Quruxda

Sida Saxda Ah Ee Liin Dhanaanta Wajiga Loogu Qurxiyo

Qaabka Saxda Ee Loo Isticmaalo Liin dhanaanta (Lemon) Xagga Quruxda: Lamuunka ama liinta waxaynu ognahay in ay hodan kutahay Vitamin C kaasoo kor uqaada maadada looyaqaan Collagen, maadadu waxay masuul katahay quruxda maqaarkeenna Alle inasiiye, sidaa darteed waxay liintu ka caawintaa qofka inbadan in madmadowga kabo’o sida haaraha iyo raadka finankooda waxay kaloo u fiicantahay dadka leh daldalloollada dhabanka gala …

Read More »

VIDEO: Nafaqee Jirkaaga Si Aad Qurux Iyo Caafimaad U Heshid

Waxaa qeyb cusub oo aad u xiiso badan oo ka mid ah barnaamijkii cunto karinta, nafaqaynta iyo qurxinta jirka ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan ayaa Hafso Hassan inagula wadaagaysaa sida loo diyaariyo cabitaano laga sameeyay khudaar kala duwan isla markaana caafimaadka iyo quruxda u wanaagsan Ka faaidaysi wacan:

Read More »

Saliida Kalluunka Iyo Faaidooyinka Ay U Leedahay Timaha

Haddii aad doonayso timo jiridoodu adag tahay, aadna u ifaaya, waxa aad cuntada ku cunta amma aad isticmaasha saliida kalluunka laga miiro, gaar ahaan noocyada la yidhaa Salmon, Trout iyo Sardines, sidoo kale saliida kalluunka waxa ku jira Omega-3 Fattey Acid, taasoo muhiim u ah caafimaadka maqaarka, qofkana ka dhigta mid aad u ifaaya. Macdanta Ironta ayaa sidoo kale saliidan …

Read More »

Qurxinta Iyo Daryeelka Gacmaha

Dumar badan oo inaga mid ahi waxay aad uga shaqeeyaan qurxinta wajiga iyo timaha, iyagoo ilowsan gacmahoodu inay yihiin  quruxda iyo caafimaadka jidhka kuwa ugu sareeya, waxaa hubaala gabadha xijaaban quruxda jidhkeeda iyo caafimaadkiisa in laga qiyaaso gacmahooda. Cidiyaha oo la dhereeyo oo si qurux badan loo jaro kaliya maaha quruxda gacmaha, gacmaha oo xine (cilaan) la mariyo waa qurux …

Read More »

Qurxinta Iyo Nafaqaynta Jirka Si Dabiici Ah

Waa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii cunto karinta, qurxinta iyo nafaqaynta jirka ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan ayay Hafsa Hassan kusoo bandhigaysaa waxyaabo dabiici ah oo jirka dhalaal iyo qurux u siyaadiya. Waad ka heli doontaan insha Allah, daawasho wacan:

Read More »

Sida La Iskugu Qurxiyo Qajaarka (Cucumber Mask)

Qajaarku wuxuu ka koobanyahay fitaamino badan oo aad ugu fiican maqaarka. , wuxuu qabto waxaa ka mid ah inuu ka hortago coorcoorka (wrinkles)  iyo inuu bi’iyo meelaha cuncunku ku dhaco, Waxuu daaweeyaa madowga fuula indhaha hoostooda (under eye dark circles) maqaarkana wuxuu siiyaa dhalaal, nadaafad iyo qurux. Si uu u helo jirkaagu fitamiinadaas waxaad samayn kartaa sidan: Waxaa muhiim ah inaad u …

Read More »

VIDEO: Adigoo Jikadaada Ku Jira Isqurxi

Waa markale iyo barnaamijykii cunto karinta, nafaqayta iyo qurxinta jirka ee Cooking With Hafsa. Hafsa Hassan ayaa qeybtaan inagu baraysa sida la iskugu qurxiyo bariiska iyo caanaha sidoo kale waxay inoo sharaxaysaa sida timaha looga joojiyo daadashada. Ka faaidaysi wacan:

Read More »

Qaab Sahlan Oo Aad Ilkaha U Caddeysan Kartid

Wax kasta ma isku dayday si aad u caddayso ilkahaaga, walina wax horumar ahna maad weysantahay? Waxa hubaal ah inay qaali tahay ilkaha oo dakhtar ku cadeeya. Qaabkan sahlan oo lacag aan saas u badnayn kaga baxayn ayaa ilkaha ku cadeynaya oo isbadal weyn waqti yar ku keenaya. Faroowlah (strawberry) iyo leebito ‘kicisada burka’ (baking soda) ayaa kuu sahlaya inaad …

Read More »

Ma Doonaysaa Inaad Qurux Badnaato? Talooyin Muhiim Ah

-Badso dhoolo cadaynta & salaanta, wajiga ayey u fiicantahay waxayna wajiga ka ilaalisaa coodhcoodhka iyo gabowga. -Iskajir walwalka badan iyo israacinta aduunyada, waayo qalbiga ayaa ku daalaya, jidhkana wuu cunaa, raadkiisuna korkaaga ayuu kasoo baxayaa. -Ka fogow xanta, diraadiraanimada, si aad si aad acsaabtaada ( neerfahaaga ) ugu raaxayso, marka neerfahaagu raaxaystaana korkaagu wuu nuuri doonaa. Bal ufiirso saaxiibada xanta …

Read More »

Qaababka Isku-Qurxinta Malabka

isku-qurxinta malabka

Malabka waxaa ku jira faa’idooyin badan oo ka mid ah vitamiino iyo macdano , sida vitamin B2, iyo B3, B5,B6, iyo faa’idooyin badan.baaritaan la sameeyay ayaa waxaa la ogaaday in malabku daawo uyahay cuduro badan, siiba cudurada haraga qaar ka mid ah.Waxaad u isticmaali kartaa malabka habab badan oo aan ahayn cunidiisa. Malabka waxaa isticmaala shirkado badan oo sameeya alaabooyinka …

Read More »

Habab Dabiici Ah Oo Aad Uga Takhalusi Kartid Qalaylka Dibnaha

dibnaha

Dibnaha  ayaa ah qayb aad u xasaasi ah jidhka bina aadamka, una bandhigan isbadallo kaga imaada dhinaca dibada iyagoo badiyaaba uu ku dhaco qallayl ama engag, gaar ahaan marka la galo xilliyada qaboobaha. waxaana suurto gal ah in ay ku dhalato bakteeriya hadii ay dhaawacyo dil dillaac ahi soo gaadho. Waxa kale oo sababa engaga ama qallaylka dibnaha caadooyin qaldan …

Read More »

Sida Muuska Jidhka loogu qurxiyo

Inta badan waxa jira Daraasaado wakhtiyo kala duwan la ogaado oo kala duwan haba akhriste maxad ka ogtahay In uu Muuska yahay shayga Ugu fiican ee aad Jidhkaaga Ku Habyn Karto Soona Saraya Quruxda Jidhkaaga. muusku wuxu leeyahay faa`idooyin badan iyo fiitamiino caawinaysa maqaarka dadka, kana dhigaya mid jilicsan oo dabacsan, sidaa darteed waxu kaa cawinayaa in aad quruxdaada ku …

Read More »

Waxyaabaha Dabiiciga Ah Ee Lagu Qurxiyo Noocyada Kala Duwan Ee Jidhka

Ma doonaysaa inaad maqaarkaaga iyo wajigaaga quruxbadnaado oo uu dhalaalo adigoon isticmaalin wax chemicals ah aan isticmaaliin balse isticmaalaya waxyaabo dabiiciya oo waxba kuu dhiimayn? Haddaba halkan waxaad wiig walba inshaAllah ka faa´iidaysan doontaan daryeelka maqaarka, wajiga, timaha iyo jidhka oo dhan anagoo isticmaalayna waxyaabo dabayciya. Waad noqon kartaa qofka aad rabtid waanad gaadhi kartaa bilicda aad rabtid adigoon isticmaalin …

Read More »

9 Waxyaabood Oo Cadow Ku Ah Maqaarka Jidhka!!

Si aad u ilaalisid maqaarkaaga waxaad ogaataa inuu leeyahay 9 cadow, hadii aad ka ilaalisidna ay kuu siyaadayso qurux iyo cafimaad iyo shabaabnimo. Si aad khatartaas iyo cuduradaa aad isaga ilaalisid 9kan iska jir. Sigaarka: sigaarka oo la cabaa wuxuu udiidaa qofka inuu qaato ogasajiin ku filan taaso keenaysa inuu burburiyo fitamiin Cga muhiimka u ah inuu dhiso kolaajiin caawinaya inuu …

Read More »

Faaiidada Malabku U Leeyahayay Quruxda Jirkeenna

Khubaro ku takhasustay qurxinta iyo daryeelka caafimaad ee maqaarka bani aadamka ayaa cilmi baaris ay muddo wadeen ku sheegay in malabka oo lagu dhaashto (marsado) ay  qayb wax ku oola ka qaadato quruxda wajiga qofka iyo guud ahaanba maqaarka. Khubaradan oo ka kala tirsan Jaamacadda Cambridge ee magaalada London iyo Mac’had cilmi baariseed oo isla London ku yaalla ayaa daraasad …

Read More »