Health

Imisa Koob Oo Biyo Ah Ayuu Jidhku U Baahan Yahay Xilligan Kulaylaha?

biyaha, biyo cabista,

Xaddiga biyaha uu jidhku maalin kasta u baahanyahay, waxa ay ku kala duwan tahay xaaladaha qofka, tusaale ahaan dareeraha iyo cabitaannada kale ee uu cabbo, noocyada cunto ee uu cuno, iyo mararka qaarkood xaaladihiisa caafimaad iyo dawooyinka uu qaato, ama xarakaadka jidheed ee uu sameeyo. Warbixin ay waaxda caafimaadka dadweynaha ee jaamacadda Harvard University Ku daabacday boggeeda internet ku, waxa …

Read More »

Sababaha Keena Xaaladda Daalka Joogtada Ah

daalka badan, daalka joogtada ah,

Xaaladda daalka joogtada ah (Chronic Fatigue Syndrome) waa mid cuuryaamineysa nolol maalmeedka qofka waxaana lagu tilmaamaa mid wadata daal aad u daran. Daal aan tageynin xita marka la nasto kedib. Xaaladaan waa mid aan loo aaneyn karin iney ka dambeyso xaalad caafimaad. Xaaladaan waxaa sidoo kale loo yaqaanaa “Myalgic encephalomyelitis” ama “Systemic exertion intolerance disease”. Maxaa sababa daalka joogtada ah? …

Read More »

Cuntooyinka Xoojiya Difaaca Jidhka Aadamaha, Dalkeenana Laga Heli Karo

difaaca jidhka

Marba marka ka dambaysa waxaa adduunyada ku soo kordhaya xaaladaha caafimaad darro ee aadamaha dhibaatada ku haya, waxa aanay taasi kor u qaadday waxsoosaarka dawooyinka. Inkasta oo ay dawadu tahay shayga keliya ee aynu kula tacaali karno xanuunnada, haddana waxa ay culimada caafimaadka ku xeeldheere isla qirsanyihiin in dawooyinku ay leeyihiin raadad taban oo ku lammaan waxtarkooda, sidaas awgeed waxaa …

Read More »

Qiimaha Nafaqo Iyo Caafimaad Ee Cabitaanka Sisinta

faaidooyinka cabitaanka sisinta,

Bismillah, Sisintu waxay ka mid tahay dalagyada dalkeena ka baxa, waxay aad muhiim ugu tahay caafimaadka, waxaana laga helaa nafaqo kala duwan, saliida macsarada oo loo yaqaano boqoraddii saliidaha “queen of oils” ayaan laga shiidaa, cunno ahaan ayaan cunnaa, cabitaan ahaanne waan u qasannaa. Qoraalkaan waxaan ku soo koobi doonaa cabitaanka sisinta oo aad loo isticmaalo bisha barakaysan ee Ramadaanka. …

Read More »

7 Cunto Oo Aad Ugu Wanaagsan Ragga

Cuntooyinka ragga u fiican

In kasta oo si guud cuntooyinka waxtarka caafimaad leh ay u siman yihiin ragga iyo dumarku, haddana sida ay marar kala duwan xaqiijiyaan culimada caafimaadku, waxaa jira kuwo waxtarkaas caafimaad ee ay aadamaha siiyaan sii kala tayo iyo awood badan yahay marka loo eego kala duwanaanshiyaha jinsiga. Qormadan  oo aynu ka soo qaadannay shabakadda Al-Carabiya waxa aynu ku eegaynaa qaybo …

Read More »

Xaaladaha Caafimaad Ee Ka Dhasha Haddii Biyo La Cabbo Xilliga La Cuntaynayo

biyo cabida xilliga cuntada, raashinka

Jooji cabidda biyaha xilliga cuntada!! Jirkeena wuxuu sameeyaa shaqooyin badan xiliga aan wax cuneyno, waana shaqooyin aan ubaahanay inaan mid mid u fahano si aan u ogaano in biyo lacabo xiliga aan wax cuneyno iney fiican tahay iyo ineysan fiicanayn. -Calyada afkeena uu soo saaro xiliga aan wax cuneyno waxay ka kooban tahay insaymo burburiya cuntada waana mid naga caawineysa …

Read More »

Maxay Hurdo Kuu Qabataa Afurka Kadib?

afurka, soonka, ramadaanka,

Maadaama la soomanaa saacado badan oo la dareemayo harraad, iyo diihaal, waxay dheguhu dhawrayaan maqalka Aadaanka si afka loola helo cabitaan iyo cunto wixii naftu jamato si looga kabto oonkii, daalkii iyo dihaalkii, waxa sida loo yeelayaa si jirka uu tamar u helo loona helo firfircooni. Hase yeshee waxaa suurta-gal ah in aynaan helin tamarti aynu u baahnayn kolka aynu …

Read More »

Faa’idooyinka Misirta (Cadaska) Iyo Ahmiyadeeda Xilliga Ramadaanta

faaidooyinka misirta, cadaska

Cadasku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka aadamuhu isticmaalo kuwooda ugu taariikhda fog, taas oo sida ay muujinayaan hadhaa Cadas ah oo laga helay xabaalaha qaddiimka ah ee Masar la isticmaali jiray 2400 oo sano ka hor dhalashadii Nebi Ciise (CS). Cadaska (misirta) oo ah cunto loo diyaarin karo siyaabo kala duwan oo ka bilowda in uu noqdo sida fuud …

Read More »

Caalamadaha Kansarka Dhuunta Ama Hunguriga, Sababaha Keena Iyo Daweyntiisa

Calaamadaha kansarka dhuunta, kansarka hunguriga,

Kansarka dhuunta/hunguriga: Hungurigu waa xubin qaali ah kaas oo ka qayb qaata gaarsiinta quudka qaybaha kala duwan ee dheefshiidka. Tuuubadaan oo soo qaada cunnada aynu liqno ayaa u gudbisa caloosha halkaaso cunadda lagu qaso dheecaanada kala duwan ee laga soo daayo gidaarada caloosha si looga nadiifiyo ilmaqabatada iyo jeermiska looguna diyaariyo si in lagu dheefshiido mindhicarada. Kansarka ku dhaca hunguriga …

Read More »

Faaidada Cabitaanka Raqayga Ama Xamarta Iyo Ahmiyadiisa Xilliga Ramadaanta

faaidada raqayga, xamarta

Raqayga ama xamarta waa miro leh dhadhan macaan iyo dhanaan isku jira kuwaas oo ka baxa inta badan deegaannada ay Soomaalidu degto. Raqaygu boqolkiiba 18% waa aashito gaar ahaan nooca liin dhanaanta, waana waxa u yeelayo dhanaanka saa’idka ah. Miraha raqaygu waa il muhiim ah oo laga helo fitamiin C, fitamiin B, kalsiyaam, xadiid, potassium, manganese iyo faybar. Sidoo kale …

Read More »

Habka Cunto Qaadasho Ee Ku Haboon Soonka Xilliga Jiilaalka

soonka kulaylaha, ramadaanka, cuntooyinka

Bisha soon waxa ay sannadkan ku hagaagtay xilli jilaal oo kulaylku badan yahay, sidaa awgeed waxaa muhiim ah in aynu u talo urursanno hababka ugu fiican ee aynu isugu diyaarin karno u adkaysiga bisha soonka, gaar ahaan dhinaca cuntada oo ay tahay in laga xusho noocyada jidhka biyaha u ilaalinaysa isla markaana firfircooni iyo tamar siinaysa, saacadaha maalintii. Qormadan waxa …

Read More »

Ahmiyadda Ay Leedahay In Mooska Lagu Darsado Suxuurta Iyo Cunnada Ugu Fiican Ee Lagu Suxuurto

mooska, cuntooyinka suxuurta,

khubarada ku xeel nafaqada iyo cuntada ayaa ku talinaya in qofka soomaya uu cuno mooska xilliga suxuurta maadama uu faa’iido badan u leeyahay jirka. Waxaa muhiim ah in dadka soomaya ay doortaan cuntooyinka ku habboon suxuurta oo ah cuntada ugu muhiimsan ramadaanka. Moosku waa faakiho ama furuuto si fudud loogu dhargo, nafaqo badanna leh, islamarkaana qofka dareensiisa dareen dharagsanaan ah …

Read More »

Cuntooyinka Suxuurta Ku Fiican Ee Qofka Ka Ilaaliyo Gaajada Iyo Harraadka

cuntooyinka suxuurta,

Waxaan halkaan ku soo aruurinay liiska cuntooyinka suxuurta ku haboon: Dufannada caafimaadka uroon: Isticmaalka dufannada caafimaad u wanaagsan waxay ku siinayaan dareen dheregsanaan ah maalintii oo dhan. Dufannadan waxaa ka ka mid ah miraha afakaadhada, subagga lawska iyo miraha qoondarka (flaxseeds) ee shiidan. Barootiinta: Barootiinta oo suxuurta lagu darsado waxay kaa ilaalinaysaa gaajada inta aad sooman tahay. Barootiintu waa nafaqo …

Read More »

Sababaha Keena Madax Xanuunka Xilliga Soonka Iyo Xalka Ugu Haboon Ee Lagula Tacaalo

madax xanuunka xilliga soonka,

Xilliga Ramadaanta dhibaatooyinka ugu badan ee laga cawdaa waa madax xanuun. Qormadan waxa aynu ku soo koobayna xog muhiim ah oo la xidhiidha madax xanuunka xilliga soonka la dareemo, iyo xalka ugu habboon ee lagula tacaali karo. Noocyada madax xanuunka xilliga soonka: Madax xanuunka xilliga soonka uu qofku isku arkaa waa laba nooc oo kala ah: Madax xanuunka afurka ka …

Read More »