Qaniinyada Maska: Caadi ahaan masaska iyo guud ahana bahalaha hoose waxa ay soo baxaan xilliga kulaylka badani jiro, oo aanay ku jiri karin godadkooda. Waxa ay taasi sababtaa in ay dhacdo in aadamaha ay meelo badan iska soo gaadhaan, gaar ahaan dhulka baadiyaha ama cidhifyada magaalooyinka ah, iyo dhulka dhismayaasha guunka ah ee aan la isticmaalin ku yaallaan. Hadddaba haddii …
Read More »Health
Xanuunnada Laga Qaado Dhafarka Badan Iyo Talooyin Anfacaya Dadka Habeenkii Soo Jeeda
Dhafarka badan iyo hurdo la’aanta waxaa laga dhaxlaa dhibaatooyin badan oo kala duwan. Maadaama caalamku is badalay oo habeenkii iyo maalintii isku mid noqdeen xaga dhaqdhaqaaqa waxaa aad u soo baxay dhibaatooyin badan oo la xiriirta hurdo la’aanta ama dhafarka habeenkii taasoo na dareensiineysa ahmiyada hurdada iyo faa’idooyinka caafimaad ay hurdadu wadato. Dhafarka habeenkii waa wax khilaafsan sunnadii eebe ugu …
Read More »Imisa Koob Oo Bun Ah Ayaa La Cabi Karaa Maaliintii, Waqtigee Se Ugu Fiican In La Cabbo?
Bunku waxa uu ka mid yahay cabitaannada loogu jecelyahay dunida, waxaa la qiyaasayaa in maalin kasta dunida lagu cabbo illaa laba Bilyan oo koob. Bunka waxaa ku jira maadadda Caffiene ta oo faa’iidooyin badan u leh caafimaadka, laakiin haddii ay jidhka ku badato keeni karta khataro caafimaad. Waxaa intaas dheer in sababta ugu weyn ee dadku u cabbaan ay tahay …
Read More »7 Arrimood Oo Haddii La Joogteeyo Subax Kasta, Si Weyn U Dhima Cayilka
Korodhka miisaanku waxa uu ka mid yahay dhibaatooyinka ugu badan ee dunida maantu ka cabato, maadaama oo uu culays ku hayo caafimaadka bulshada iyo dhaqaalaha qaranka labadaba. Waxaa iyaduna garab socota in dadku ay ku baraarugeen dhibaatadan, sidaa awgeed uu miisaanka dheeraadka ahi ka mid yahay waxyaabaha loogu hadal haynta badan yahay isla markaana ay bulshooyinka dunida oo reer magaalka …
Read More »Calaamadaha Waaweyn Ee Lagu Fahmo Haddii Jirkaaga Ay Sun Ka Buuxdo
Ma isku aragtay daal iyo burbur joogto ah oo bilaa sabab ah? Hagaag, haddii howlo fudud ay kugu sababayaan daal badan, tani waxay tilmaan u noqon kartaa in jirkaaga ay sun ku jirto. Astaamaha kale waxaa ka mid ah; heerka tamarta oo hoos u dhaca, cillado dheefshiidka ah, isbedellada niyadda oo la xakamayn karin iyo xittaa madax xanuun. Sidee jirka …
Read More »Dhibaatooyinka Taleefanka Gacanta Uu U Gaysto Xidhiidhada Iyo Caafimaadka Nafsiga Ah
Technoference, waa erey bixin cusub oo ka dhalatay isku darka laba erey oo midba badh laga soo goostay, waa tiknoolajiyaddii (Technology) oo laga soo qaatay inta hore ee ‘Techno’ iyo ereyga Ingiriisiga ah ee Interference oo afka soomaaliga ku noqonaya faragelinta, kaas oo isagana laga soo qaatay inta dambe ee ‘Ference’ labadaa qaybood ayaa noqday Tehcnoference. Waxaa loo adeegsada tilmaamidda …
Read More »Dhirta Dabiiciga Ah Ee Lagu Jari Karo Baruurta Caloosha
Baruurta caloosha gasha ayaa noqotay dhibaato haysata dad badan oo dunida ku nool Waxyaabo badan ayaa ka mas’uul ah baruurta caloosha gasha waxaana ka mid ah hab-nololeedka iyo cunno qaadashada . Baruurta caloosha ma ahan oo keliya inay saamayso quruxda qofka balse waxay kaloo keeni kartaa dhibaatooyin caafimaad oo badan. Waxaa la arkay inay siyaadiso halista cudurrada dhiig karka, macaanka …
Read More »Hababka Loo Maareeyo Hurdo La’aanta Ama Hurdo Xumada
Cimilada xumaanaysa, caafimaad darrada, cidhiidhiga guuxa iyo sawaxanka magaalooyinka, nooca shaqooyinka casriga ah iyo aaladaha lagu isticmaalayo guryaha, xafiisyada iyo goob kasta ayaa sabab u ah hurdo la’aan dunida oo dhan ku baahday. Qormadan waxaan ka soo xiganay wargeyska Daily Telegraph ee ka soo baxa dalka Ingiriisku waxa ay soo bandhigaysaa dhowr ka mid ah talooyinka ay khubarada caafimaadku siiyaan ruuxa hurdo la’aanta ama …
Read More »Sababaha Gabadha Ku Keeni Kara Khalkhalka Caadada Iyo Talooyin Muhiim Ah
khalkhalka caadada: Dumar badan ayaa ka cawda xaaladda nidaamsani la’aanta caadada, oo waqtigeeda ka soo horumarta ama ka dib dhacda, ama isbedbeddel ku yimaaddo muddada ay soconayso iyo xaddigeeda. Haddaba waa maxay sababtu? Sidee se loogu maaro heli karaa? Wareegga dabiiciga ah ee caadadu waa 28 maalmood, laakiin waxaa dhici karta in ay noqoto 24 illaa 35 maalmood, inta badanna …
Read More »Astaamaha Lagu Fahmo Haddii Cunista Sonkortu Ay Balwad Kuu Noqotay
Xaaladaha caafimaad ee adduunka maanta ka jiraa waxa ay aadamaha bareen muhiimadda ay leedahay in ay si dhow u daraaseeyaan wax kasta oo ay cunayaan. Waxyaabaha ku dhow in adduunka oo dhami dhibtiisa isku raacana waxaa ka mid ah sonkorta. Amelie B. oo ah haweenay qoraa ah oo u dhalatay dalka Faransiiska ayaa maqaal ay dhowaan ku qortay majaladda Sonthi …
Read More »Ahmiyada Dufanka Omega-3 Uu U Leeyahay Jidhka Iyo Maskaxda Iyo Cunnada Hodanka Ku Ah
Omega-3 waa nooc ka mid ah dufannada laga helo cuntooyinka kaas oo waxtar ballaaran u leh caafimaadka. Waa dufan lagu sameeyay cilmi baarisyo badan. Dufankani waxa uu xambaarsan yahay faa’idooyin aan la soo koobi karin waxaana uu wax u taraa wadnaha, xididada dhiigga, qanjirrada, murqaha, lafaha iyo maskaxda. Meelaha ugu fiican ee laga helo dufanka omega-3 waxaa ka mid ah; …
Read More »Sirta Caafiimaad Ee Miraha Farawlaha
Farawlaha waa miro cas oo u saamaysan qaabka wadnaha, waa miro indhaha uroon, dumarkuna ay aad u jecel yihiin. waxa ay hodan ku yihiin walxaha sunsaarista iyo maadooyin kale oo faaido u leh caafimaadka guud. Farawlaha waxaa ka buuxo nafaqo kala duwan taas oo tamar iyo caafimaad bini’aadanka uu ka helo sida fitamiin C, fitamiin A, Fitamiin K, folate, calcium, …
Read More »Khatarta Ay Dawada Jeermisdiluhu (Antibiotics) Ay Ku Keento Carruurta
Cilmibaadhis cusub oo ay samaysay jaamacadda ‘Monash’ ee dalka Ustaraaliya ayaa muujinaysa in carruurta da’ yaraanta lagu siiyo dawooyinka anti-baayootiga (Anti biotics) ay kordhiso khatarta ah in uu ku dhaco xanuunka xiiqdu. Sababtuna ay tahay dawadan oo disha bakteeriyada jidhku u baahan yahay ee ku nool caloosha ilmaha, gaar ahaan sannadka ugu horreeya cimrigiisa. Daraasaddan oo natiijadeeda ay majaladda ‘Immunity’ …
Read More »Infekshanka Galmada Lagu Gudbiyo Ee Kalaamiidiya (Chlamydia)
Kalaamiidiya waa nooc kamid ah infekshanada ka caanka ah ee lagu kala gudbiyo galmada, waxaana sababa bagteeriya, dadka qaba kalamiidiya inta badan kama soo baxdo wax caalamad ah in mudo ah, taasna waxaa laga yaabaa iney ka dhaadhiciso ineysan qaadin wax infekshan ah, hasa ahaatee kalaamiidiya waxay sababi kartaa dhibaatooyin caafimaad kuwaasoo soo muuqda xili dambe, waxaana ka mid ah …
Read More »Calaamadaha Baabasiirka (Haemorrhoids), Sababaha Keena & Sida Looga Hortago
Waa xanuun saameeya xidida loo yaqaan veins-ka futada, dhibkaan waxuu yimaada marka uu siyaado cadaadiska ka dhex jira xidadan taaso sababta inay dilaacaan, waa dhacdo sahlan laguna xalin karo qaabab aan daawo ahayn iyo daawada labadaba. Cudurka baabasiirka waxuu ku dhacaa inbadan oo kamid ah bulshada lana nool iyagoo ka warqaba. Waxuu ku dhici karaa gudaha maroorka (malawadka) ama maqaarka …
Read More »
Daryeel Magazine