11 Xaqiiqo Oo Nolosha Bini’aadamka Ku Saabsan Oo Kaa Cajabin Doona

xaqiiqooyin-Ma ogtahay in dadka khajilaada badani ay yihiin dadka kuwa ugu daacadsan mustaqbalkana noqda kuwa xaasaskooda ugu roon.
-Ma ogtahay in xaqiiqada shakhsiyada insaanku aanay ku jirin waxyaabuhu ku hadlo se ay ku jirto waxyaabuhu qabto.
-Ma ogtahay in xanuunka dhalmadu ay u dhiganto 42 lafood oo ka mid ah lafaha jidhkaaga oo la jibiyo.

-Ma ogtahay in caajisku (boring) u keeno fikir badan taaso kugu keenaysa murugo. Naftaada mashquuli si aad markasta u noqotid qof faraxsan.

-Ma ogtahay in wakhtiyada adagi ku tusiso asxaabtaada kuwa dhabta ah.

-Ma ogtahay in kelyahaagu leeyihiin 1 milyan oo filtero ah kuwaaso nadiifiya ilaa 1.3 liter oo dhiiga ah daqiiqad kasta, maalinkastaana 1.5 liter oo kaadi ah jidhkaagu dibada u saaro.

-Ma ogtahay markaad murugaysantahay in ay maskaxdaadu ku moodsiinayso inay dadka agagaarkaaga jooga wada faraxsanyihiin.

-Ma ogtahay inay indhahaagu u dhigmaan kamrad (camera) 576 megapixels ah.

-Ma ogtahay markasto talaabo qaadatid inaad isticmaalaysid 200 oo muruq.

-Ma ogtahay in wakhtiyada adag iyo kuwa murugada leh ay kobciyaan maskaxdaada kaana dhigaan qof maskax badan mustaqbalkana kaa dhiga qof go’aan qaadasho leh.

-Ma ogtahay dadka jecel inay caawiyaan dadka kale ay noqdaan dadka ugu farxada badan markay waynaadaan.

Xigasho: faaido.com

Check Also

akhriska duuusta,

Cod Dheer Oo Wax Lagu Akhriyaa Waxay Leedahay Faa’idooyinkan!

Aamus in wax lagu arkhiyaa waa sida ugu habboon marka dad dhexdood la joogo, isla …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *