HAFZA: Cabitaan Cayilka Yareeya Jirkana Nadiifiya

cabitaan cooking with hafzaKusoo dhawaada qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijka Cooking With Hafza, Marwo Hafza ayaa nala wadaagaysa cabitaan  cayilkana hoos u dhiga jirkana nadiifiya oo laga samaynayo khudaar kala duwan.

Cayilka oo la iska ridaa waxay soo saartaa muuqaalka qurxoon ee qofka waxayna horumarisaa caafimaadkiisa. Waxyaabaha ugu waa weyn ee cayilka xad dhaafka ah keena waxaa ka mid ah fadhiga badan xarakaad la’aanta, cuntooyinka sonkortu ku badan tahay.

Siyaabaha ugu fiican  ee loola dagaallamo cayilka waxaa ka  mid ah inuu qofku dadaalo cunista khudrada miisaanka jirka hoos u dhiga caafimaadkana kobciya.

Cabitaanka maanta ayaa laga samaynayaa tufaax, cinab, parsley iyo miraha guduudan ee loo yaqaan peach. Cabitaan wuxuu hoos u dhigayaa miisaanka jirka waxaana uu ku siinaya energy badan.

Daawo sida fudud ee loo samaynayo:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *