Bulshada

Weedho Ama Oraahyo Murti Leh

1. Gabar kasta oo careysan ama murugaysan waxaa ka dambeeya nin aan wax fikrad ah ka haysan waxa qaldan uu sameeyay 2. Wiilashu inta badan ma gartaan sida wax yar oo ay sameeyeen ama yiraahdeen u dhaawici karo dareenka iyo qalbiga gabadha 3. In aad gabar jeclaato waa waxa labaad. Marka koowaad baro in aad xushmeyso 4. Ogsoonow hadii aysan …

Read More »

Su’aal Xambaarsan Xikmad Aad U Wayn !!

Sheikh Ibne Sammak ( naxatiistii janno alle ha siiyo) ayaa mar booqday nin boqor ahaa, Markii uu la kulmay boqorkii waa uu salaamay, isla xilligaana ninkii boqorka ahaa waxa uu gacanta ku haystay koob biya ah . Intaa kadib ninkii boqorka ahaa waxa uu ku yidhi sheekhii . ” Sheekhow bal waxa aad i siisaa talo ” Kadibna Sheekhii waxa …

Read More »

Xaqiiqooyin Ku Saabsan Dumarka Musliimiinta

XUSUUS-QOR DHAKHTAR-ILKOOD Waa Barnaamij Taxane ah oo ay idiin soo diyaariso Drs.Hibaaq Buubaal. Qeybtaan ayay dhakhtaraddu uga hadlaysaa xuquuqda iyo qiimaha ay diinta islaamku siisay gabadha muslimadda iyo weliba horumarka ay dumarku musliimiintu ay gaadhsiiyeen diinta islaamka. Daawasho Wacan:  

Read More »

Iska Hilmaan wixi hore

Waxay u baahan tahay geesinimo inaad iska ilowdo wixi aad soo martay, wixi ku dhaawacay, wixi ku dhibaateeyay, wixi murugo iyo ciil ku baday, shaqo aad weyday, guri kaa gubtay, xiriir kaa xumaaday, nin kaa tagay, haweenay ku khiyaantay. Waxay u baahan tahay geesinimo in aad iska hilmaanto wixi aad soo martay. Waxay u baahan tahay geesinimo in aad garwaaqsato …

Read More »

Qiimeynta Qofka

XUSUUS-QOR DHAKHTAR-ILKOOD Waa Barnaamij Taxane ah oo ay idiin soo diyaariso Drs.Hibaaq Buubaal: Dadka qaarkood qiimo weyn maan siinaa iyo miisaan culus iyagoo runtii aan u qalmin? dadka qaarna ma yasnaa oo ma dhayalsanaa qiimahooda runta ah ay u qalmaan? Ma jiraan dad aad soo dhaweysatid aad ku aamintid qalbigaaga wadnahaaga iyo sirtaada iyakoo runtii aan u qalmin kalsoonidaas?

Read More »

5 Caalamadood oo Muujinaya in aad Facebook la Qabatintay

La qabatinka facebook iyo baraha kale ee bulshadu ku kulanto (social Media), ayaa noqday kuwo ay aad u adag tahay in la iska joojiyo, isla markanaa dhibaatadeeda leh sida lagu iftiimiyey mashruuc cilmi-baadhiseed ay khubaro Dutch ah wadeen, kuwaasoo ay ku baadhaayeen in bal dadku awood u leeyihiin in ay 99 maalmood joojin karaan isticmaalka baraha internetka ee bulshadu ku …

Read More »

Qaniinyada Kaneecada Iyo Sababta Ay Kuu Jeceshahay

Iyadoo la wada ogyahay in quutul daruuriga rasmiga ah ee kaneecadu uu ka yimaado qoyaanka iyo caleemaha dhirta gaar ahaan cowska ayaa haddana waxay kaneecadu u baahantahay inay cabto dhiigga dadka, maadaama uu dhiigga dadka ku jiro borotiino ay u baahan tahay kaneecada dhadig si ay u rinto oo u dhasho, shayga ugu daran ee arrintaa ka kaalmayn karana waxaa …

Read More »

Odhaahyo Xikmadaysan

1. Macquul ma aha in aad mudo badan u careysnaato qof aad si dhab ah u jeceshahay. Xanaaqa haduu dhaafo in ka badan saddex maalin wuxuu tilmaamayaa in aadan Jeclayn 2. Goortii qof maskaxdiisu daciif tahay, xaalad kasta waxay ku noqotaa dhibaato. Goortii qof maskaxdiisu isu dheelitiran tahay, xaalad kasta waxay ku noqotaa loolan. Laakiin, goortii qofka maskaxdiisu xoogan tahay, …

Read More »

Weedho Xikmadaysan

1. Ma joojin kartid carabyada (hadalada) dadka laakiin ha u oggolaan carabyada (hadalada) dadka inay adiga ku joojiyaan 2. Jooji fakirka ah in aad duruuftan adag & dhibkan weligaa ku jiraysid. Sida xilliyada sanadka isu bedelaan ayay xaaladuhu isu bedelaan, noloshu waa wareeg, mana jirto wax sidooda iska ahaanaya weligood, xitaa naftaada waxay leedahay taariikh ay dhacay 3. Wax wanaagsan …

Read More »

Sidee Ayaad Kooxdaada/Group-Kaada Ugu Hagi Kartaa Guul

Ma u malaynaysaa in aad tahay qof hoggaamiye ah? Haddii jawaabtaadu ay ahayd haa, maxay yihiin waxyaabaha kaa dhiman ee aad u baahan tahay si aad u noqoto hoggaamiye wanaagsan oo si fiican u hoggaamiyo kooxdiisa? Dad badan ayaa waxay isku tiriyaan in ay yihiin dad la hago oo aan wax hagi Karin, balse, waxay ogaadaan in ay yihiin hogaamiyeyaal …

Read More »

Saaxiibo noocee ah ayaad leedahay?

Nin dhalinyaro ah ayaa dhintay, saaxiibadii ayaa u dhisay Masjid (Sadaqo ah). Gabar dhalinyaro ah ayaa dhimatay, saaxiibadeed waxay u qodeen Ceel Biyo si mar kasta oo laga cabo uu ajar ugu socdo. Nin kale ayaa dhintay, saaxiibkii ayaa kafaala qaaday in caruurti agoonta uu ka tagay uu Biilkooda iyo waxbarashadooda bixin doono. Gabar ayaa keligeed korinaysay caruur badan oo …

Read More »

Xikmado Taabagal Ah

1. Aduunkan Qofna ma aha qof ceeb ka saliim ah, haddii aad qof kaga fogaato qalad uu sameeyay, waxaad weligaa keli ku ahaanaysaa dunidann. Wax yar xukmi, wax badan Jeclow 2. Jooji in aad ka murugooto kuwa wax ka sheega noloshaada! Had iyo jeer waxaa jiraya qof aan fikrad ka haysan dhibka aad u soo martay si aad u gaarto …

Read More »

Aan Ku Xasuusiyo

Soo dhawow. Aan isu kaa sheego. Waad I ilowsantahay.  Waxaan ahay Geeri.  Haa Geeri. Waad iga naxday soomaha?. Waa caadi dadkuba dhamaantood waa sidaa. Adiguna iyagaad ka mid tahay. Cabsi ayay dareemaan markay I maqlaan. Argagax iyo baqdin ayaa ku dhacda markaan la kulmo qof iyaga ka mida. farxadda iyo qosolka ayaan ka qaadaa aayar. Nolol iyo raaxo ay ku …

Read More »

Wax Ka Baro Faa’iidooyinka Cajiibka Ah ee Tufaaxa

Waxa jira xaqiiqooyin ka dambeeya odhaahda tidhaa cunista tufaaxu waxay kaa fogaynaysaa dhakhaatiirta, taana waxaa ugu wacan faa’idooyinka caafimaad ee faraha badan ee tufaaxu leeyahay.   Tufaaxu wuxuu ka mid yahay khudaarta ugu caansan ee caalamkoo dhan laga isticmaalo. Tufaaxa kuma jiraan dux, cusbo, iyo cholostrol toona. Intaa waxa dheer waxa ka buuxa nafaqooyin iyo fiitamiino badan ay ka mid …

Read More »

QANEECADA BINI’AADAMKA

Qaneecadu waa inuu qofku ku qanco waxa Alle (SW) uu qaybshay ,mu’minka dhabta ahna waa ka rumaysan in wixii Alle( SW)  uu qoray  aysan cidkale qaadanyn islamarkaasna uu Alle xikmadiisa ugu qaybiyo si cadaalad ku jirto,tusaaale ahaan xaga khalqiga Alle waa kala duway abuuristooda xaga middabka,xaga dhererka,luuqadooda iyo afkooda xikamad buuna Alle ka yeelay sidaa uu Alle noogu sheegay kitaabka …

Read More »