Health

Toonta Iyo Dadka Dhiig Karka Qabo

Daraasad ay sameeyeen culimo Australian ah oo qaadatay mudo gaadhaysa 12 todobaad ayaa tijaabi ahaan loogu sameeyey 50 of oo qaba dhiig kar (high blood pressure) . Daraasadan oo lagu soo qoray shabakada la yidhaahdo ‘scientific journal Maturitas’ ayaa waxa ay sheegtay in toon tu tahay mid lagaga hortagi karo kor u kaca cadaadiska dhiiga (high blood pressure) . Culumadan Australian …

Read More »

Wax Ka Baro Faaidooyinka Caafimaad Ee Ku Duugan Lowska

Khubarada nafaqada qaarkood ayaa waxay yidhaahdaan inay ku filan tahay in dadku isticmaalaan lixdan garaam(60gm) oo lows ah maalintii. Waxa sido kale ay sheegtay khuburadani in cunista lowsku uu ka ilaaliya jidhka qofka in uu haleelo xanuunka macaanka ( diabetes), cudurada wadnaha iyo kuwo ku dhaca halbowlayaasha wareegga dhiigga iyo waliba kor u kaca xanuunka cholesterol-ka. Midhaha lowska ayaa waxa …

Read More »

Faaiidooyinka Midhaha Afakaadhaha

Midhaha afakaadhaha (avocado) waxa ay leeyihiin waxtar badan, maa ha oo kaliya mid waxtar leh in la isku qurxiyo, laakiin sidoo kale waa cunto gaar ah. Cabsida qabaan dadka badhkood ee ah in ay baruur badani ku jirto kasakow, waxa uu leeyahay faa’iidooyin dhowr ah. Waa maxay sirta midhahani? Midhaha avocado waxa ay gaar ku yahan dhadhan aad u macaan,waa …

Read More »

Gabadha Wallaca Ah Iyo Sinjibiisha

Gabadhuhu markay yeeshaan uurka waxaa dhacda inay qaarkood maraan marxalad adag, taas oo uu u keeno uurku, waxaana la dhahaa walac. Sidaas darteed waxaa dhacda in gabadha ay ku dhacdo nafaqo daro, markay cuntooyinkay cuni jirtay badankoodu ka xidhmaan, miisaankoodu hoos udhaco, kuna kalifto in markaa la dhigo dhakhtarka. Qaarkoodna waxaa ufuranta nasiib wanaag cuntada, markaa halkaas waxaa laga fahmi …

Read More »

Cuntooyin Iyo Daawooyin Ay Tahay In Laga Fogaado Marka Calooshu Maran Tahay!

Caloosha, shaah bigays,

Waxaa jira dhowr cunto iyo cabbitaan oo ay xeeldheerayaasha caafimaadka cuntadu ku taliyeen in aanay fiicnayn in uu qofku cuno marka uu gaajaysan yahay. Waxa ay khubaradu sheegeen in cuntooyinkani ay leeyihiin faa’idooyin badan oo caafimaad balse keliya aanay fiicnayn in la cuno caloosha oo maran, qormadan oo aynu ka soo xiganay, wargeyska A-Sharq oo ka soo baxa dalka Qatar …

Read More »

Ukunta Iyo Quraacda

Ukuntu waxa ay  ka mid tahay cuntooyinka ugu faaidada badan caalamka aynu ku noolnahay maanta, iyada oo intaasi ay u raacdo qiimaheeda lacageed oo aad u raqiis ah. Maxaa faaido ah oo ay leedahay in ukunta lagu quraacdo?  1. Protien wanaagsan: unkun,ta waxaa ku jira amino acid, kaasoo jirkaagu uga baahan yahay heer aad u sareeya oo awood ah,waxaa kale oo …

Read More »

4 Qaab Oo Aad Iskaga Yareyn Karto Baruurta Caloosha

Haddii aad ka mid tahay dadka miisaanka jirkoodu dhibta ku hayo jecelna in uu dhimo culayska saaran waxa la gudboon in ay raacaan haddiiba ay awoodaan tallaabooyinkan afarta ah oo la ogaaday in ay si weyn u caawiyaan la dagaalanka baruurta iyo miisaanka badan gaar ahaan xayrka ku ururta caloosha, barida iyo guud ahaan jirka. Dumar badani waxa ay dhib ka …

Read More »

Ma Rabtaa Inaad Kordhiso Dhererkaaga?

