Casharro Xul Ah & Buugga Brain Rules

Waa markale iyo barnaamijkii Fikrad iyo Buug ee Ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagi jiray mid ka mid ah buugaagta qiimaha badan ee uu akhriyay, Toddobadkaan waxa uu inoo soo gudbinayaa buug la yiraahdo Brain Rules ee uu Qoray John Medina.

Qoraaga buuggani waxa uu ka warramayaa 12 xeer ee ay maskaxdu ku shaqayso illaa iyo haddana ay daraasaadku xaqiijiyeen.

Ka faaideysi wacan:

Check Also

akhriska duuusta,

Cod Dheer Oo Wax Lagu Akhriyaa Waxay Leedahay Faa’idooyinkan!

Aamus in wax lagu arkhiyaa waa sida ugu habboon marka dad dhexdood la joogo, isla …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *