VIDEO: Nafaqee Jirkaaga Si Aad Qurux Iyo Caafimaad U Heshid

Waxaa qeyb cusub oo aad u xiiso badan oo ka mid ah barnaamijkii cunto karinta, nafaqaynta iyo qurxinta jirka ee Cooking With Hafsa.

Qeybtaan ayaa Hafso Hassan inagula wadaagaysaa sida loo diyaariyo cabitaano laga sameeyay khudaar kala duwan isla markaana caafimaadka iyo quruxda u wanaagsan

Ka faaidaysi wacan:

Check Also

quruxda maqaarka, caafimaadka maqaarka

10 Cunto Oo Si Weyn U Xoojiya Caafimaadka Iyo Quruxda Maqaarka

Maqaarka oo ah lakabka kore ee jirka waa qayb xasaasi ah, sida la mid ah …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *