Ramadaan kariim, waa barnaamijkii Cooking With Hafza iyo mid ka mid ah waxyaabihii gaarka ahaa ee ay Hafza ugu talo gashay inay nala wadaagto bishaan barakeynsan. Muuqaalka waxaa u ku saabsan yahay macmacaan caafimaad leh oo laga samaynayo karooto, baradho, malab iyo saliid saytuun.
Daawasho wacan: