Todobada Arrimood Oo Ay Tahay Inaadan Ka Xishoonin

Mujtamaca aan maanta ku dhex nool nahay waxaa ka dhex jira xeerar, caadooyin iyo dhaqamo kala duwan kuwaas oo isku deyaya inay xadidaan hab-dhaqankeenna ama habka aan u fikirayno.

Haduu qofku isku dayo inuu xeerarkaas jebiyo waxaa dhacda inuu la kulmo ciqaab, waxaana ciqaabahaasi ka mid ah in la ceebeeyo ama falkiis uu sameeyay in ceeb lagu sheego taas oo qofka dareensiisa weji-gabax. Hadaba caadooyinkaas iyo dhaqamadaas kumanaanka sano soo jiray ma dhici kartaa in mar qura ah lagu dhiirrado in la jebiyo amaba qaarkood suurtagal ma tahay in laga tallaabsado?

Maxaa CEEB ah maxaan CEEB ahaynin bulshada ayaa na barta. Muuqaalkani wuxuu si kooban u sharraxayaa toddobo waxyaabood oo aan CEEB ahayn laakiin bulshadu ay CEEB u taqaanno. Ka faaidaysi wacan:

Check Also

jiilasha aadamaha, dabeecadaha,

Qayb 2: Jiilashu Waa Sida Jeesas Aan Iska Warqabin

Jiil kastaa waa jees gooni ah oo habdhaqan iyo dabeecad lama wadaagaan jiilka kale. Jiil …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *