Waa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii aad wada jeclaydeen ee Cooking With Hafsa.
Qeybtaan ayay Hafsa Hassan nagula wadaagaysaa habab fudud oo guriga loo nadiifiyo isla markaana loo carfiyo iyadoo la isticmaalayo waxyaabo dabiici u badan oo ay ka mid yihiin khalka tufaaxa, liin dhanaan, qorfe, tufaax iyo kicisada burka (baking soda).