VIDEO: Sida Loo Sameeyo Cunto Somali Casri Ah Oo Caafimaad Badan

Waa markale iyo barnaamijkii xiisaha badnaa ee Cooking with Hafsa, barnaamijkaan ayaa ku saabsan sida loo sameeyo cunto Somali casriyaysan dhinaca caafimaadkana u wanaagsan.

Qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo sameeyo chapati ama sabaayad iyo suugo macaan.

ka faaidaysi wacan:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *