Maqaarka oo ah lakabka kore ee jirka waa qayb xasaasi ah, sida la mid ah qaybaha ee jirka waxa uu baahan yahay in si wanaagsan loo daryeelo. Waxyaabaha la isku qurxiyo oo aad marsato kuma filna maqaarkaaga waxaa ka sii muhiimsan qaadashada cuntooyinka maqaarka uroon ee hodanka ku ah fitamiinnada si loola dagaallamo cudurrrada maqaarka ku dhaco, quruxda maqaarkana sare …
Read More »Maqaarka
Sababaha Keena Haaraha Wajiga Iyo Sida Loo Goyn Karo
Haaraha wajiga ku samaysma waa cillad ku badan dhalinyarada khaasatan dumarka da’a dhexaadka ah. Haaruhu waa dhibco madmadow ama ka beddelan midabka maqaarka kuwaas oo badanaa ku samaysmaan daamanka iyo dhafoorka. Inkastoo haaruhu aysan dhibaato caafimaad keenin balse waxay sababi karaan yax-yax waxayna dhaawici karaan kalsoonida qofka. Dadka haaraha leh waxay ka xishoodaan in wejigooda la arko. Waxaa kaloo haaraha …
Read More »Cillada Maqaarka Ku Dhacda Ee Cellulitis: Sababaha Keena, Astaamihiisa Iyo Dhibaatooyinka…
Caabuqa maqaarka waa xaalad caan ah, waa xaalad keeni karta infekshan daran oo ka dhasha bakteeriya. Caabuqaan wuxaa lagu yaqaanaa muuqdaa bararsan, guduud/casaan oo marka la taabto la dareemo diiranaan iyo danqasho. Xanuunkaan wuxuu si dhaqsa ah ugu gudbi karaa qeybaha kale ee jirka. Caabuqa maqaarka la isma qaadsiiyo inta badan. Caabuqa maqaarka waxuu inta badan ku dhacaa lugaha, in …
Read More »Hababka Ugu Haboon Ee Loo Daryeelo Jidhka Wax Diida (Sensitive Skin)
Qoraalkayga wiigan wuxuu ku saabsan yahay jidhka wax diida (sensitive skin type) runtii jidhka dumarka noocyadiisu wuu badan yahay se bal dhawr ban soo qadan doonaa. Jidhkan manta waxaan u soo qaatay, runtii dadbadan oo jidhkan leh baa ila soo xidhiidhay, markaa had iyo jeer waxan eega marba dhinacii baahi badan. Hadaba jidhkan ayaa ah mid markii sii hore ka …
Read More »Beauty Benefits Of Aloe Vera And How To Use It
Aloe vera is renowned for its numerous beauty benefits due to its rich composition of vitamins, minerals, and antioxidants. Here are some of the key beauty benefits of aloe vera: 1. Hydration and Moisturization Natural Moisturizer: Aloe vera gel is lightweight and non-greasy, making it an excellent moisturizer for all skin types. It hydrates the skin without clogging pores. Soothes …
Read More »Agoolka Ama Toxobta: Sababaha Keena Iyo Qaababka Dabiiciga Ah Ee Looga Takhalusi Karo
Agoolka ama toxobta waa xaalad waqti dheer qaadata kuna dhacda dad badan. Agoolku waxa uu badanaa ku samaysmaa madaxa khaasattan maqaarka madaxa. Agoolku ma ahan wax la isku gudbin karo ama xaalad halis ah balse waa xaalad qofka dareensiin karta ceeb iyo yaxyax sidoo kale waxaa adag sida loo soo afjaro ama loo dabar gooyo. Balse waxaa nasiib wanaag ah …
Read More »Hababka Loo Daryeelo Jidhka Qalaylka Ah
Maanta waxan ka hadlayaa jidhka qalaylka ah (dry skin type), jidhkaan qalaylka ah ayaa ah mid lagu garto ingayg badan oo dhabanada ah, wajiga oo noqda wax loo yaqaano (tight skin), fooda oo had iyo jeer qolofi ka kacdo, basaas badan iyo dadka qaar oo dareema cun cun dhabanada ah. Iyaguna waxa jidhka engayga badan leh, gacmaha, xusulada, kubka . …
Read More »Beauty Benefits Of Olive Oil And Ways To Use It
Olive oil, often called “liquid gold,” has been celebrated for its numerous health and beauty benefits for centuries. Its rich nutrient profile makes it a versatile ingredient in skincare, hair care, and overall beauty routines. Here are some of the key beauty benefits of olive oil: 1. Moisturizes Skin Olive oil is an excellent natural moisturizer due to its high …
