Cabitaano Caafimaadka U Roon Jirkana Ka Saara Sunta Iyo Qashinka

sunta iyo qashinka jirka cabitaan jirka nadiifiyaWaxay Hafza maanta idiin soo bandhigaysaaa  Cabitaano jirka ka saara sunta iyo wasakhda, tamar badanna laga helo. Cabitaanadaan macaan ayaa sidoo kale horumariya caafimaadka qofka. Waxay kaloo hoos u dhigaan cayilka.

Jirka oo qashinka laga saaro waxay kordhisaa quruxda maqaarka, waxay siyaadisaa tamarta  waxay caawisaa habka dheefshiidka iyo luminta miisaanka. Sidoo kale qashin saariddu waxay kor u qaadda shaqada kilyaha, beerka iyo mindhicirrada.

Cabitaanka koobaad:

waxaa la cabayaa aroortii quraacda ka hor waxaa uu jirka ka sifeeyaa sunta iyo qashinka wuxuuna u fiican yahay dheefshiidka, waxaa laga samaynayaa:

  • Celery sticks
  • Caleenta loo yaqaan baqduuniska ama parsley
  • Sanjabiil
  • Biyo kulul

Cabitaanka labaad

waa cabitaan la cabayo xilliga qadada, waxaad ka helaysaa fiitamino badan, waxaa laga samaynayaa

Cabitaanka saddexaad

waa cabitaan kuu siinaya energy badan waxaa laga samaynayaa:

  • Karooto
  • Liin bambeelmo
  • Biyo

Daawo muuqaalkaan hoose:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *