Qurxinta Jirka Iyo Sirta Hafza

qurxinta jirka dumarkaKulanti wanaagsan, waa markale iyo cooking With Hafza iyo qeyb kaloo xiiso badan oo ku saabsan qurxinta jirka.

Hafza ayaa maanta nala wadaagaysa sida wejiga loogu qurxiyo digirta yaryar ee midabkeedu cagaarka yahay ee loo yaqaan SALBUUKO iyo caanaha garoorka ah.

Faaidooyinka dhanka quruxda ee digirta salbuukada waxaa ka mid ah:

  • Waxay kaa baabi’isaa finanka.
  • Waxay la dagaalantaa  duuduubka iyo gabowga maqaarka
  • Digirtaan waxay yareysaa daloollada wejiga waxayna jirka qaadaa haraga dhimtay (dead skin).
  • Waxay nadiifisaa jirka.
  • Waxay caawisaa jirka saliida leh.

Caanaha garoorka ah waxaa ku jira bakteeriyada fiican ee disha jeermiska wajiga waxaa uu si gaar u caawiyaa dadka wajigeedu yahay nooca saliida leh.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Check Also

quruxda maqaarka, caafimaadka maqaarka

10 Cunto Oo Si Weyn U Xoojiya Caafimaadka Iyo Quruxda Maqaarka

Maqaarka oo ah lakabka kore ee jirka waa qayb xasaasi ah, sida la mid ah …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *