Health

Cuncunka Qubeyska Kadib

Cuncunka qubeyska, xasaasiyad

Cuncunka la dareemo qubeyska ka dib waa arrin ay ka shegtaan dad badan, waana lagu kala duwan yahay sababta keento. Cuncunka waxaa ka dareemi kartaa meelo jirka ka mid ah ama jirka oo idil. Asbaabaha keeni kara arrintaan: Qubeyska biyaha kulul: biyaha kulul waxay dadka qaar u keenaan maqaarkooda qallayl dhakhso ah, waana sababta ugu badan ee loo dareemo cuncun …

Read More »

Dawada Maskaxdu Waa Akhriska , Qorida & Jimicsi

Cilmi baadhis cusub oo laga soo saaray dalka Mareykanka ayaa ku talinaya, akhriska, qorista iyo maskaxda oo hesha firfircooni in ay u wanaagsan tahay caafimaadka qofka ayna meesha ka saaraan maskaxda shaqadeeda in uu gaabis ku yimaado. Daraasaddaan oo uu daabacay Wargeys caan ah oo inta badan baahiyo arrimaha caafimaadka gaar ahaan dhanka maskaxda, waxaa ay muujinaysaa (daraasadda) qofka weyn …

Read More »

Faa’iidooyinka Cajiibka Ah Ee Mooska

mooska muuska faaiidada moos

Mooska wuxuu ka mid yahay khudaarta ugu badan ee dalkeena laga helo, isla markaana qiimo ahaan ugu jaban. Haddii aad ogaato faa’iidooyinka caafimaad ee mooska, waxaa hubaal inay isbeddeli doonto habka aad u aragto. Wuxuu dhisaa awoodda: Mooska wuxuu dhisaa awoodda qofka. Cilmi-baaris ayaa xaqiijisay in 2 xabo oo muus ah inay ku siinayaan awood u dhiganta 90 daqiiqo oo shaqo …

Read More »