Tiknoolajiyaddu waxay bedeshahay qaabkii dadku ay isku baran jireen, ama jaceyl u heli jireen. Sannadihii u dambeeyay shukaansigu internet-ku aad ayuu u kordhay, loo aqbaqalay sida inuu yahay aalad dadka isku xirta waxaana lammaaneyaal badan oo isku guursada xiriirka noocaas ah. In kastoo haasaawaha internert-ku uu leeyahay faa’idooyin haddana waxaa jira dhibaayooyin maskaxeed oo uu keeno. Aqbalaad la’aanta: Aqbalaad la’aanta …
Read More »Relationship
Xiriirka Dhabta Ah Waxaa Lagu Gartaa Calaamadahan
Waa calaamado aad ku ogaan karto inuu qof dhab ka yahay xidhiidhku, balse mid ogow hal ama labo astaamood oo aad hesho kuma caddayn kartid in xidhiidhkaasi dhab ka yahay amase aanu ahayn. Si aad oga fogaatid dhibaato waa inaad ugu yaraan aragtaa 3 calaamadood oo ka mid ah astaamahaan. Waa in aanad calamadahan u isticmaalin inaad goa’aan ku qaadato …
Read More »Gabadha Ku Jecel Waxaa Lagu Ogaadaa Astaamahaan
Ma ku wareertay sidaad ku ogaan lahayd inay ku jeceshahay iyo inkale? Kaligaa ma ahan ragg badan ayaa kula qaba dhibtaas waayo way adagtahay dumarka in la akhriyo. Hadaba waxaan halkaan kuugu ku haynaa 17 calaamadood oo lagu garto gabadha ku jecel ee kuu sheegan karin. Marka aad meelo kale eegayso iyada adiga ayay kugu maqantahay markaa soo eegtana wey …
Read More »Hadaad Isku Aragto Arrimahaan, Jaceyl Dhab Ah Ayaa Ku Haya
Wali jaceyl dhab ah ma ku helay? Waa suaal jawaabteedu adagtahay balse waxa ka adag hadaa lagu waydiiyo “Qofkad xidhiidh la leedahay dareen jacayl ah ma u qabtaa?” Hadaad 12-kan qodob ee hoos ku xusan aad isku aragtid ama qaar ka mid ah, ogow jacaylkii dhabta ahaa ayaa ku haya: 1. Waa qof special ah: marku jacayl ku hayo qofkad …
Read More »10 Su’aalood Oo Ay Tahay Inaad Waydiiso Qofka Aad La Haasaawayso Ka Hor Go’aanka Guurka
Muuqaalkaan waxa uu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa toban su’aalood oo muhiim ah in aad qlwaydiiso qofka aad la haasaawayso si aad u ogaato inuu yahay qofkii ku habboonaa noloshaada inta cimrigaaga ka dhimanna uu kula noolaado. Su’aalahaan in badan oo ka mid ah waxaa laga yaabaa qofku inuu u arki karayo inay kuwa iska caadi ah oo fududeysto laakiin …
Read More »Erayo Jaceyl Oo Macaan
erayo jaceyl: Rajadaydu waxay ku xirneyd kaliya maqalkiisa berri. Waxaan soo toosay aroortii xigtay maba joogaba oo mar hore ayuu baxay,meelaha Ayaan fiirfiiriyay waxaan arkay warqad miiska saran waxeyna u qorneyd sidan: “Anigu ma kuu keeni laheyn ubaxa , laakiin fadlan ii ogolow inaan sharraxo sababaha aanan kuugu keeneyn.. markii aan intaa akhriyay markiiba waan qalbi jabay. Waxaan sii waday …
Read More »Five practical steps to win your wife’s heart!
By: Umm Abdullah Source: Jamiatul Ulama No matter how hard you’ve worked all day, do you dread getting a disappointed look from you wife when you enter the house? Are you tired of hearing complaint after complaint? What happened to those happy days? Do you miss her smile? Is there something you can do to bring it back? Before we start, remember …
Read More »Sidee U Ilaawi Kartaa Qof Aad Jeceshahay Oo Kaa Tagay?
Qof aad jeceshahay oo kaa tagay: In habeen iyo dharaar dhexdood aynu jacayl kaga bogsannaa, waa arrin ma dhacdo ah. Maskaxdana ku hay in aanay dadku isku mid ka ahayn u nugaylka dhibta ka dhalata caashaqa guulaysan waaya. Xeeldheereyaasha cilmiga xidhiidhka bulshadu waxa ay kula taliyaan qof kasta oo waaya ruux uu jeclaa, geeri iyo gaabsi midka uu doono ha …
Read More »8 Way To Repair A Broken Marriage
By: Jennifer Autry Source: FamilyShare If your marriage is broken and you have children together, there is seldom a full escape from that spouse — even if you divorce. The broken association could also be with a parent, child, sibling, co-worker or long-time friend. Sometimes we get hurt and sometimes we hurt others, but we can’t always escape the people who …
Read More »8 Xeeladood Oo Marwadu Kusoo Jiidan Karto Ninkeeda
Guurku waa shay lamaanaha ku qaali ah hadba waxa hagi karana waa hooyada culeyska gurigana qofka qaadaya waa hooyada qoyska, halkan ka akhriso dhowr qodob oo hooyadu hadey kudhaqanto arimaha gudaha qoyska way xalismayaaan, akhristoow qodobadaan maaha kuwo cilmi baadhayaal qoreen,waa qodobo lagu saleeyay waayo aragnimo hadii ay wax kula qaldanaadaan waad katagi kartaa. 1:- Mid Faraxsan ahoow dhoola cadeynta …
Read More »Baro Qaababka Aad Iskaga Reebi Kartid Wiil Ku Jecel Oo Aanad Rabin
Wiil ku jecel: Way adagtahay waxaad odhan lahayd wiil marku ku sheegto jaceyl oo adan wax hami ah u heynin Waa suurta gal in wax badan kula soo gudboonato wiilal aadan ka helin oo had iyo goor ku daba orda ama ku deyn waaya hadalheynta jaceylka ay ku qabaan. Ma fiicna inaa is qasabtid una aqbashid oo kaliya inuu ku …
Read More »Toban Tallaabo Oo Lagu Gaaro Guur Farxad Leh
Sidee lagu gaaraa guur farxad leh? Waa arin aan marar badan qurbo magazine wax ka qoray Hadaba waxaan eegeynaa mar kale 1o qodob oo guurkaaga ka dhigi kara mid farxadi ku dheehantahay. 1. Waqti kala qaata. In aad wada joogtaan 24 saac caafimaad kuma jiro. Waxaa wanaagsan dhowr saacadood in aad kala maqnaataan si aad isugu xiistaan. Waqti badan oo la kala …
Read More »
Daryeel Magazine