Waxaa la aaminsan yahay in hidde-raaca waalidku uu 80% ka yahay muuqaalka iyo joogga qofka bini-aadamka ah, halka 20% na uu muuqaalka qofka iyo dhererkiisu saameyn la leeyahay waxyaabaha kale ee dabiiciga ah, sida cuntada iyo caafimaadka oo kale. Waxyaabaha hoos u dhigi kara ee carqallada gelin kara kororka dhererkaaga waxaa ka mid ah, sigaar cabbista xilliga korniinka ee 10 …

Read More »

Siyaabaha Loo Daawayn Karo Qallaylka Iyo Jeexjeexa Cagaha

Waa Maxay Caga Qallayl iyo Jeexjeex? Maqaarka lugaheena caadiyan wuu ka duwan yahay maqaarka jirkeena oo kale, eebe uma samayn qanjirrada saliidda soo daayo saas awgeed waxay cagta ku tiirsan tahay kumanaan qanjirrada dhididka ah. Haddii marka ay jirto cillad saamaynayso qanjirrida dhididka ee lugaha waxay keenaysaa caga qallayl iyo inay jeexjeexmaan. Dadka uu aad ugu badan yahay cago qallaylka …

Read More »

Sababaha Keena Hurdo Xumada Caruurta

Sideedaba hurdo xumada ku dhacda ilmaha yar waxa ay ka kobaana tahay noocyo badan, laakiin waxa ay ka simanyihiin kuligood inay waalidka walaac ku abuuraan iyo hurdo la’aan, lakin caafimad ahaan hadii loo hadlo waa laba qeyb: 1– hurdo xumaanta dhibaatadu keento. Hurdo xumadan  ayaa waxa keena qodobadan – caruurta oo isku kaadshidiisu badato  taas oo kiscisa wakhitiyo inta uu …

Read More »

Koob Kafee Ah Oo Aad Maalin Kasta Cabtaa Waxay Kaa Yareynaysaa Khatarta Kansarka Mindhicirada

Cilmibaadhis ballaadhan oo dhowaan natiijadeedu soo baxday ayaa daahfurtay in cabbitaanka ee maalinlaha ahi ay yarayso khatarta ah in qofka uu ku dhaca kansarka noociisa midhicirada weyn ku dhaca, isla markaana waxa uu kordhiyaha fursadaha lagaga bogsan karo cudurkan. Sahamin lagu sameeyey dad uu cudurkani hayo oo bun cabbay ayaa lagu ogaaday in bunku uu raad muuqda ku yeeshay caafimaadkooda …

Read More »

Daryeelka maqaarka ilmaha yar iyo dhalinta

Maxaa gaar ku ah maqaarka ilmaha yar oo dhashay? Dhalashada ka dib maqaarka ilmaha wuxuu qaataa muddo inuu la qabsado adduunka ku cusub. Waxaa jira waxyaalla badan oo deegaanka ka jira oo ilmaha dhashay xasaasi u yahay intuu yar yahay. Si kasta arrini ha ahaatee, talaabooyin yaryar oo guriga laga qaado ayaa muhiim u ah si loo xaqiijiyo in ilmaha …

Read More »

8 Calaamadood Oo Lagu Garto Cudurrada Kelyaha

Symptoms of Kidney Disease Aqriste waxaan kuu soo gudbinayaa qaar ka mid ah xanuunaa ku dhaca kelyaha iyo calaamadaha lagu garto. Xanuunka ku dhaca kelyaha ayaa noqday tobankii sano ee u danbeeyay mid ay ka cawdaan dadka soomaaliyeed mana jirin laba sano ka hor mashiinka kelyaha sifeeya deegaanaadada afka soomaaliga looga hadlo, immika se magaalooyinka sida hargeysa waad ka heleysaa. …

Read More »

Faa’iidada Hurdada Duhurkii

Dad badan ayaa ma’oggan faa’idada ay hurdada qadada kadib u leedahay dib u soo celinta tamarta qofka. Cilmibaaris dhowaan natiijadeedu soo baxday ayaa daahfutay in hurdada maalintii ay nasiso maskaxda qofka iyo muruqyadiisa isla markaana xoojiso nasashada iyo furfurnaanta dabeecaddiisa. Sidoo kale waxa ay dib u soo celisaa awoodda iyo tamarta qofka ee dhinaca fikirka iyo baraarugsanaanta maskaxda, waxa ayna …

Read More »