Weedho Ama Oraahyo Murti Leh

1. Gabar kasta oo careysan ama murugaysan waxaa ka dambeeya nin aan wax fikrad ah ka haysan waxa qaldan uu sameeyay

2. Wiilashu inta badan ma gartaan sida wax yar oo ay sameeyeen ama yiraahdeen u dhaawici karo dareenka iyo qalbiga gabadha

3. In aad gabar jeclaato waa waxa labaad. Marka koowaad baro in aad xushmeyso

4. Ogsoonow hadii aysan adiga Amiirad kula ahayn, Walaalkeed agteeda ayay Boqorad ka ahayd, Aabaheed ayay u ahayd hadiyadi ugu qaalisaneyd ee Eebe siiyay

5. Dumarku had iyo jeer uma baahna Qeylo iyo wax sheeg joogta ah. Mararka qaarkood waxay u baahan yihiin Gacan ay qabsadaan, Dhego dhageysta, iyo Qalbi fahma

Diyaariye: Farah Cawaash

Check Also

dabeecadaha maroodiga, maroodi

Wax Ka Ogow Nolosha Iyo Dabeecadaha Maroodiga

Maroodigu waxa uu ka mid yahay xayawaannada quruxda lagu tilmaamo, dhaqanno badan oo dunida ka …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *