Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Qaraha Ama Xabxabka

xabxabka ama qaruhu wuxu kamid yahay cuntooyinka ay dadku ugu jecel yihiin inay cunaan. Marka lagasoo tago dhadhankiisa macaan wuxuu qani ku yahay nafaqooyin badan kuwaasi oo si weyn ugu fiican caafimadkaaga.

Xabxabku wuxuu qani ku yahay oo laga helaa carbohydrates, protoein, fiber, vitamin c, a iyo b. sidoo kale waxa ku jira macdanaha ay kamid yihiin potassium, iron, calcium, magnesium, phosphorus. Iyo sidoo kale sonkoro dabiiciya.

Muqalkan waxan kuugu sheegi doona 8 faa’ido oo qaruhu uleeyahay caafimadka.

Check Also

dhimista miisaanka

8 Cunto Oo Si Weyn U Caawiya Dhimista Miisaanka Iyo Kobcinta Caafimaadka

Buurnimada iyo miisaanka inta dabiiciga ah ka badani waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka caafimaad …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *