10-kaan Shay Weligaa Hala Isticmaalin Qof Kale

1- Burushka dawada ilkaha: dawada ilkaha burushkeda waxa ku hadha Jeermiska isticmaalaha burushka markaso hadi aad la isticmaashid qof kale waxaykuu keeni kartaa cudurka af xanunka iyo cirid xanuunka

2-Libista badanaba waxa u badanyihin in dumarka asxaabta ah ay wada isticmalan hal libis marka ay aroos ama meelkale ku deg degsanyihin balse marka qof kale libista marka qofku marsado waxa soo raaca jeermis kasoo dibnahaga markad marisid ku keeni kara xanuno sida afxanuun,dibinto xaga hose ku casato iwm

3-Dawada ilkaha isticmaalida qof kale dawadisa ilkaha aadbay khatar u tahay marka uu qofka ilkaha marinayo burushka waxa ay taabata burushkisa ilkaha waxayna toos ugu gudba jeermiska

4-sakiinta Suniyaha isticmaalida Sakiinta suniyaha ee qofkale sakiinta suniyaha waxa lagu qorqora ama lagu qurxiyo suniyaha badana waxay taala meelaha dumarka lagu qurxiyo waxana sakiinta suniyaha ee qof kale isticmaalay waxaa ku hadha jeermis waxanay sababi kartaa Infection (caabuq)

5-sakiinta Sakiinta timaha lagu taloogo eelawada isticmaalo waxay talaa sidaan wada ognahay meelaha rayslayaasha bakreriya ayaa ku hadha weliba marka qofka lagu saro hadii uu qofkalena uu isticmaalo waa khatar

6-Cidiyo gurta cidiyo gurta inoo taala guryaha waxa badana inala isticmaala famliga balse waxa cidiyo gurta ku hadha jeermiska cidida ku dhex jiray marka uu qofkale isticmaalo waxa ku hadhaya jeermiski cidida qofka isticmaalay waanu kuso gudbinaya

7-Tuwaalka tuwaalka qof kale isticmaalay marka uu isku qalajiyay waxa ku hadha jeermiskadhabarkisa waxanay kuu keeni karaa infection (caabuq)

8-Kiriimka shiirka Kariimka shiirka oo qofkale leeyahay waa khatar waxa ku hadha qofka kale dhididkisa jeermiska ah markad isticmashid wuxu kugu keni karaa cun cun iyo caabuq

9- sabuunbta hudheelada (hotels) sabuunta lagu tala galay in lagu fala xasho ayaa waxa ku hadha jeermis ka qofka isticmaalay waxanay kugu reebi kartaa jeermis

10- Eerfonada yaryar (Earbuds) Eerfonada yar yar ee caaga ama burushka yar ku leh xaga horeayaa marka qof kale isticmaalo waxaa ku hadha bakteeriya taaso markad isticmaashid toos u fadhisanaysa dhagahaga.

Check Also

ilowga badan, hilmaanka,

Sida Looga Hortegi Karo Illowga Badan

Illowgu waxa uu ka mid yahay xaaladaha caanka ah ee lagu arko qofku marka uu …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *