Cunto karis

HAFZA: Cabitaan Cayilka Yareeya Jirkana Nadiifiya

Kusoo dhawaada qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijka Cooking With Hafza, Marwo Hafza ayaa nala wadaagaysa cabitaan  cayilkana hoos u dhiga jirkana nadiifiya oo laga samaynayo khudaar kala duwan. Cayilka oo la iska ridaa waxay soo saartaa muuqaalka qurxoon ee qofka waxayna horumarisaa caafimaadkiisa. Waxyaabaha ugu waa weyn ee cayilka xad dhaafka ah keena waxaa ka mid ah fadhiga …

Read More »

Waxyaabo Dabiici Ah Oo Gabadha Arooska Ah Ay Korkeeda Ku Dhaqi Karto

Kusoo dhawaada barnaamijkii Cooking With Hafza iyo qeyb cusub oo ku saabsan sida gabadha caruusada ah ay korkeeda u nadiifin karto iyadoo isticmaalaysa waxyaabo dabiici ah. Waxyaabaha maanta ay Hafza diyaarinayso ee ay tusinayso dumarka Soomaaliyeed ayaa ka kooban sonkorta madow, xulbad, malab, mid ka mid ah saliidaha dabiiciga ah, iyo caano. Ka faaidaysi wacan:

Read More »

Qurxinta Jirka Iyo Sirta Hafza

Kulanti wanaagsan, waa markale iyo cooking With Hafza iyo qeyb kaloo xiiso badan oo ku saabsan qurxinta jirka. Hafza ayaa maanta nala wadaagaysa sida wejiga loogu qurxiyo digirta yaryar ee midabkeedu cagaarka yahay ee loo yaqaan SALBUUKO iyo caanaha garoorka ah. Faaidooyinka dhanka quruxda ee digirta salbuukada waxaa ka mid ah: Waxay kaa baabi’isaa finanka. Waxay la dagaalantaa  duuduubka iyo …

Read More »

Baro Sida Loo Sameeyo Soor Iyo Kalluun

Muuqaalkaan hoose waa mid ka mid ah muuqaalada cunto karinta ee Cooking With Hafza, waxaana ku saabsanyahay sida loo sameeyo soor iyo kalluun. Kalluunka waxa uu ka mid yahay cuntooyinka caafimaadka leh ee ay tahay in la joogteeyo waxaa ku jira dufanka wanaagsan ee loo yaqaan Omega 3. Dufankan waxa uu yareeya khatarta xanuunada maskaxda gaar ahaan xusuus beelka (dementia). …

Read More »

Baro Sida Loo Sameeyo Carfiye Dabiici Ah Oo Kilkilaha La Mariyo

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii aad wada jeclaydeen ee Cooking With Hafza, Qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo sameeyo carfiye dabiici oo la mariyo kilkilaha. Carfiyahaan  ayaa laga samaynayaa kicisada burka (baking soda), saliida qumbaha, saliida loo yaqaan Lavender Essential Oil ee laga soo miiro ubaxa geedka lavender, iyo saliida lawska (almond oil) Ka faaidaysi wacan:

Read More »

Baro Sida Waxyaabo Dabiici Ah La Iskugu Qurxiyo Xiliga Ciida

Ciid wanaagsan dhamaan akhristayaasha qiimaha badan ee ku xiran daryeelmagazine.com. Maanta waxaan halkaan idin kula qeybsanaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijka aad looga wada riyaaqay  ee Cooking With Hafza. Qeybtaan oo ay Hafza Hassan ugu talo gashay ciida ayaa ku saabsan  sida la iskugu qurxiyo shaaha cagaaran ee loo yaqaan “Green Tea” oo lagu darayo malab iyo saliid …

Read More »

