Quruxda

Siyaabaha Khalka Tufaaxa Loogu Qurxiyo Jidhka Iyo Timaha

Khalka tufaaxa, faaidooyinka tufaaxa

Kijooyinka guryaheenna waxaa laga helaa cuntooyin iyo walxo kala duwan oo aynu cunto ahaan u isticmaalno laakiin xeeldheereyaashu sheegaan in ay xal u yihiin dhibaatooyin caafimaad oo qofka warwar ku abuura. Warbixin aynu ka soo xigannay shabakadda Aljazeera oo iyaduna soo xiganaysay majaladda Santeplusmag ee ka soo baxda dalka Faransiiska ayaa lagu sheegay talooyin la xidhiidha habab kala duwan oo …

Read More »

Sababaha Keena Cimri Degdega Iyo In Calaamadaha Gabowgu Ay Qofka Goor Hore Ka Soo Muuqdaan

cimri deg deg, calaamadaha gabowga,

Waxaa muddooyinkii u dambeeyey dunida ku soo badanaya cabashooyinka la xidhiidha gabowgii oo xilligiisa caadiga ah ka soo degdegaya, baadhitaannada kala duwan ee ay xeeldheerayaashu ku sameeyeenna waxa ay muujinayaan in ay jiraan sababo badan oo dadku ay ku kacaan iyaga oo aan dareensanayn dhibta ay caafimaadka gaadhsiin karto in ay ka mid yihiin kuwo keena gabowga oo waqtigiisii ka …

Read More »

Finanka Wajiga: Sababaha Keena Iyo Qaababka Loola Dagaallamo

finanka wajiga, findoobka,

Finanka wajiga waxay dhaawici karaan kalsoonideenna, oo ma ahan mid quseysa bilic sanaan teenna oo kaliya, waxay calaamad u noqon kartaa xaalado caafimaad. Waxaa hoos ku qoran sababaha qaar, iyo sida loo baabi’iyo finanka Isku dheelitir hormoonada Hormoonada oo aa isku dheeli tirnayn ayaa waxay sababaan finanka/furuuruca. Waxaan ku hareeree san nahay kiimikooyin, sun, iyo wasakh badan oo khalkhal ku keeni kara …

Read More »

5 Qaab Oo La Iskaga Caabbiyo Calaamadaha Dhaqso U Duqoobista

duqnimada, calaamadaha gabowga

Ruux kasta oo da’diisu dhalinyaronimo ka gudubto waxaa ku bilowda warwar hor leh oo uu ka qabo gabowga iyo duruufihiisa, gaar ahaan dhinaca caafimaadka iyo weliba muuqaallada gabowga astaanta u ah ee qofka ka soo daahira, sida coodh-coodhka. Waa run in aan maal, aqoon iyo nolol barwaaqo midina aanu qofka u dammaanad qaadi karin in uu abidkii haysto muuqaalka dhalinyaronimo, …

Read More »

Sida Ilkaha Loo Cadeeyo Iyo Waxyaabaha Ugu Fiican Ee La Isticmaalo

sida ilkaha loo cadeeyo,

Dhoolla caddeyntu waa qeyb shakhsiyadaada ka mid ah balse haddii ilkahaagu ay jaalle ama huruud yihiin waxay keeni kartaa khajilaad taas oo sababaysa in had iyo jeer aad dhoolla caddeynta iyo qosolka isku celiso. Cadayga iyo dawooyinka lagu luqluqdo wax wayn kama taraan ilkaha jaallaha noqday. Dad badan waxay u tagaan dhakhtar ilkood si ilkaha loogu dhaqo oo ay ugu caddaadaan, …

Read More »

Best Foods For Maintaining Hair Health

The best foods for promoting hair health are those rich in essential nutrients that support hair growth, strength, and overall condition. Here’s a list of some of the top foods for maintaining healthy hair: Salmon: Rich in omega-3 fatty acids, salmon helps nourish the scalp and hair follicles, promoting healthy hair growth and reducing inflammation. Eggs: Eggs are a great …

Read More »

Dandruff: Causes, Ways To Prevent It And Effective Home Remedies

Dandruff is a common scalp condition characterized by the shedding of dead skin cells from the scalp in the form of white or yellowish flakes. These flakes can be visible on the scalp, in the hair, and sometimes even on clothing. Dandruff can occur due to various factors, including an overgrowth of a naturally occurring fungus called Malassezia, an oily …

Read More »

Dawo-Guri U Fiican Go’itaanka Iyo Burburka Timaha

timaha daata, daadashada timaha,

Go’ista iyo burburka timuhu waa dhibaato daalisay dad badan, gaar ahaan dumarka, sida ay khubarada arrimahan ku xeeldheeri xaqiijiyeenna sababaha keena waxaa ka mid ah fallaadhaha qorraxda, iyo boodhka badan, sidoo kale wasakhowga hawada oo kiimikadu ku sii badanayso iyo qalabka lagu dhitimaha ama lagu feedho ayaa dhammaantood ay khubaradu sheegeen in ay dhibaato ku keenaan caafimaadka timaha. Haddaba qormadan …

