Maqaarka

Qaababka Cabitaanka Basasha Loogu Daweeyo Timo Daadashada

Bixitaanka timaha waqti ayay qaadataa waxayna u baahan tahay dulqaad. Balse isticmaalka waxyaabaha dabiiciga ah ee dhiirrageliya dhakhso u koridda tinta sida cabbitaanka basasha waxayna caawin karaan in timuhu si dhakhso ah ay u baxaan.  Cabitaankani waa dawo-guri loo adeegsado la dagaallanka timo daadashada iyo kobcinta koritaanka timaha. Sida oo kale cabitaanka basashu waxuu ka hortagaa cirrada soo degdegta, wuxuuna daweeyaa …

Read More »

Qaababka Loola Tacaalo Daloolada Maqaarka Oo Waynaada (Tush-Tushka)

daloolada wajiga, daloolada maqaarka,

Bismillaah,  Casharkeena maanta waxaan ku soo qaadanaynaa daloolada waa wayn ee maqaarka. Waa jira labo nooc oo daloolada maqaarka ah. Mid waxaa uu soo daayaa saliida maqaarka ee loo yaqaanno “sebum”, halka kan kale uu soo daayo dhididka.  Mararka qaar daloolada soo daaya saliida ayaa ballaadha, sababaha keena cilladaanna waxaa ka mid ah jidhka oo soo saara saliid xad dhaaf ah, …

Read More »

Daryeelka Wajiga Saliida Leh Iyo Waxyaabaha Ku Haboon

daryeelka wajiga saliida leh

Casharkani waxa  uu gaar u yahay gabadh kasta oo jidhkeedu saliid leeyahay, wajigeedu qoyo had iyo jeer, finan yar leh. Jidhkan saliid leh ee aan maanta ka hadlayno ayaa ah jidhka ugu dhibtada badan ee ay dumarku yeeshaan. jidhkan ayaa ah jidh had iyo jeer kadeedan, haddii daldaloolada wajigu xidhmaan qofku wuxuu isku arkaa finan waa wayn oo dheecaan leh. …

Read More »

Wajiga Saliida Leh: Sababaha Keena Iyo Waxyaabaha Ugu Haboon Ee Lagu Dabiibo

wajiga saliida leh, dufanka leh

Jirkeennu waxa uu soo saaraa saliido dabiici ah oo Alle ugu talo galay inay ilaaliyaan oo ay subkiyaan maqaarka. Balse haddii saliidahaas si xad dhaaf ah loo saaro jirku waxaa uu noqdaa mid dufan badan. Tani waa natiijada wajiga saliida leh. Sida oo kale, waxa ay saliida badani keeni kartaa in ay gufeysmaan daldaloolada.  Sababaha keena wajiga saliida leh:  Arrimo kala …

Read More »

Dawo-Guri U Fiican Go’itaanka Iyo Burburka Timaha

timaha daata, daadashada timaha,

Go’ista iyo burburka timuhu waa dhibaato daalisay dad badan, gaar ahaan dumarka, sida ay khubarada arrimahan ku xeeldheeri xaqiijiyeenna sababaha keena waxaa ka mid ah fallaadhaha qorraxda, iyo boodhka badan, sidoo kale wasakhowga hawada oo kiimikadu ku sii badanayso iyo qalabka lagu dhitimaha ama lagu feedho ayaa dhammaantood ay khubaradu sheegeen in ay dhibaato ku keenaan caafimaadka timaha. Haddaba qormadan …

Read More »