Quruxda

Faaidada Liintu U Leedahay Qurxinta Wejiga

Liinta ayaa wajiga u leh wax tar weyn iyadoo ay awood u leedahay mideynta midibka muuqaalka wajiga, waxaana ku jira Vitimin C, iyadoo liinta muuqaalka wajiga ka yareeyso raadadka finanka wajiga ka soo baxa.Hadaba ka hor tag wanaagsan ayay u tahay liinta muuqaalka wajigaada ee maalintii laba jeer ku daliig ama ku duug wajigaada oo sidaas sameey subixii iyo galabtii.Sidoo …

Read More »

7 Arrimood Oo Dedejiya In Qofku U Ekaado Mid Gaboobay

Waxa jira waxyaabo qofka muqaalkiisa u ekaysiiya mid gaboobay amma ku soo dedejiya gebawga, taasoo ay sababaan caadooyin uu sameeyo amma bayada ku wareegsan. 1. In qofku aad u welwelo: Qofka oo noqda mid aad u welwel badan waxa uu saamayn ku yeesha maskaxdiisa iyo muuqaalkiisa jidh ahaaneed, waxana qofka looga baahan yahay inuu iska ilaaliyo welwelka nololeed. Sababta keenta …

Read More »

10 Best Anti Aging Oils for Younger Looking Skin

Fine lines wrinkles and saggy skin are all caused by the aging process. Over age, the skin loses its natural oil production, in order to maintain the optimal look of the skin, you need to replace the lack of oils with other natural oils in order to keep it moisturized and smooth. Numerous natural oils have potent anti-aging properties, and …

Read More »

Iman Oo Qurux Ugu Faantay Rihanna iyo Naomi

Rihanna 26 jir, Naomi Campbell 44 jir, iyo Iman 59 jir ah ayaa dhawaan markii ugu horeysay waxa ay si wadajir ah u galeen sawir ay ugu magac dareen quruxda Madowga. Iman waa gabadh asalkeedu Soomaali yahay, kana tirsan dumarka Model-ka ku jira, dhowr jeerna ku guuleystay xidigta quruxda, da’deedu waa 59 jir, waxa ayna dhawaan sawirkaan la gashay fanaanada …

Read More »

9 Waxyaabood Oo Ay Haboon Tahay In Dumarku Boorsada Ku Ritaan

Halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa fikrado yaryar oo aad boorsdaada ku nidaamsan karto. Xanjo: waa muhiim in xanjo ama nacnac yar yar aad ku sidato shandada, markasta oo aad dareento in afkaagu qalalay ama urtiisu is badashay waxay kuu noqonaysaa gargaar dagdag ah. Marka uu hargab kugu dhacana nacnaca vicks-ka leh waa lagama maarmaan. Cream: waa muhiim in shandada uu …

Read More »