Read More »

6 Ways To Use Avocado Oil

There’s a good chance that if you’re reading this, you’ve already been swept up by the coconut oil movement and have used it in your hair, body and food. In fact, you’ve probably even experimented with bulletproof coffee which includes a couple tablespoons of coconut oil for an extra boost. But what about avocado oil? We’ve seen the increase in …

Read More »

Qaababka Cabitaanka Basasha Uu U Dheereeyo Timaha, Uguna Ilaaliyo Inay Daataan

Cabitaanka basasha wuxuu daawo ka yahay cillado badan oo soo wajaha timaha. Wuxuu qani ku yahay maadada “Sulphur” taas oo timaha ka ilaalisa go’idda iyo inay khafiifaan. Cabbitaanka basasha waxaa ka buuxo maadooyinka sunsaarista, waxaa lagu daweeyaa cirrada xilligeeda ka soo hormarta. Wuxuu hagaajiyaa qulqulka dhiigga ee basada, taas oo caawinaysa in jiridka timaha ay helaan nafaqo ku filan. Xeeldheerayaasha …

Read More »

Waxyaalaha Sababa Madowga Indhaha Hoostooda Ku Dhaca Iyo Qaabka Loo Baabi’Iyo

Madowga indhaha hoostooda,

Barnamijkayga manta waxan idinku hayaa oo aan soo qatay madowga ku dhaca indhaha hoostooda  iyo bararka, runtiina dhantaala quruxda wajiga dumarka. Waxaan marka hore idin yar dareensiinaya waxyaabah keena oo dhan dhibtan soo gaadha indhaha hoostooda. Madowgan indhaha hoostooda ku dhaca (dark circles under eyes), ayaa dad badani isoo waydiiyeen, waxyaabah lagu gooyn karo. Sababtaas awgeed, waxan jecelahay inaan ka hadlo …

Read More »

Waxyaabaha Keena In Jidhku Qalalo Iyo Sida Looga Hortago

Assalaamu calaykum waraxmatullahi wabarakatuh. Wax yaabaha caadiga ah ee keeni kara in dubku qalalo. Waxyaabaha keeni kara in uu dubka jidhku qalalo aad ayey u faro badanyihiin. Waxaay noqon kartaa xaalada jidhka dibada uga timid iyo mid jidhka gudihiisa ka imanaysa. Waxay noqon kartaa mid la xidhiidha xanuun, nafaqo daro, jawiga kala gadisan iyo isticmaalka cosmetics . Haddii ay jirto …

Read More »

Faham U Yeelo Jidhka Loo Yaqaanno Combination Skin Iyo Sida Loo Daryeelo

Maanta waxaan idiin hayaa jidhka loo yaqaano (combination skin) jidhkan ayaa ah mid aanay inta badan hablaha somalidu aqoon u lahayn, oo had iyo jeer waxaad moodaa inaynu naqaano uun jidhka qalaylka, jidhka saliida badan, iyo jidhka wax diida, se jidhkan ayaa ah mid aan dhib badanayn oo u dhaw jidhka caadiga ah hadii si fiican loola dhaqmo. Jidhkan ayaa …

Read More »

Burooyinka Wajiga Iyo Qoorta (Blackheads or Black Dots)

Burooyinka wajiga, qoorta, sanka

Sidaynu ognahay wajiga dumarku wuu ka jilicsanyahay jidhka kale, waayo wa jidh markasta dumarku wax marinayaan, hadaba waxa jirta in wajigu qaato jeermiska ugu badan oo ka soo raaca gacmaha iyo hawadaba. Tusaale ahaan sida caadada inoo ah Somali ahaan dumarku waxay ku maydhaan wajiga saabuun ama (shower Gel) ka bacdi gabadhu waxay u haystaa inay intaa kaga dhantahay maydhistii …

Read More »

Daryeelka Iyo Qurxinta Jidhka Caadiga Ah (Normal Skin Type)

Jidhka caadiga ah, normal skin type, daryeelka jidhka

Maanta waxaan doonayaa inan soo qaato Jidhka caadiga ah (normal skin type), jidhkaani wa ka ugu fiican jidhka dumarka, waa jidh aan inta badan waxba noqon, wa jidh waxkastaa u dheeli tiran yihiin, waa jidh hadii loo isticmaalo wixiisa saxda ah  rutnii sii qurux badnaada, markaa waa jidh aanay hore u gaadhin dhibta kimikalku, ama ay naasibto inta hore, wallow …

Read More »