Tana Ma Ogtahay? Kobci Maskaxdaada

ma ogtahay– Ma Ogtahay in Barafka nadiifta ahi uu aad uga hor milmi ogyahay ka uskagga ah.

– Ma Ogtahay in jidhka bani’aadamku uu Afartii toddobaadba mar si dhamaystiran iskaga rido diirka sare (Xuub dhacsado), haddana aynaan dareemin.

– Celceliska Unugyada dhiigga cas ee raggu waxa uu 10% ka badan yahay kuwa dumarka.

– Kulaylka jidhka Bani’aadamku waxa uu ka baxaa madaxa, sidaa awgeed haddii adiga oo kulul aad damacdo in aad maydhato ka taxadir in aad madaxa ku bilowdo oo biyaha ugu hor shubto.

– Jasiiradda ugu wayn adduunku waa dalka loo yaqaanno GREENLAND waa marka laga reebo dalka Ustareeliya oo isaga loo yaqaan Jasiiradda Qaaradda ah.

– Ma Ogtahay in Kalluunku aanu Sambab lahayn, Faraskuna aanu Beer-yaro lahayn, Geeluna aanu Xameyti lahayn, Gorayaduna aanay Maskax lahayn.

– Ma Ogtahay in qofka ay saaxiibtinimadiisu wax ku tari wayday aanay cadaawaddiisuna waxba ku yeelayn.

– Ma Ogtahay In Qofka Jannada Ugu Hor Gelayaa Uu Yahay Addoon Maddow.

Check Also

akhriska duuusta,

Cod Dheer Oo Wax Lagu Akhriyaa Waxay Leedahay Faa’idooyinkan!

Aamus in wax lagu arkhiyaa waa sida ugu habboon marka dad dhexdood la joogo, isla …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *