7 Cashar Oo Qiimo Badan & Buugga Talent is Never Enough

Waa markale iyo barnaamijkii Fikrad iyo Buug ee uu Ustaad Mubarak nagala wadaagi jiray midka ka mid ah buugta uu akhriyay, Toddobadaan waxaa diiradda saaran buug la yidhaahdo “Talent is Never Enough”, Buggani wuxuu ka hadlayaa hibadu qofka in aanay ku filnayn oo ay jiraan waxyaabo qof kasta oo hibo leh u baahan yahay, dabcan dhammaanteen hibo ayaynu wada leenahay, dadku waa in garanaysa hibadooda iyo in aan garanayn, marka qoraaga buggani wuxuu leeyahay waxaa jira waxyaabo ay hibadu u baahan tahay la’aantoodna aanay waxba noqon karin.

Ka faaiideysi wacan:

 

Check Also

jiilasha aadamaha, dabeecadaha,

Qayb 2: Jiilashu Waa Sida Jeesas Aan Iska Warqabin

Jiil kastaa waa jees gooni ah oo habdhaqan iyo dabeecad lama wadaagaan jiilka kale. Jiil …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *