Foosha Deg-Degga Ah

fool degdeg ah waa markii hooyadu ay sadaalinaysay foosheeda inay dheertahay oo sidii ay u malaynaysay si aan ahayn ay u timaado fooshu oo markii la qabtay iyo markii cunugga banaanka uu yimaado ay u dhexeyso saacado yar gudahood… Haddii gabadha ugubka ah ama hooyada horay ilmo usoo dhashay marka la qabtay iyo marka ilmuhu banaanka yimid ay u dhexeysay 3 ama 2 saacadood waa fool degdeg ah.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Check Also

shaaha liinta leh, hooyada uurka leh

Sababaha Shaaha Liinta Leh uu Ugu Fiican Yahay Hooyooyinka Uurka Leh

Shaaha liinta leh waxaa loola jeedaa shaaha madow  ama cagaaran oo lagu daro biyaha liin …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *