Qiimeynta Qofka

XUSUUS-QOR DHAKHTAR-ILKOOD Waa Barnaamij Taxane ah oo ay idiin soo diyaariso Drs.Hibaaq Buubaal:

Dadka qaarkood qiimo weyn maan siinaa iyo miisaan culus iyagoo runtii aan u qalmin? dadka qaarna ma yasnaa oo ma dhayalsanaa qiimahooda runta ah ay u qalmaan?

Ma jiraan dad aad soo dhaweysatid aad ku aamintid qalbigaaga wadnahaaga iyo sirtaada iyakoo runtii aan u qalmin kalsoonidaas?

Check Also

sonkorta, mooska, timir,

Waxyaabaha Ugu Wanaagsan Ee Sonkorta Lagu Beddelan Karo

Sonkortu waxa ay ka mid tahay cuntooyinka la aaminsan yahay in ay caafimaadka u daran …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *