Cunto karis

Cabitaano Caafimaadka U Roon Jirkana Ka Saara Sunta Iyo Qashinka

sunta iyo qashinka jirka cabitaan jirka nadiifiya

Waxay Hafza maanta idiin soo bandhigaysaaa  Cabitaano jirka ka saara sunta iyo wasakhda, tamar badanna laga helo. Cabitaanadaan macaan ayaa sidoo kale horumariya caafimaadka qofka. Waxay kaloo hoos u dhigaan cayilka. Jirka oo qashinka laga saaro waxay kordhisaa quruxda maqaarka, waxay siyaadisaa tamarta  waxay caawisaa habka dheefshiidka iyo luminta miisaanka. Sidoo kale qashin saariddu waxay kor u qaadda shaqada kilyaha, …

Read More »

Bataati Iyo Kabaab

Kusoo dhawaada Cooking With Hafza, qeybtaan waxay Hafza nagula wadaagaysaa qado laga samaynayo bataati iyo kabaab oo aad ugu fiican ilmaha iyo dhalinyarada jirdhiska samaysa ama gymka aada. Diyaarinta Kabaabka: Waxaad u baahan tahay: Hilib Shiidan. Kibis ama rooti la jajabiyay. Hal qaado oo toon ah. Cusbo. Xawaash dhuudhuub shiidan. Ukun. Kabsar caleen. Waa la isku darayaa kuligood kadibna waa …

Read More »

Muufo Iyo Kabaab

Kulanti wacan oo wanaagsan waa marnaamijkiinnii aad jeclaydeen ee Cooking With Hafza, Maanta muuqaalka waxa uu kuu saabsan yahay muufo si casriyaysan loo samaynayo oo dhexda laga gelinayo kabaab. Alaabtaan hadaad rabto casho ayaad ka dhigan kartaa ama qado, ilmaha ayaad qado ahaan u siin kartaa. Hafza waxay marwalba xoogga saarta cunto Soomaaliga soo waa muhiim inaan horumarinno dhaqankeenna iyo …

Read More »

Scrub Korka U Fiican

scrub korka u fiican cooking hafza

Kulanti wanaagsan, Cooking with Hafza maanta waxay idiin haysaa scrub korka u fiican oo gacmaha iyo wajiga lagu nadiifin karo. Scrub-kaan waa mid dabiici ah waxaana uu maqaarka ka ilaaliyaa qalaylka. Scrub-kaan diyaarintiisu way sahlan tahay waana mid aad u udgoon oo aad bogi doontid caraftiisa waxaa laga samaynayaa alaab ka kooban: Oranji Nutmeg Sonkor Biyo Dheg0 yare Casiirka liin …

Read More »

Cabitaan Qani Ku Ah Vitamin C

Vitamin C waxaa uu u fiican yahay xoojinta difaaca jirka, la dagaalanka bakteeriyada, fayruska iyo qabowga, buskashada nabarada iyo dhaawaca, dufanka dhiiga ee kolesteroolka oo hoos u dhacda, caafimaadka ilkaha ilkaha iyo cirridka Calaamahaha qofka vitamin C uu ku yaryahay: Daal, dhiig ka yimaada ciridka iyo nabarada,  dhaawaca oo in laga buskoodo ay daahdo, dhiig yari, timo qalayl iyo jajab, …

Read More »

Soor Iyo Maraq Si Fudud Loo Diyaarinayo

Waa  barnaamijkii cunto karinta ee Cooking With Hafza, qeybta maanta waxaad kaga faaidaysan doontaan, soor iyo maraq si heer sare ah loo diyaarinayo. Sida maraqa loo diyaariyo: Waxaa la isku darayaa: Saliid cadeey ama Saliid saytuun Yaanyo Koosto (spinach) Baamiye Basal Kabsar caleen Toon Basbaas Raqay Digsi ayaa iskugu geynayaa kadibna waxaa lagu darayaa 2 koob oo biyo ah, cusbo iyo …

Read More »

Maraq Caafimaadka Guud Ee Qofka Wanaajiya, Cayilkana La Dagaalama

Digirta salbuukada waxay leedahay faaidooyin badan oo dhanka caafimaadka ah, waxaa ku badan borotiin, fiber iyo antioxidants. Digirtaan waxaa kaloo ay qani ku tahay macdanta potassium, magnesium, zinc iyo qaar ka mid ah faytamiinada B. Waxtarkeeda waxaa ka mid ah: Digirta salbuukada waxay hoos u dhigtaa cholesterol-ka xun waxayna ka hortagtaa wadne xanuunka. Salbuukada waxay caawisaa hoos u dhigida dhiig karka. Digirtaan …

Read More »

Cooking With Hafza: Muhiimada Quraacda

Cooking With Hafza quraacda

Kusoo dhawaada barnaamijka cunto karinta ee Cooking With Hafza Maanta waxaan ka hadlaynaa muhiimada quraacda, khatarta ka dhalan karta quraacda oo laga tago iyo sida loo diyaariyo quraac fudud. Quraacdu waa cuntada ugu muhiimsan ee la cuno, waa shidaalkii uu qofka ku shaqo tagi lahaa, waxaana muhiim ah in cuntada subaxii la cunayo ay noqoto cunto caafimaad leh oo laga …

Read More »

Qado Caafimaad Leh Oo Caruurta U Fiican

Kusoo dhawaada Cooking With Hafza iyo qeyb cusub, muuqaalka maanta waxa uu ku saabsanyahay sida loo diyaariyo qado fudud oo caafimaad leh, caruurtana badanaa ay jecelyihiin. Ka faaidaysi wacan:

Read More »

Sidee Jirkaaga Uga Ilaalin Kartaa Qalaylka Xiliga Winter-ka?

Dad badan ayaa xiliyada qabowga waxay dareemaan qalayl dhanka wajiga, gacmaha iyo lugaha ah. Qalaylka badan waxa uu maqaarka u keeni karaa dildilaac iyo cambaar. Hadaba barnaamijka Cooking With Haza ayaa maanta ku saabsan sida jirka loo xanaaneeyo xiliga qaboobaha iyadoo la isticmaalayo waxyaabo dabiici ah oo jirka qooya isla markaana dhalaal iyo qurux u siyaadiya. Daawasho wacan:

Read More »