VIDEO: Sidee Ku Gaari Kartaa Guusha Dhabta Ah Ee Nolosha

Goormaa la oran karaa qofka bini-aadamka ahi waa uu guulaystay guushii kama dambaysta ahayd? Maxaase lagu qiimeeyaa guusha ama halbeeg ma leedahay?

Hadaba halkaan hoose ka daawo muxaadaro aad u qiima badan oo ka hadlaysa Guusha Dhabta Ah, waxaana inoo soo jeedinaya Allaha inoo xifdiyee Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Ka Bogasho Wacan:

Check Also

akhriska duuusta,

Cod Dheer Oo Wax Lagu Akhriyaa Waxay Leedahay Faa’idooyinkan!

Aamus in wax lagu arkhiyaa waa sida ugu habboon marka dad dhexdood la joogo, isla …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *