Sidee Jirkaaga Uga Ilaalin Kartaa Qalaylka Xiliga Winter-ka?

Dad badan ayaa xiliyada qabowga waxay dareemaan qalayl dhanka wajiga, gacmaha iyo lugaha ah. Qalaylka badan waxa uu maqaarka u keeni karaa dildilaac iyo cambaar.

Hadaba barnaamijka Cooking With Haza ayaa maanta ku saabsan sida jirka loo xanaaneeyo xiliga qaboobaha iyadoo la isticmaalayo waxyaabo dabiici ah oo jirka qooya isla markaana dhalaal iyo qurux u siyaadiya.

Daawasho wacan:

Check Also

quruxda maqaarka, caafimaadka maqaarka

10 Cunto Oo Si Weyn U Xoojiya Caafimaadka Iyo Quruxda Maqaarka

Maqaarka oo ah lakabka kore ee jirka waa qayb xasaasi ah, sida la mid ah …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *