Sidee Loo Noqdaa Aqoonyahan? Halkee se Laga Bilaabaa?

ku soo dhowaada koorsadii la magac baxday sidee baan ku noqdaa qof aqoonyahan oo aan aqoonteyda u dhisaa?

waxyaabaha aadka muhiimka u ah ee ui ustaad Mubarak Hadi uu xalqadaan kaga sheekaynayo in qofkuu hadduu doonayo inuu aqoontiisa dhiso lagama maarmaanka ah waddana uu ku jeexan karo waxa weeye inuu leeyahay majaal uu ka duulo. Majaal uu sodonka sano ama 50-ka sano ee soo socdo haddii Alle cimrigiisa gaarsiiyo uu waqtigiisa iskugu geeyo.

cimrigeenna aad buu u kooban yahay, tabarteenna aad bey u kooban tahay, aqoonteennu aad bey u kooban tahay wax walba wax kama ogaan karno, qofku majaal kasta qof aqoon yahan kuma noqon karayo, laakiin waxaad u baahan tahay inaad yeelatid majaal aad xoogga saartid, majaalku wuu ka duwan yahay takhasuska.

Check Also

akhriska duuusta,

Cod Dheer Oo Wax Lagu Akhriyaa Waxay Leedahay Faa’idooyinkan!

Aamus in wax lagu arkhiyaa waa sida ugu habboon marka dad dhexdood la joogo, isla …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *