In la iska daayo caadada sigaar nuugistu waxa ay u baahan tahay dadaal iyo maamulis dheeraad ah. Laakiin waxaa jira habab ay dadka u kuurgalay aaminsan yihiin in qofka ay ka caawinayso in uu joojiyo sigaarka. Qoraaga Veronica Muyijo ayaa maqaal ay dhowaan ku qortay wargeyska ‘Confederation’ ee ka soo abxa dalka Spain waxa ay ku xustay noocyo ka mid …
Read More »Health
Qaababka Loo Adkeeyo Lafaha, Caafimaadkoodana Sare Loogu Qaado
Sidee u xoojin kartaa caafimaadka lafahaaga? Waxaad u baahan tahay macdanta kalshiyaam iyo fitamiin D si aad u adkeyso lafahaaga. Kalshiyaam waxa ay door wayn ka qaadataa qaab dhismeedka lafaha, halka fitamiin D uu caawiyo in jirku uu cunnada ka nuugo macdanta kalsiyaam. Markasta oo ay da’da qofka sii weynaato lafuhu way daciifaan, sidaas awgeed, waxaa lagama maarmaan ah in …
Read More »Faaidooyinka Sinjibiisha Iyo Xaaladaha Caafimaad Ee Ay La Dagaallanto
Sinjibiishu waxa ya ka mid tahay dhirta dhaqan ahaan iyo cilmi ahaanba la isla qirsan yahay in dawo ahaan loo isticmaali karo, taariikh ahaanna muddo dheer ayaa uu aadamuhu geedka Sinjibiisha u isticmaalayey dawo ay kula tacaalaan xanuunno badan. Dhinaca kalana cilmiga casriga ahi waxa uu qirsan yahay in dawo dhireedka la hubaa ay ka tayo badan tahay dawada sancayska …
Read More »Haddii Aad Da’da 40 Jir Gaadhay, Qaababkan U Ilaasho Quruxdaada & Midabka Dabiiciga Ah Ee Jidhkaaga
Qofku marka uu gaadho da’da afartan jirka, gaar ahaan haweenka waxaa ku dhaca isbedello dhinaca abuurta ah oo wejiga u badan. Sababta ugu weynina waa hoos u dhaca heerka hormoonnada qofka ku imanaya. Raadadka ugu horreeya ee arrintani keentana waxaa ka mid ah midabka dabiiciga ah oo isbeddel ku yimaaddo. Shabakadda ‘Step to Health’ oo laga leeyahay dalka Maraykanka, ayaa …
Read More »Waxyaabaha Soo Dedejiya Gabowga Maskaxda Iyo Qaababka Looga Hortago
Haddii aad Soomaalida ka maqli jirtay hebel ‘Nin weyn ma aha ee wuu is boobay!’ cilmiga qudhiisiina waxa uu caddeeyey in dhaqannada iyo macaamilka qofku ay gabowga soo dedejin karaan, sida oo kalana ay dib dhigi karaan, hadba wanaag iyo xumaan midka ay yihiin. 1. Nooc cunto, tayadeeda, iyo isu dheellitirnaanteeda nafaqo, iyo sida oo kale sunta ama wasakhda hawada …
Read More »Astaamaha Digniinta Ah Ee Infekshanka Kilyaha Ku Dhaco
Waxaa cilmi ahaan la wada og yahay in kilyuhu ay yihiin shaandhada dhiigga oo shaqo aad u badan u haysa hannaanka shaqo ee qofka, laakiin intaas kuma koobna ee sidoo kale waa isha awoodda iyo tamarta uu qofku ka helo. Labada kilyood waxa ay jirka ka soo saaraan qashinka ka hara cuntada si aysan dhiigga ugu dubin kadibna sun ugu …
Read More »Geedka Moringa: Xaaladaha Caafimaad Ee Uu Wax Ka Taro Iyo Khasaarihiisa
Moringa oo ah geed asalkiisu ka baxo woqooyiga Hindiya, waxa uu ka mid yahay dhirta sida fudud uga bixi karta deegaannada kulaylaha ah ama ku dhow. Muddo qarniyo ka hor ah ayaa geedkan caleentiisa, ubaxiisa iyo midhiisaha dawo ahaan loo isticmaalayey. Waxaana laga helaa faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi karayn, sida dejinta dhiigga, Daweynta keliyo xanuunka iyo sifaynta …
Read More »KANSARKA DHIIGGA: Sababaha Keena, Astaamaha Lagu Ogaado Iyo Sida Looga Hortago
Kansarka dhiigga (leukemia) Waa kansarka haleela unugayada jirka u sameeya dhiigga. Unugyadaan oo ay ka mid yihiin dhuuxa iyo limfiga ayaa aassaas u ah sameynta unugyada dhiigu ka koobanyahay. lukiimiya waxay la xidhiidhaa unugyada cad ee dhiiga. Unugyadaan ayaa jirka u qaabilsan inay ka difaacaan waxyaabaha soo weerara oo ay ka mid yihiin ilma qabatadu. Unug ka mid ah dhiiga cad …
Read More »Cuntooyinka Aan U Fiicnayn Hooyada Ilmaha Nuujisa Ee Ay Tahay Inay Ka Dheeraato
Sida ay marar kala duwan xaqiijiyaan dhakhaatiirta iyo cilmibaadhisaha kala duwan ee caafimaadku, waxaa jira cuntooyin iyo dawooyin aan qaadashadooda loo ogolayn hooyada ilmuhu jaqo, sababtuna ay tahay mid la xidhiidha xaalado caafimaad darro oo ilmaha ay jaqsiinayso gaadha, sida xasaasiyadda iwm, ama saamayn ku yeesha caanaha naaska oo ay dhici karto in ay yaraadaan ama uu gudho. Haddaba qormadan …
Read More »Xeeldheereyaasha Caafimaadku Maxay Ku Sheegeen Cabista Shaaha Cadayska Ah
Caafimaad miyaa ku jira shaaha cadayska ah? Hadii aad jeceshahay cabidda shaaha, badanaa waxaad u cabtaa si aad ugu kifaaxdid waana mid dadkoo dhan ka simanyihiin marka laga reebo dadka qaarkood oo shaaha caafimaad ahaan u caba. Dadka caba badankoodu waxay ka dhigteen caado, halka qaarkoodna uuna u yahay balwad aysan waqti badan ka maqnaan karin. Inbadan oo dadka shaaha caba …
Read More »Maxay Khubarada Caafimaadku Ku Sheegeen Tamaandhada Ama Yaanyada Qasacadaysan?
Ma ogtahay in tamandhada ama yaanyada diyaarsan ee suuqa taalla ay raad taban ku yeelan karto caafimaadkaaga?Tamaandhada ama yaanyada fresh ka ah waxa ay leedahay faaidooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin balse midda diyaarsan ee qasacadaha ku jirta uma wanaagsana caafimaadka Hadaba Daryeel Maagaziin waxa uu qormadan ku iftiimayaa khataraha caafimaad ee tammaandhada ama yaanyada diyaarsan ee qasacadaha, …
Read More »Qiimaha Nafaqo Iyo Caafimaad Ee Digirta Iyo Xanuunnada Ay La Dagaallanto
Digirta waa cunno nafaqo ahaan hodan ah haddana la woodi karo. Asal ahaan waxa ay ka soo jeedaa Dalka Peru. Digirtu waxay ka mid ahaan jirtay cunnooyinka ay aad soomaalida ugu dadaalaan gaar ahaan xilliga cashada, caafimaad badanna way ka heli jireen, laakiin waxaad mooddaa inuu isticmaalkeedu ku sii yaraanayo magaalooyinka, inkastoo waalidka uu badanaa ogyahay faa’idadeeda laakiin digir nacaybka …
Read More »7 Common Causes of Headaches & Ways to Relieve Them
Headaches can be incredibly disruptive, making it difficult to focus on daily tasks. While they often seem to come out of nowhere, headaches usually have underlying causes. Understanding these triggers can help you find effective relief. Here are seven common causes of headaches and practical ways to ease the discomfort. 1. Dehydration Lack of proper hydration can lead to headaches …
Read More »Dawooyinkii Nabigeenna Suuban NNKH Uu Nagala Dardaarmay Isku Daawayno
Ilaahay ayaa mahad oo idil u sugnaatay soo dejiyay dawada cudur kasta. Qormadan waxaan ku soo gudbinaynaa dawooyinkii rasuulkeenna suuban “NNKH” uu isku daweyn jiray ee uu nagala dardaarmay isticmaalkooda, dawooyinkaas oo caalamku waqti dambe ku baraarugay, daraasado badanna lagu sameeyay si loo hubiyo faa’iidooda, kadibna loo bixiyay magaca “Prophetic Medicine” oo macnaheedu tahay “Cilmigii Caafimaad ee Nabiga”.Haddaba dawooyinkaas waxaa …
Read More »Xaaladaha Caafimaad Ee Keena Shanqarta Ama Guuxa Caloosha Laga Maqlo
Marar badan ayaa aynu caloosheenna ka maqalnaa guux aynaan xakamayn Karin ama qarin Karin. Inkasta oo ilbidiqsiyo yar uu guuxaasi socdo haddana aalaaba haddii aynu bulsho dhex joogno waxa uu innagu keenaa khajilaad. Dadka qaar ayaa guuxaas caloosha laga maqlo ku macneeya in uu calaamad u yahay caloosha oo cunto la’aan tirsanaysa, laakiin sida ay xeeldheereyaasha caafimaadku sheegayaan waxaa jira …
Read More »
Daryeel Magazine