Maraq Cayilka Rida Caafimaadkana U Roon

Kulanti wanaagsan waa qeyb kale iyo Cooking With Hafza, maanta waxay Hafza nala wadaagaysaa maraq si fudud loo samaynayo oo cayilka yareeya. Maraqaan ayaa laga samaynayaa digirta loo yaqaan Chickpea iyo khudaar kala duwan. Digirtaan waxaa ku jira vitamins iyo minerals muhiim ah oo horumariya caafimaadka dadka. Faaidooyinka digirta Chickpea  waxaa ka mid ah, waxay wanaajisaa caafimaadka lafaha, wadnaha iyo beerka, waxay ka hortagaa …

Read More »

Cabitaan La Isku Qaboojiyo Xiliga Summer-ka

Ramadaan kariim, waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijka Cooking With Hafza. Qeybtaan ayay Hafso nagu tusinaysaa cabitaan si fudud loo samaynayo islamarkaana caafimaadka u wanaagsan. Cabitaankaan ayaa laga samaynayaa qare, waxaana lagu darayaa waxyaabo ay ka mid yihiin sanjabiil iyo liin dhanaan. Qaraha waxaa uu leeyahay faaidooyin badan oo dhanka caafimaadka ah, waxaana ka …

Read More »

Cabitaan Suxuurta Ku Wanaagsan Miisaankana Yareeya

Ramadaan kariim, waa markale iyo Cooking With Hafza, qeybtaan ayaa ku saabsan cabitaan caafimaadka u fiican sidoo kalana ku haboon suxuurta. Cabitaankaan ayaa ka kooban flaxseed, boorash (oatmeal) miraha chia seeds timir iyo malab. Boorashku waxa uu dhisaa lafaha waxa uu yareeya miisaanka waxaa laga helaa awood iyo fircooni. Miraha chia seeds waxaa ku badan dufanka wacan ee jirku u baahanyahay ee …

Read More »

Cabitaan Energy Badan Laga Helo Caafimaadkana U Roon

Ramadaan kariim, waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijka Cooking With Hafza. Qeybtaan ayay marwo Hafza nagu tusinaysaa cabitaan energy badan iyo firfircooni laga helo caafimaadkana horumariya. Cabitaankaan ayaa ka kooban tufaax, liin dhanaan, sanjabiil iyo geedka la yiraahdo parsley. Faaidooyinka tufaaxa waxaa ka mid ah: xabadda tufaaxa waxa ku jira “fibers” shan laab ah …

Read More »

Baro Sida Loo Diyaariyo Bur Iyo Saanbuus Ka Samaysan Kalluun

Ramadaan kariim, waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid barnaamijka Cooking With Hafza. Qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo diyaariyo bur macaan oo laga samaynayo khudaar caafimaadka u wanaagsan iyo weliba saanbuus laga samaynayo kalluun. Ka faaidaysi wacan:  

Read More »

Sida Jirka Loogu Qurxiyo Digir Iyo Aloe Vera

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii  aad wada jeclaydeen ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan ayaa ku saabsan sida la iskugu qurxiyo digir iyo dacar (aloe vera), alaabtaan ayaa ka mid ah waxyaabaha sirta ah ee ay inta badan isku qurxiyaan dumarka Japanese-ka waxayna isticmaalayeen mudo 1200 sano ku dhawaad ah. Faaidooyinka digirtu ay leedahay …

Read More »

Baro Sida Loo Nidaamiyo Jikada (VIDEO)

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa xalqo cusub oo ka mid ah barnaamijkii cunto karinta, nafaqaynta iyo qurxinta guriga iyo jirka ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo habeeyo jikada, waa hubaal inaad ka heli doontaane daawasho wacan:  

Read More »

VIDEO: Nadiifinta Iyo Carfinta Guriga Si Fudud

Waa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii aad wada jeclaydeen ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan ayay Hafsa Hassan nagula wadaagaysaa habab fudud oo guriga loo nadiifiyo isla markaana loo carfiyo iyadoo la isticmaalayo waxyaabo dabiici u badan oo ay ka mid yihiin khalka tufaaxa, liin dhanaan, qorfe, tufaax iyo kicisada burka (baking soda).  

Read More »