Read More »5 Hab Oo Loola Dagaallamo Calaamadaha Gabowga
Dabayaaqada dhalinyaronimada illaa inta uu da’da isu dhiibayo, waxa ugu badan ee uu qofku ka warwaraa waa gabowga, waxa aanu dagaal la galaa calaamadihiisa, oo uu ugu horreeyo coodhcoodhku. Sidaa awgeed shirkadaha soo saara waxyaabaha la isku qurxiyaa waxa ay lacag badan ka sameeyaan iibka kiriimada iyo dawooyinka jidhka giijiya ee midabka iyo muuqa dhalinyaronimada ilaaliya. Dawooyinka la adeegsadana waxaa …
Read More »Asbaabaha Keena Finanka Iyo Siyaabaha Looga Hortago
Maqaarka wuxuu leeyahay godad yaryar, godadkaan yaryar ee maqaarka ayaa waxaa xiri kara saliidda uu soo saaro jirka, sidoo kale waxaa xiri kara bagteeriyo iyo wasakh. Marka ay godadka maqaarka xirmaan waxaa kaa soo baxaya qofka finan. Finanku waa mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu badan ee qabsada maqaarka. Inkastoo ay finanku ahayn xaalad nolol iyo geeri u dhaxaysa lakiin waxay …
Read More »Sababaha Keena Cimri Degdega Iyo In Calaamadaha Gabowgu Ay Qofka Goor Hore Ka Soo Muuqdaan
Waxaa muddooyinkii u dambeeyey dunida ku soo badanaya cabashooyinka la xidhiidha gabowgii oo xilligiisa caadiga ah ka soo degdegaya, baadhitaannada kala duwan ee ay xeeldheerayaashu ku sameeyeenna waxa ay muujinayaan in ay jiraan sababo badan oo dadku ay ku kacaan iyaga oo aan dareensanayn dhibta ay caafimaadka gaadhsiin karto in ay ka mid yihiin kuwo keena gabowga oo waqtigiisii ka …
Read More »Jirka Qalalan Ama Kor Qallaylka Iyo Qaababka Looga Takhalusi Karo
Jirka qalan waa cillad ay dad badan ka sheegtaan. Waxa ugu badan ee keena waa qanjirrada saliidda soo saaro ee loo yaqaanno “sebaceous glands” oo shaqada yareeya ama howlgab noqda, waxaa ku xigga isbadallada cimillada uu qofka ku nool yahay, sida dabaysha iyo qabowga siyaadada ah. Waxaa kaloo keeni kara waxyaabaha la isku qurxiyo iyo saabunaha la isticmaalo iyo xittaa …
Read More »Hababka Loo Daryeelo Jidhka Saliida Leh
Maqaalkaygan manta waxan ku soo qaadanayaa jidhka saliida leh cuntooyinka loo marsan karo, se waxa marsan kara uun hablaha jidhkooda aan cadayn, waayo waxa laga yaabaa hablaha jidhkooda wax mariyay jidhkaasi waa khafiif ama wuu cas casaada, markaa hadii ay marsadaan cuntooyinka qaar waxaa lagayaaba inay ku dhacdo (skin irriation) ama wax shagax ka soo idhaahdaan cas casi, markaa walaalo …
Read More »Hababka Saliid Saytuunta Loogu Isticmaalo Nafaqaynta & Qurxinta Jirka
Saliid saytuunku waa saliid dabiici ah oo laga soo saaro miraha iyo geedka saytuunka. Muddo dheer ayaa saliiddan ayaa loo isticmaali jiray qurxinta jirka. Faaidooyinka saliid saytuunta ay u leedahay maqaarka: Lidka sunta: Saliid saytuunta waxaa ka buuxa maadooyinka liddiga ku ah sunta sida faytamiin E. Maadooyinkani waxa ay maqaarka ka ilaaliyaan dhaawaca waxa loo yaqaanno “free radicals” waxayna ka …
Read More »Summadda Maqaarka Oo Kala Jiidmo Ama Jeex Jeexa Jirka (Stretch Marks)
Sumadda maqaarka oo kala jiidmo waa wax lagu arko maqaarka oo ah xariiqmo barbaryaal, laymankaan wey ku kala duwan yihiin midabka iyo dareenka taabashada, midabkana wuxuu u dhexeeya guduud ama basali, marka aad taabatid na waxaad dareemeysaa in maqaarka intiisa kale ay ka godan tahay. Sumaddaan waxay inta badan soo baxdaa marka uu dhaco is bedel culeyska jirka ah oo …
Read More »