Wax Ka Baro Faa’iidooyinka Cajiibka Ah ee Tufaaxa

Waxa jira xaqiiqooyin ka dambeeya odhaahda tidhaa cunista tufaaxu waxay kaa fogaynaysaa dhakhaatiirta, taana waxaa ugu wacan faa’idooyinka caafimaad ee faraha badan ee tufaaxu leeyahay.
 
Tufaaxu wuxuu ka mid yahay khudaarta ugu caansan ee caalamkoo dhan laga isticmaalo.

Tufaaxa kuma jiraan dux, cusbo, iyo cholostrol toona. Intaa waxa dheer waxa ka buuxa nafaqooyin iyo fiitamiino badan ay ka mid yihiin vitamin c, noocyo badan oo vitamin b ah, fiber, calcium, potassium iyo phosphorous. Iyadoo ay ugu wacan tahay nafaqooyinkaa badan ee ku jiraa, tufaaxu waxa uu xaga hore kaga jiraa cuntooyinka loo yaqaano superfoods.

Muuqaalkan waxaan kuugu sheegi doonaa 10 faa’ido oo tufaaxu u leeyahay caafimaaadka.

Check Also

sonkorta, mooska, timir,

Waxyaabaha Ugu Wanaagsan Ee Sonkorta Lagu Beddelan Karo

Sonkortu waxa ay ka mid tahay cuntooyinka la aaminsan yahay in ay caafimaadka u daran …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *