Cunto karis

Macmacaan Casriyaysan

Kulanti wacan, waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid barnaamijkii aad wada jeclaydeen ee Cooking with Hafsa. Hafza inta badan xoogga saarta cuntooyinka bulshada usoo gudbiso cuntooyinka caafimaadka leh laakiin marmar waa la iska samaystaa macmacaan. Barnaamijkaan ayay Hafso Hassan ummada Soomaaliyeed had iyo jeer ugu faaidaysaa dhanka cunto karinta iyo qurxinta jirka iyadoo usoo gudbisaa fikrado …

Read More »

Xulbada iyo Koritaanka Timaha

maxaa timaha bixiya koritaan tinta xulbada timaha

Faaiidooyinka xulbadu ay timaha u leedahay waxaa ka mid ah: -Borotiinka, nicotinic acids-ka iyo maadada lecithinare ee xulbaddu ay hodanka ku tahay waxay timaha ka xoojiyaan salka taasoo ka hortagta inay si fudud ku go’aan. Sidoo kale miraha xulbada waxaa ku jira maadooyin kale oo timaha koriyo isla markaana daadashada ka ilaaliya. -Xulbudu timaha ayay dhalaalisaa. -Waxay u roon tahay tinta …

Read More »

Cunto Fudud Oo Gabadhu Ay Saygeeda U Diyaarin Karto Habeenka Ay Rabto Kulankiisa

Kulanti wanaagsan waa markale iyo Cooking With Hafsa, qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo sameeyo kalluun qaab casri ah loo shiilayo iyo bataati macaan oo lagu darayo toon iyo filfil. Waa cunto fudud oo ay marwadu diyaarin kartaa habeenka ay rabto inay saygeeda gogogasha ku casuumto sidoo kale caruurtana way u fiicantahay cuntadaani sababtoo ah baatiga macaan waxaa ku jira vitamin …

Read More »

BARNAAMIJKA CUNTO KARINTA: Maraq Laga Samaynayo Hilib iyo Khudaar

Waa qeyb kale iyo barnaamijka cunto karinta ee Cooking With Hafsa, qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo sameeyo maraq ka samaysan hilib iyo khudaar kala gadisan isla markaana ay fududahay diyaarintiisu. maraqaan waxaa lagu samaynayaa foornada. Habka diyaarinta: waxaad u baahan tahay: Hilib ari Basal Baradho Toon Eggplant Zucchini barbarooni 1 Qaado oo sanjabiil shiidan ah 1 Qaado oo toon …

Read More »

Qurxinta Iyo Nafaqaynta Maqaarka Jirka Xiliga Summer-ka

Waa qeyb kaloo xiiso badan iyo barnaamijkii cunto karinta ee Cooking With Hafza iyo qeybtii loogu talo galnay qurxinta iyo nafaqaynta maqaarka jirka. Qeybtaan ayay Marwo Hafsa nagula wadaagaysaa sida ugu haboon ee maqaarka jirka loo qurxiyo xiliga xagaaga ama Summer-ka. Waxay soo bandhigaysaa waxyaabo dabiici ah oo marqaarka jirka ka ilaaliya waxyeelada qoraxda ama Sun Damage. Alaabtaan ayaa ka …

Read More »

VIDEO: Nafaqee Jirkaaga Si Aad Qurux Iyo Caafimaad U Heshid

Waxaa qeyb cusub oo aad u xiiso badan oo ka mid ah barnaamijkii cunto karinta, nafaqaynta iyo qurxinta jirka ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan ayaa Hafso Hassan inagula wadaagaysaa sida loo diyaariyo cabitaano laga sameeyay khudaar kala duwan isla markaana caafimaadka iyo quruxda u wanaagsan Ka faaidaysi wacan:

Read More »

Kaluun Caafimaad Leh

Waa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijii cunto karinta iyo nafaqaynta jirka ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo diyaariyo kaluun caafimaad leh si fududna loo sameeyay. Daawasho wacan:

Read More »

VIDEO: Sida Loo Diyaariyo Rooti Ka Samaysan Khudaar Kala Duwan

Waa marka kale iyo barnaamijkii xiisaha badnaa ee Cooking With Hafsa, Barnaamijkaan ayaa ah mid loogu talogalay in lagu soo bandhigo cunto Somali casriyaysan oo caafimaad iyo waxtar leh sida fududna loo sameeyay. Qeybtaan ayaa ku saabsan rooti  laga sameeyay khudaar iyo waxyaabo kale oo kala duwan. Daawasho wacan:

Read More »

Cabitaanada Jirka Nafaqeeya Quruxdana Kordhiya

Inaad qurux badnaatid uma baahna kaliya inaad waxyaabaha la isku qurxiyo marsatid balse waxaa muhiim ah in aad gudaha iska nafaqayso oo aad cunto wanaagsan iyo cabitaanada khudaarta dabiiciga ah ee caafimaad leh qaadatid. Hadaba  Hafsa Hassan oo ina baranaysaa cabitaanada jirka nafaqeeya, awooda kordhiya iyo energy kordhiya. Cababitaannada ay Hafso samaynayso ayaa iskugu jira labo qeybood oo kala ah: …

Read More »

VIDEO: Baro Sida Loo Sameeyo Maraq Nafaqo Iyo Caafimaad Badan

Akhristayaasha qiimaha badan ee ku xiran daryeelmagazine.com waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb ka mid ah casharadii cunto karinta ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo kariyo suugo macaan oo nafaqo leh waxaana inoo faaidaynaysa Hafsa Hassan. Daawasho wacan:

Read More »

Fariinta Cooking With Hafza

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii Cunto Karinta ee Cooking With Hafza. Waxaa fiican inaynu cunno waxyaabo caafimaadkeenna horumarinaya sidoo kale waa daruuri inaynu ilmaheenna barno siday u samaysan lahaayeen  cuntooyinka u wanaagsan caafimaadkooda ama ay u dhigan lahaayeen wax dhaqan ah. Dhulkeenna hooyo waxaa ka baxa khudaar aad u badan oo dabiici ah. …

Read More »