Sidee Aqoonteyda U Kordhiyaa?

shaki kuma jiro inaan ka bulsho Soomaali ahaan baahi wayn u qabno inay noo soo baxaan dad aqoonyahanno ah oo doonaya inay isbadal muuqda ka sameeyaan bulshadooda.

Dhammaanteen waxaan jecelnahay in aynu noqono dad aqoonyahanno ah laakiin aqoonyahanimadaas waxay leedahay wado loo maro, aqoon iyo xirfado.

Hadaba barnaamijkaan oo sagaal xalqadood ah ah ayuu Ustaad Mubarak Hadi noogu soo gudbinayaa ama ku falaqayn doonaa waydiimo badan oo ay ka mid yihiin, Waaa kuma qofka aqoonyahan ah? Calaamado noocee ah ayuu leeyahay ama lagu gartaa qofka aqoonyahanka ah? Maxay yihiin ilaha aqoonta?

Halkaan Hoose ka daawo qeybta koobaad ee barnaamijkaan:

Check Also

jiilasha aadamaha, dabeecadaha,

Qayb 2: Jiilashu Waa Sida Jeesas Aan Iska Warqabin

Jiil kastaa waa jees gooni ah oo habdhaqan iyo dabeecad lama wadaagaan jiilka kale. Jiil …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *