Quruxda

Mooska Iyo Faaidooyinka Uu U Leeyahay Jidhka Dumarka

Dumarada inta badan marsada kireemka la farsameeyo ee ay soo saaraan warshadaha si maqaarka wajigooda ayaa kala kulma inta badan dhibaato ayku keenaan kiriimkaa Hadaba hadii aad ka mid tahay dadka mushkiladaasi heysto daryeelmagazine.com ayaa kuu haya qurux dabiici ah oo dib u soo celineysa quruxda wejigaaga, islamarkaana kaa xalineysa dhamaanba cabashooyinkaaga. Isticmaalka mooska wuxuu kaa caawinaayaa finanka iyo nabarada …

Read More »

Baro Sida Loo Sameeyo Carfiye Dabiici Ah Oo Kilkilaha La Mariyo

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii aad wada jeclaydeen ee Cooking With Hafza, Qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo sameeyo carfiye dabiici oo la mariyo kilkilaha. Carfiyahaan  ayaa laga samaynayaa kicisada burka (baking soda), saliida qumbaha, saliida loo yaqaan Lavender Essential Oil ee laga soo miiro ubaxa geedka lavender, iyo saliida lawska (almond oil) Ka faaidaysi wacan:

Read More »

Baro Sida Waxyaabo Dabiici Ah La Iskugu Qurxiyo Xiliga Ciida

Ciid wanaagsan dhamaan akhristayaasha qiimaha badan ee ku xiran daryeelmagazine.com. Maanta waxaan halkaan idin kula qeybsanaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijka aad looga wada riyaaqay  ee Cooking With Hafza. Qeybtaan oo ay Hafza Hassan ugu talo gashay ciida ayaa ku saabsan  sida la iskugu qurxiyo shaaha cagaaran ee loo yaqaan “Green Tea” oo lagu darayo malab iyo saliid …

Read More »

Sababaha Ku Kalifa Dumarka Is Cadeynta

‘Doqon iyo habeen ba madow’ had iyo goor halheyskaas ayaan ka maqli jiray markan arko gabar Somali ah oo difaceysa ama ka doodeysa sababtay isku cadeysay. Gabdhaha qoyskeyga waxa u badan midibka maariinka (Brown) ah anagoo ka marneyn midibka madow, si kastoo ahaataba labada midaba kuwo is cadeeyay ayaa ku jiraan. Maxa ku sababa gabdhaha is cadeynta? Runtii hadaan ka …

Read More »

Hababka Dabiiciga Ah Ee Looga Takhaluso Agoolka

Waxaa ishayda ku dhacay maqaal lagu qoray joornaalka caanka ah ee la yiraahdo Readers digest oo soo bandhigay in si dabiici laysaga daawayn karo agoolka (dandruff) oo dad badan dhib ku haya. Inta maqaalkan aanaan u gudbin waxaan idiin soo bandhigayaa waxa keena agoolka marka horaba. Agoolka tinta waxaa keena jeermiga la yiraahdo Funguska oo ku tarma oogada dhalada madaxa. …

Read More »

Dhaqidda Iyo Qurxinta Lugaha Si Dabiici Ah (VIDEO)

Kulanti wanaagsan, waa markale iyo qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii aad wada jeclaydeen ee Cooking With Hafza. Barnaamijka maanta waxa uu ka koobanyahay labo qeybood oo kala ah nafaqaynta timaha iyo qurxinta lugaha. Qeybta koobaad ayay Hafsa Hassan  nagu tusinaysaa sida timaha loogu nafaqeeyo mask ka samaysan caanaha qumbaha, avocado iyo saliid saytuun (olive oil). Mask-haan waxyaabaha aad ka …

Read More »

7 Qaab Oo Loo Baabi’in Karo Madowga Kilkilaha

Madowga fuula maqaarka kilkilaha inta badan ma ahan cudur ama xaalad caafimaad darro. Sababaha keena waxaa ka mid ah, xiirida timaha kilkilaha kasoo baxa,  kareemada timaha baabi’iya oo si joogto ah loo isticmaalo, kilkilaha oo aan helin hawo ku filan, unugyada haraga dhintay iyo isticmaalka catarada/baraafuunada ay ku badantahay maadada loo yaqaan alcohol. Si fudud ayaad uga takhalusi kartaa madowga …

Read More »

Sida Loo Baabi’iyo Qalaylka Iyo Dildilaaca Cirbaha

Sababaha keena dildilaaca iyo qalaylka ciribta waxaa ka mid ah qoyaan la’aan, , cunto xumi, gabowga, saacado dhaadheer oo la taagnaado cayilka badan,  xirashada kabo aan ku haboonayn cagaha iyo  inaan si wanaagsan loo xanaanayn cagaha. Dildilaaca cirbaha waxay hoos u dhigaan quruxda cagaha mararka ka qaarna waxay keenaan infekshano balse waxaa lagu daawooyin tallaabooyinkaan daryeelmagazine.com hoos ku xusayo. 1. …

Read More »

Sida Jirka Loogu Qurxiyo Digir Iyo Aloe Vera

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii  aad wada jeclaydeen ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan ayaa ku saabsan sida la iskugu qurxiyo digir iyo dacar (aloe vera), alaabtaan ayaa ka mid ah waxyaabaha sirta ah ee ay inta badan isku qurxiyaan dumarka Japanese-ka waxayna isticmaalayeen mudo 1200 sano ku dhawaad ah. Faaidooyinka digirtu ay leedahay …

Read More »

Xulbada iyo Koritaanka Timaha

maxaa timaha bixiya koritaan tinta xulbada timaha

Faaiidooyinka xulbadu ay timaha u leedahay waxaa ka mid ah: -Borotiinka, nicotinic acids-ka iyo maadada lecithinare ee xulbaddu ay hodanka ku tahay waxay timaha ka xoojiyaan salka taasoo ka hortagta inay si fudud ku go’aan. Sidoo kale miraha xulbada waxaa ku jira maadooyin kale oo timaha koriyo isla markaana daadashada ka ilaaliya. -Xulbudu timaha ayay dhalaalisaa. -Waxay u roon tahay tinta …

Read More »

Daryeelka Jidhka Wax Diida (Sensitive Skin)

sensitive skin

Qoraalkayga wiigan wuxuu ku saabsan yahay jidhka wax diida (sensitive skin type) runtii jidhka dumarka noocyadiisu wuu badan yahay se bal dhawr ban soo qadan doonaa. Jidhkan manta waxaan u soo qaatay,  runtii dadbadan oo jidhkan leh baa ila soo xidhiidhay, markaa had iyo jeer waxan eega marba dhinacii baahi badan. Hadaba  jidhkan ayaa ah mid markii sii hore ka …

Read More »

VIDEO: Sida Wajiga Looga Ilaaliyo Waxyeelada Qoraxda Iyo Qalaylka

Akhristayaasha qiimaha badan ee ku xiran daryeelmagazine.com waxaan idin la wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah baarnaamijkii aadka loogu riyaaqay ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan oo ka mid ah kuwii qurxinta iyo nafaqaynta jirka ee sida dabiiciga ah ayaa ku saabsan sida la iskugu qurxiyo bariis biyo budo ah oo wajiga la marsado iyo biyaha laga sameeyo ubaxa kuwaasoo …

Read More »

Qurxinta Iyo Nafaqaynta Maqaarka Jirka Xiliga Summer-ka

Waa qeyb kaloo xiiso badan iyo barnaamijkii cunto karinta ee Cooking With Hafza iyo qeybtii loogu talo galnay qurxinta iyo nafaqaynta maqaarka jirka. Qeybtaan ayay Marwo Hafsa nagula wadaagaysaa sida ugu haboon ee maqaarka jirka loo qurxiyo xiliga xagaaga ama Summer-ka. Waxay soo bandhigaysaa waxyaabo dabiici ah oo marqaarka jirka ka ilaaliya waxyeelada qoraxda ama Sun Damage. Alaabtaan ayaa ka …

Read More »

7 Qaab Oo Cagaha Loo Qurxiyo

cagahaaga oo ah qeyb muhiim ah oo ka mid ah jirkaaga waxayna kaalin mug leh ka qaatan quruxda jirkaaga, sidaasi darteed waxay u baahan yihiin in aad ka fikirto daryeelkooda iyo nadaafadooda, Hadaba qodobadaan daryeelmagazine.com halkaan  kusoo bandhigayo ayaan ku eegi donaa talaabooyinka saldhiga u ah ee ka caawin doono nadaafada iyo quruxda cagahaaga: 1. Lugaha ugu qabee baaf Waa in aad si joogta ah u …

Read More »