekaysigaa iyo inuu waqti kula qaato, waa qalbi jab. Mararka …

Read More »

9 Astaamood Oo Lagu Ogaado Haddii Uu Jacayl Dhab Ah Ku Haayo

jacayl dhab ah

Aad uma adka in aad ogaato in uu jacayl ku haayo iyo in kale. Dadku marka ay wax jeclaadaan isku dareen ma aha. Dadka qaar oo uu jacaylku hayo, si wanaagsan ayay uga war qabaan dareenkooda, qaar kalana ma hubaan waxa hayo in uu jacayl dhab ah yahay iyo in kaliya ka helid uun ay tahay. Nasiibwanaag, jirkaagu wuxuu lee …

Read More »