Markasta oo Wax Kaa Lumaan, AKHRISO DUCADAAN!

Markasta oo aad dareentid inaad halawsantahay nolosha, oo aanad garanayn wadadaada ama ujeedada nolosha aanad garanayn, Markasta oo aad dareentid in aanad garanayn halka aad wax ka bilaabtid, DUCADAAN DHEH,

Markasta oo dareentid inaad qariib tahay oo aad isleedahay cid ku fahmaysa ma jirto ama cid ku maqlaysa ma jirto, DUCADAAN DHEH.

Markasta oo aad dareentid naftaada inay luntay oo aad doonaysid naftaada inay kusoo noqoto jidhkaaga ama aad doonaysid naftaada inay kusoo noqoto Ilaahii abuuray oo marlabaad aad dareentid nabadgelyo, waxaad tidhaahdaa DUCADAAN:

 

Check Also

10 Talaabo aad sare ugu qaadi karto, kuna xoojin karto iimaanka

1. Tawbada: Bini’aadanka waxaa ka dhaca dambiyo & qaladaad sababtoo ah ma nihn kuwa dhameystiran. …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *